Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Galmudug oo war kasoo saartay dagaal ka dhacay badda iyo khasaaraha ka dhashay

Maamulka  Galmudug ayaa ka hadalay Is-risaaseeyn dhexmartay Ciidmada Ilaalada xeebaha Galmudug iyo Ciidan la socday Markab si sharci daro ah uga kalluumeysanayay  xeebta Magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug Qoraal kasoo baxay Wasaaradda amniga Galmudug aya u qoranaa sidan:- Xeebaha Badweynta Hindiya ee Galmudug ku beegan ayaa sababay in doon weyn oo...

Barnaamijka tartan aqooneedka oo si rasmi ah uga billowday Shabelle

Xarunta dhexe ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle waxaaxalay si rasmi ah uga billowday barnaamijka tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan, kaas oo sanadkiiba mar la qabto. Tartankan oo xiiso gooni ah xambaarsan ayaa waxaa daah-furay agaasimaha guud ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, Mudane Abuukar Sheekh Maxamud (Sky), wuxuuna faah faahin ka bixiyey marxaladihii kala duwanaa...

Rooble “Ciidanka Amniga waa in Shacabka ay u fududeeyaan Gudashada Cibaadada”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed  meelkasta oo ay joogaan iyo dhamaan Ummadda Muslimka ah ugu hambalyeeyay dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa shacabka ka codsaday inay u gurmadaan walaalahood Soomaaliyeed, gaar ahaan agoonta iyo kuwa danta yarta ah ee aan waxba heysan. “Waxaan...

MW Farmaajo oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey Bisha Ramadaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay fadliga Bishan barakeysan ee Ramadaan, isagoo shacabka soomaaliyeed kula dardaarmay in ay ka faa’iideystaan fadliga bishan, waxa uuna Alle ka baryey in uu naxariis iyo nimco ku manneysto...

Bombing kills 4 Somali soldiers

At least 4 soldiers were killed on Monday in a bombing in southern Somalia, a police official said. "The attack was a remote-controlled landmine explosion and targeted security forces at the airport on the outskirts of Afmadow," Abdirahim Adan, a police officer in the Lower Juba region, told Anadolu Agency. Somali-based...

Somalia’s parliament votes to extend the president’s mandate

Somalia’s government has been unable for months to reach agreement on how to carry out the election, with the regional states of Puntland and Jubbaland objecting on certain issues and the international community warning against holding a partial election. The crisis led to deadly violence against demonstrators who opposed an election delay. Monday’s vote in parliament...

Soomaaliya iyo Cumaan oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal

Wasiirka wasaarada arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo uu wehliyo wasiiru dowlaha madaxtooyada Soomaaliya Xasan Macalin Khaliif oo booqasho ku jooga dalka Cumaan, ayaa maanta kulan la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda ee Cumaan Mudane Sayid Badar bin Xamad bin Xamuud. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay...

Sawirro: Xijaar oo la kulmay taliyaha cusub ee booliska Gobolka Banaadir

Taliyaha Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa kulan looga hadlayay adkeynta amniga la qaatay taliyaha cusub ee qeybta guud booliska gobolka Banaadir iyo taliyeyaasha qeybaha. Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa kulanka uu la qaatay saraakiisha ciidamada ammaanka ee Gobolka Banaadir kala hadlay sidii loo xoojin lahaa amniga caasimadda, maadaama...

Madaxweynaha JF oo war kasoo saaray go’aanka golaha shacabka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saareen jiheynta doorashooyinka heer Federaal, kaddib markii qaar ka mid ah Dowlad Goboleedyadu ay curyaamiyeen Heshiiskii 17-ka Sebteembar ee Doorashooyinka dalka oo 26kii Sebteembar 2020 uu ansixiyey Baarlaamnka JFS.

Xildhibaanada BF Soomaaliya oo ansixiyey muddo kordhin labo sano ah

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho kaga dooday sharciga doorashooyinka, waxaana ay soo saareen sharci gaar ah oo ku saabsan jiheynta doorashooyinka heer Federaal, kaasi oo ah doorasho qof iyo cod ah. Guddoonka ayaa Xukuumadda faray in Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka looga dambeeyo arrimaha la xiriira doorashooyinka...

WARAR KALE

13 World Cup Nations Fire Scathing Response to UEFA Chief’s Surprise

MUQDISHO - As many as 13 nations at this summer’s FIFA World Cup released a joint statement expressing their “profound disappointment” with UEFA president...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Muqdisho Ku Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

MUQDISHO - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (The AI Summit Somalia 2026), oo ah madal heer...

Muqdisho oo Lagu Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Dhiig-bixinta

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Maryan Maxamed Xuseen, Xildhibaanno iyo masuuliyiin ka...