Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Shir u dhexeeya DF & Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta uu shir uga furmay Madax ka socota Golaha Nabadda Midowga Afrika oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho iyo mas’uuliyiin ka tirsan  Hay’adaha Ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ah, Wasiirada Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji,Wasiirka  Cadaaladda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, Saraakiil ka tirsan hay’adaha Amniga, Agaasimaha Maareynta Khilaafaadka Golaha Midowga Africa, Fiyoona Looran,...

Al-Shabaab oo war ka soo saartay dagaallo ka dhacay gobolka Mudug

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa guullo ka sheegtay dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ay kula galeen koonfurta gobolka Mudug. War rasmi ah oo ka soo baxay Al-Shabaab oo looga hadlay dagaalladaasi ayaa waxaa lagu sheegay inay ku dileen ugu yaraan 30 askari oo saraakiil ay ka mid yihiin, sidoo kalena ay ku dhaawaceen tobaneeyo kale oo ka tirsan...

Maxay isku hayaan xubnaha guddiga doorashooyinka dalka?

Waxaa soo shaac baxay khilaaf ka dhex abuurmay guddiga hirgalinta doorashada heer federaal, kadib markii ay isku qabteen habraaca doorashada xubnaha golaha shacabka. Guddiga ayaa Talaadadii soo saaray habraac ka kooban 10 bog oo uu uga hadlay hannaanka loo marayo doorashada xildhibaannada 275 ah ee golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya. Qodobada ugu muhiimsan habraaca khilaafka dhaliyay waxaa kamid ah in guddiga xulidda...

Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo u ambabaxay gobolka Hiiraan

Waxaa goordhaw Magaalada Muqdisho ka ambabaxay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye, kuwaas oo ku wajahan magaalada Buulo-Burde ee Gobalka Hiiraan. Wafdiga ayaa waxaa Wasiirka ku wehelliyo Madaxda Hay’adaha UN-OCHA, WFP iyo UNICEF, waxaana garoonka diyaaradaha Magalada Muqdisho ka sagootiyay Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federalka Soomaaliya. Ujeedka safarka Wasiirka Gargaarka Xukuumadda Soomaliya Khadiijo Maxamed Diiriye...

Galmudug oo faah faahin ka bixisay dagaalladii ka dhacay Mudug

Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Shire Falagle oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyey dagaallo ka dhacay koonfurta gobolka Mudug. Falagle ayaa sheegay in dagaalladaasi oo shalay dhacay ay khasaare ku gaarsiiyeen Al-Shabaab, isla-markaana ay ka dileen dagaalyahano badan, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa tilmaamay inay sii socon doonaan dhaq-dhaqaaqyada ciidanka dowladda...

Rooble oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Cabdiqaasim

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hogyiiga magaalada Qaahira ku booqday Madaxweynihii hore ee dalka mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo uu ka siiyay warbixin guud oo ku saabsan xaaladda dalka, hannaanka ay u socdaan doorashooyinka iyo arrimo kale. Ra’iisul Wasaaraha ayaa mudane Cabdiqaasim uga mahadceliyay doorkiisa dowlad dhiska Soomaaliya iyo kaalintiisa odoynimo. “Waxaan caawa hoygiisa magaalada...

Guddiyada doorashooyinka oo faah faahiyey habraacyada ay soo saareen

Afhayeenka Guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay habraacyada ay soo saareen Guddiga  Hirgalinta  Doorashada Soomaaliya ee ku saabsan Golaha Shacabka. Afhayeenka Guddiyada doorashooyinka Axmed Aadan Dagaal Safiina oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in habraaca uu ka hadlayo cidda ergada soo xuleyso oo ah madax dhaqameedka beesha, Golaha shacabku, shacabka ayaa iska leh, waa ergooyinka shacabka. Mudane Axmed...

Arab League voices support for stability, development in Somalia

Arab League (AL) Secretary-General Ahmed Aboul-Gheit on Tuesday voiced full support for any steps that promote security and stability in Somalia. In a statement, Aboul-Gheit hailed the positive results that have been recently accomplished for achieving national consensus as very important for running the delayed legislative elections. He stressed that the AL supports all efforts for continuing the process until holding...

Egypt, Somalia discuss means of boosting ties, regional developments

Egypt’s Foreign Minister Sameh Shoukry discussed on Tuesday ways to boost relations with Somalia during a meeting with Somali Prime Minister Mohamed Roble, the Egyptian foreign ministry said. In their meeting in Cairo, the two top officials also discussed the latest developments in the region, the ministry said in a statement. Egypt was keen to back Somalia and offer different forms...

R/W Rooble oo booqday xarunta Jaamacadda Carabta ee Qaahira

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga dalka Masar ayaa maanta booqday xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Xoghayaha Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abulqeyd. Xog-hayaha Jaamacadda Carabta oo Ra’iisul Wasaare Rooble uga mahadceliyay booqashadiisa ayaa warbixin ka siiyay qaab howleedka Jaamacadda Carabta isagoo ku soo wareejiyay qeybaha...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...