Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxay Ilhaan Cumar ka tiri xaaladda dalka Afghanistan & isbedalka ka dhacay?

Daad-gureyn ballaaran ayaa ka socota Afghanistan ka dib markii horraantii toddobaadkan ay xoogagga Taliban la wareegeen talada dalkaas. Pentagon-ka Mareykanka ayaa sheegay in saraakiisha militariga dalkaas ee ku sugan Kabul ay la hadlayaan taliyeyaasha Taliban si ay dadka u dhashay Afghanistan iyo Ameerikaankuba ugu fududeeyaan inay galaan garoonka. Xildhibaannada Mareykanka ayaa ka falcelinaya doorka dalkaas ka dib 20 sano oo...

Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo ku soo wajahan magaalada Muqdisho

Maalinta berri oo Sabti ah  ay ay ku beegantahay 21-bisha ayaa waxaa la filayaa in Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Golaha wadatashiga oo ka kooban Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda dowlad Goboleed iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir. Shalay ayaa qorsuhu ahaa in uu shirka furmo, balse uu dib u dhacay, waxaana Magalada Muqdisho ku sugan, Ra’iisul Wasaare...

Kulan looga hadlay arrimaha dastuurka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Kulankaan oo loo qabtay qeybaha bulshada ,waxaa looga hadlay hubinta iyo taageerada ansixinta Dastuurka cusub ee joogtada ah ee Soomaaliya kaas oo muddo 3-cisho ah ka socday Magaalada Muqdisho. Kulankaasi waxaa laga soo saaray , baaq ku aadan in la hubiyo,lana tixgeliyo aragtida dhallinyarada, haweenka, odayaasha iyo dadka naafada ah, marka la dhammaystiro dukumintiga . “Waxaan ku rajo weynahay in marka...

Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo qarax lagula eegtay gobolka Jubbada Hoose

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM saacadihii lasoo dhaafay lagula eegtay qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa in kolonyo ay wateen ciidamadaasi lagula beegdsaday duleedka deegaanka Kulbiyow ee gobolkaasi. Wararka ayaa...

Aqriso: Wararkii ugu dambeeyey ee shirka golaha wada-tashiga qaran

Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu sheegay in Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka uu maalinta Sabtida 21-ka Agoosto, 2021 uu ka furmi doono Teendhada Afisyoone ee Muqdisho. “Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si rasmi ah uga furmaya Afisyoone maalinta Sabtida 21-ka Agoosto, 2021” ayaa lagu yiri warja qoraalka ah ee ka soo...

MW Farmaajo oo kulan soo dhoweyn ah u sameeyey wafdiga Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah oo ka dhacay Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay diblomaasiyiinta iyo wafdiga Dowladda Turkiga ee ka qeyb galay munaasabadda xuska 10 sano guurada ka soo wareegtay dib u cusbooneysiinta xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in xiriirka faca-weyn ee ka dhaxeeya dadka Soomaaliyeed iyo walaalahooda Turkiga uu yahay...

Suicide attack in Somali capital kills at least 2

At least two people were killed and several others wounded today in a suicide bomb explosion in the Somali capital Mogadishu, an official said, Anadolu reports. The site of the blast was near the headquarters of the country's National Intelligence and Security Agency, with a soldier among those killed, a police official in Mogadishu said. "The police believe that the attack was caused...

Kenya refunded cash for troops in Somalia Shabaab war

Reimbursements to Kenya for troops fighting Al-Shabaab militants in Somalia for the last financial year surpassed the target after the European Union (EU) and its partners wired nearly Ksh5.6 billion ($51 million) between April and June. The Treasury says in the latest exchequer statistics total disbursements topped Ksh8.94 billion ($81.6 million), marginally exceeding revised Ksh8.74 billion ($79.8 million) by 2.37...

UN calls for protection of aid workers amid crisis in Somalia

The United Nations on Thursday called on all parties in Somalia to protect humanitarian workers who provide life-saving assistance to vulnerable persons in the country. Adam Abdelmoula, UN resident coordinator and humanitarian coordinator for Somalia, said 146 incidents impacting humanitarian operations have been recorded in Somalia since the start of 2021 and in the first seven months of 2021, one...

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho + khasaaraha

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo caawa ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo badan oo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay agagaarka isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku sii daraya...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...