Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Man Injures 5 People, Including Child, in Bus Stabbing Attack in Italy – Reports

A Somali citizen injured five people in a stabbing attack in Rimini, in Italy’s Emilia-Romagna region, Corriere di Bologna reports. The attack occurred shortly after 7 pm local time (17:00 GMT) on Saturday. The 26-year-old suspect was traveling without a ticket on a bus going from Riccione to Rimini. He first stabbed two women who were checking tickets and then injured three...

R/wasaare Rooble oo amar culus soo saaray – maxaa soo kordhay?

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo saaray amar culus oo ku socda hay'adaha dowladda, gaar ahaan wasaaradda maaliyadda ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Rooble ayaa amar ku bixiyey in aan wax kharash ah laga bixin karin lacagta hey’adda IMF ee qoondada dowladda federaalka, iyadoo aan ogolaansho laga helin xafiiskiisa. Sidoo kale wasaaradda maaliyadda ayaa waxaa...

Baarlamaanka HirShabelle oo isku diyaarinaya doorashada aqalka sare

Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa haatan isu diyaarinaya in maalmaha soo socda uu doorto xubnaha ku metalaya aqalka sare ee Soomaaliya. Sidoo kale waxaa la diiwaan-geliyay qaar ka mid ah musharraxiinta u tartamaya kuraasta sideeda ah ee taalla magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe. Ammaanka ayaa sidoo kale aad loo adkeeyey, waxaana ciidamada booliska ay howl-gallo ka wadaan gudaha magaalada Jowhar. HirShabelle...

Puntland forces carry out operations ahead of election

Puntland security forces have carried out operations in Jariban and Galdogob districts as the regional state is preparing for the election of the Lower House chamber. The operation resulted in the arrest of a network of drug dealers, Puntland security officials said on Sunday. The regional Officials also noted that the people will be put on trial in accordance with the...

Gunmen kill local councilor in Las’anod

Abdirizak Ahmed Elmi (Cardoofe), a member of the Las Anod district council, was shot dead last night in the center of the town. He was reportedly shot dead by gunmen near his home and later fled the scene. Somaliland security forces also arrived at the scene after the killing, conducting operations in parts of Las Anod district, the capital of Sool...

Ciidamada Puntland oo howl-gallo ka sameeyey gobolka Mudug + Ujeedka

Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Puntland ay howl-gallo ka sameeyeen degmooyinka Jarriiban iyo Galdogob ee gobolkaas. Howl-galladan ayaa waxaa lagu soo qab qabtay shabakado isku xiran oo ka ganacsada maan-dooriyaha Khamriga, sida ay shaaciyeen saraakiisha ammaanka ee Puntland. Sidoo kale saraakiisha ayaa xusay in dadkaasi la soo taagi doono...

DF oo bulshada ku dhiira-gelisay qaadashada talaalka cudurka Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka DGKGS ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabatey kulan looga hadlaayey sidii Bulshada looga baraarujin lahaa in ay qaataa talaalka kahortaga cudurka Covid_19 si looyareeyo faafitaanka cudurka Kulanka ayaa waxa uu u dhaxeeyey xunbno ka socdey Wasaraadda Caafimaadka Koonfur Galbeed , Wakiilo ka kala socdey Hay-adaha SOS ,WHO , Gudoomiyaasha Xaafadaha Magalada .iyo Gudoomiyaasha Kaamamka barakacyaasha Baydhabo. Kulanka oo qeyb...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeelanayo wafdi ka socda QM

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goor dhow madaxtooyada waxa uu kulan kula qaadan doonaa ku xigeenka xoghayaha Qaramada Midoobay Marwo Amina J. Mohammed iyo wafdi heer sare ah oo ka tirsan xarunta Qaramada Midoobey. Farmaajo iyo ku xigeenka xoghayaha Qaramada Midoobay ayaa ka wada hadlaya arrimaha horumarinta bulshada (SDG), awoodsiinta siyaasadeed ee haweenka iyo dhammeystirka doorashooyinka dalka. Jamhuuriyadda Federaalka...

Xildhibaan ka tirsanaa golaha deegaanka Laascaanood oo la dilay

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay xildhibaan ka tirsanaa golaha deegaanka degmada Laascaanood loogu geystay bartamaha magaaladaasi, kaas oo lagu magacaabi jiray Cabdirisaaq Axmed Cilmi (Cardoofe). Wararka ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay ku toogteen meel ku dhow gurigiisa, iyaga oona kadib goobta isaga baxsaday. Sidoo kale waxaa dilka kadib goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka...

Aqriso: Maxay ka wada-hadleen wasiir Bayle iyo James Swan?

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Amb James Swan oo ku booqday xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. Bayle ayaa sheegay in kullankooda ay diiradda ku saareen arrimaha dhaqaalaha Doorashooyinka, dib-u-habeynta Maaliyadda iyo dadaalada Dowladda ee kobcinta Dakhliga gudaha. Kulankan ayaa kusoo aadayo, xilli xasaasi ah, isla-markaana ay taagan tahay xiisad ka...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...