Ra’iisul Rooble oo booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee Masar
Ra’iisal wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee magaalada Qaahira,safiirka iyo howl wadeennada safaaradda ayuu ku dhiirigeliyay sii xoojinta howsha ay Qaranka u hayaan.
Ra’iisal wasaaraha Xukumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa Kormeeray qeybaha ay ka koobantahay safaaradda,kalaasi oo u kula kulmay howl wadeennadda iyo masuuliyiinta ka howl galah xarunta waxaana uga warbixiyay xaaladda guud ee dalka.
Sidoo...
Maxaa iska bedalay qorshaha Turkiga ee dalka Afghanistan?
Turkey ayaa wada-hadallo la leh dhammaan dhinacyada Afghanistan, oo ay ku jirto Taalibaan, waxayna si togan u aragtaa fariimaha ay kooxdan dirtay tan iyo markii ay la wareegtay xukunka dalka, waxaa sidaas sheegay Wasiirka Arrimaha Dibedda Mevlut Cavusoglu.
Wasiira ayaa hadlay maalin kadib markii ilo-wareedyo amni oo Turkish ah ay sheegeen in Ankara ay meesha ka saartay qorshe ay dooneysay...
Shir u dhexeeya DF & Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta uu shir uga furmay Madax ka socota Golaha Nabadda Midowga Afrika oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho iyo mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adaha Ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya.
Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ah, Wasiirada Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji,Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, Saraakiil ka tirsan hay’adaha Amniga, Agaasimaha Maareynta Khilaafaadka Golaha Midowga Africa, Fiyoona Looran,...
Al-Shabaab oo war ka soo saartay dagaallo ka dhacay gobolka Mudug
Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa guullo ka sheegtay dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ay kula galeen koonfurta gobolka Mudug.
War rasmi ah oo ka soo baxay Al-Shabaab oo looga hadlay dagaalladaasi ayaa waxaa lagu sheegay inay ku dileen ugu yaraan 30 askari oo saraakiil ay ka mid yihiin, sidoo kalena ay ku dhaawaceen tobaneeyo kale oo ka tirsan...
Maxay isku hayaan xubnaha guddiga doorashooyinka dalka?
Waxaa soo shaac baxay khilaaf ka dhex abuurmay guddiga hirgalinta doorashada heer federaal, kadib markii ay isku qabteen habraaca doorashada xubnaha golaha shacabka.
Guddiga ayaa Talaadadii soo saaray habraac ka kooban 10 bog oo uu uga hadlay hannaanka loo marayo doorashada xildhibaannada 275 ah ee golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya.
Qodobada ugu muhiimsan habraaca khilaafka dhaliyay waxaa kamid ah in guddiga xulidda...
Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo u ambabaxay gobolka Hiiraan
Waxaa goordhaw Magaalada Muqdisho ka ambabaxay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye, kuwaas oo ku wajahan magaalada Buulo-Burde ee Gobalka Hiiraan.
Wafdiga ayaa waxaa Wasiirka ku wehelliyo Madaxda Hay’adaha UN-OCHA, WFP iyo UNICEF, waxaana garoonka diyaaradaha Magalada Muqdisho ka sagootiyay Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federalka Soomaaliya.
Ujeedka safarka Wasiirka Gargaarka Xukuumadda Soomaliya Khadiijo Maxamed Diiriye...
Galmudug oo faah faahin ka bixisay dagaalladii ka dhacay Mudug
Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Shire Falagle oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyey dagaallo ka dhacay koonfurta gobolka Mudug.
Falagle ayaa sheegay in dagaalladaasi oo shalay dhacay ay khasaare ku gaarsiiyeen Al-Shabaab, isla-markaana ay ka dileen dagaalyahano badan, sida uu hadalka u dhigay.
Sidoo kale wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa tilmaamay inay sii socon doonaan dhaq-dhaqaaqyada ciidanka dowladda...
Rooble oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Cabdiqaasim
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hogyiiga magaalada Qaahira ku booqday Madaxweynihii hore ee dalka mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo uu ka siiyay warbixin guud oo ku saabsan xaaladda dalka, hannaanka ay u socdaan doorashooyinka iyo arrimo kale.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa mudane Cabdiqaasim uga mahadceliyay doorkiisa dowlad dhiska Soomaaliya iyo kaalintiisa odoynimo.
“Waxaan caawa hoygiisa magaalada...
Guddiyada doorashooyinka oo faah faahiyey habraacyada ay soo saareen
Afhayeenka Guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay habraacyada ay soo saareen Guddiga Hirgalinta Doorashada Soomaaliya ee ku saabsan Golaha Shacabka.
Afhayeenka Guddiyada doorashooyinka Axmed Aadan Dagaal Safiina oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in habraaca uu ka hadlayo cidda ergada soo xuleyso oo ah madax dhaqameedka beesha, Golaha shacabku, shacabka ayaa iska leh, waa ergooyinka shacabka.
Mudane Axmed...
Arab League voices support for stability, development in Somalia
Arab League (AL) Secretary-General Ahmed Aboul-Gheit on Tuesday voiced full support for any steps that promote security and stability in Somalia.
In a statement, Aboul-Gheit hailed the positive results that have been recently accomplished for achieving national consensus as very important for running the delayed legislative elections.
He stressed that the AL supports all efforts for continuing the process until holding...













