Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s Danab commandos seize al-Shabab explosives cache in Middle Shabelle

MOGADISHU — Somalia’s elite Danab commandos said Thursday they seized a cache of landmines and explosive materials during a security operation on the outskirts of Jabad Godane in the Middle Shabelle region.   The 161st Danab unit said the operation was carried out based on credible intelligence and led to the discovery of explosives allegedly hidden by the al-Shabab militant group....

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud.   Taliyaha cusub ayaa leh khibrad shaqo ciidan oo 18 sano ah iyo aqoon waxbarasho oo heer jaamacadeed labaad ah, waxaana loo magacaabay si uu u hogaamiyo ciidamada qalab-sida ee...

Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo heshiis iskaashi diimeed ku gaaray Jeddah

Jeddah, Sacuudi Carabiya – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa magaalada Jeddah heshiis iskaashi oo diimeed kula saxiixday dhiggiisa Wasiirka Awqaafta, Arrimaha Islaamka, Dacwada iyo Hanuuninta ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Dr. Cabdiladhiif Ibnu Cabdulcasiis Aala Sheekh.   Heshiiskan oo socon doona muddo saddex sano ah (2026–2028) ayaa labada dhinac ku heshiiyeen in...

Guddoomiyaha SODMA Oo Muqdisho Kulan Muhiim Ah Kula Yeeshay Safiirka Dowladda Masar

Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah maanta magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya, Danjire Maxamed Salaax Xasan.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta u dhexeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada gargaarka bani’aadannimo, ka hortagga masiibooyinka iyo dhismaha awoodda hay’adaha maareynta masiibooyinka. Safiirka Masar, Danjire...

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Burburiyay Fariisimadii AL-Shabaab Ee Deegaanka Alanley

Shabeellada Dhexe — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saakay fuliyay howlgal qorsheysan oo ay ku burburiyeen fariisimadii kooxda AL-Shabaab ay ku lahaayeen deegaanka Alanley ee Gobolka Shabeellada Dhexe.   Howlgalka ayaa si gaar ah loogu beegsaday firxadkii ka haray AL-Shabaab oo horey ugu soo cararay deegaanka Jabad Godane, kaddib cadaadis militari oo xooggan. Ciidamada ayaa cagta mariyay dhammaan fariisimadii iyo goobihii ay...

Ururka 161-aad Danab Oo Gacanta Ku Dhigay Keyd Miinooyin Ah Oo Khawaariijtu Ku Lahaayeen Shabeellada Dhexe

Shabeellada Dhexe— Ururka 161-aad ee Kumaandooska Danab, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa guul weyn ka gaaray howlgal amni oo ka dhacay duleedka deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeellada Dhexe, kaddib markii ay gacanta ku dhigeen keyd miinooyin iyo walxo qarxa oo ay Al-Shabaab si qarsoodi ah ugu keydsanayeen halkaasi.   Howlgalkan, oo qeyb ka ah howlgallo horey uga socday gobolka, ayaa...

Guddoomiyaha SoDMA Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Wadatashiga Qaran Ee Ka Jawaabista Abaaraha

Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Wadatashiga Qaran oo looga hadlayay xoojinta ka jawaabista deg-degga ah ee abaaraha ka jira dalka.   Shirkan ayaa xoogga lagu saaray doorka muhiimka ah ee ururrada ay hoggaamiyaan haweenka iyo ururrada u dooda xuquuqda haweenka, iyadoo la adkeeyay in ka...

U.S. Praises Somalia for Taking Responsibility, WFP Food Aid to Resume

MOGADISHU, Somalia – The United States has praised the Federal Government of Somalia for acknowledging its role in affecting World Food Program (WFP) operations, including U.S.-funded assistance.   Following Somalia’s acknowledgment, Washington announced that WFP food distribution will resume, allowing vulnerable Somali populations to receive emergency aid without interruption. “The United States acknowledges the Federal Government of Somalia for taking responsibility for...

Mareykanka oo ka laabtay joojinta gargaarka bini’aadanimo ee Soomaaliya

MUQDISHO - Mareykanka ayaa bogaadiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya kadib markii ay si cad u qiratay mas’uuliyadda saameynta ay tallaabooyinkeeda ku yeelatay howlaha Barnaamijka Cuntada Adduunka (WFP).   Tani waxay ka dhigan tahay in Soomaaliya ay qiratay in go’aannadeeda ama ficilladeeda ay carqaladeeyeen ama saameyn ku yeesheen qaybinta gargaarka, gaar ahaan kan maalgelinta Mareykanka. Kadib aqoonsigaas, Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in howlaha WFP...

Muqdisho Waxaa Furmay Kullankii Ugu Horreeyey ee Guddiyada Farsamada ee Gogosha Wadahadallada Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka

Muqdisho – waxaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay kullankii ugu horreeyey ee Guddiyada Farsamada ee Gogosha Wadahadallada u dhaxeeya Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka. Kullankan oo lagu qabtay  magaalada Muqdisho ayaa diiradda lagu saarayaa dejinta ajandayaasha, habraacyada iyo qodobada farsamo ee lagu wajahayo wadahadallada, kuwaas oo la filayo in ay horseedaan is-afgarad iyo wada-shaqeyn miro dhal ah. Guddiyada Farsamada ayaa...

WARAR KALE

Somalia, WHO Discuss Stronger Health Cooperation at Dubrovnik Forum

DUBROVNIK, Croatia — Somalia's Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Ali (Dhaay), held bilateral talks with the World Health Organization's Regional Director for...

Clan Militia Mobilizes in Beledweyne Over Defense Minister’s Threatening Remarks

BELEDWEYNE, Somalia - Heavily armed fighters from the local Macawisley clan militia loyal to the Xawaadle sub-clan have launched intensive military movements across the strategic...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed oo cambaareeyay dilal ka dhacay Sool iyo...

Muqdisho – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay falal arxan darro ah oo ka dhacay gobollada Sool...