Somali Navy Escorting Turkish Support Vessels Off Somali Coast, Ankara Says
MOGADISHU, Somalia, May 23 — Somalia’s naval forces are continuing escort and protection operations for support vessels operating along the country’s coastline, Türkiye’s Ministry of National Defence said on Friday.
In a statement, the ministry said the Somali Navy was currently providing security and operational support to the vessel “Çağrı Bey” as well as support ships identified as “Korkut”, “Altan”...
Somali Army Says Air Strike Kills Six Al-Shabaab Fighters in Lower Shabelle
MOGADISHU, Somalia, May 23 — Somali government forces, backed by international partners, carried out a targeted air strike in the Ugunji area of the Lower Shabelle region, killing six suspected Al-Shabaab fighters, the government said on Friday.
In a statement, Somalia’s Ministry of Defence said the operation was carefully planned and inflicted “significant losses” on the militant group.
The ministry said...
Turkish Support for Somali President Could Deepen Political Tensions, Opposition Figure Warns
MOGADISHU, Somalia, May 23 — A Somali political figure has warned Türkiye against becoming directly involved in Somalia’s internal political disputes, saying unconditional backing for President Hassan Sheikh Mohamud could worsen tensions amid an ongoing debate over the country’s electoral process and constitutional changes.
In a statement posted on social media, Dr. Mohamed Aden Koofi, a member of the Somalia...
Ciidanka Badda Soomaaliya oo sii wada howlaha ilaalinta maraakiibta soo saaraya kheyraadka Gaaska
Muqdisho – Wasaaradda Difaaca Qaranka turkiga ayaa sheegtay in qaybaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed ay sii wadaan howlaha gelbinta iyo ilaalinta maraakiibta taageerada ee ka howlgala xeebaha dalka.
War kasoo baxay Wasaaradda difaaca dowlada Turkiga ayaa lagu sheegay in Ciidanka Badda Soomaaliya ay haatan wadaan taageerada iyo ilaalinta markabka “Çağrı Bey” iyo sidoo kale maraakiibta taageerada ee kala ah “Korkut”, “Altan”...
Duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose.
Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa duqeyn qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Howlgalkaas ayaa lagu sheegay in lagu dilay 6 qof oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale lagu burburiyay hub iyo agabyo ay kooxdaasi adeegsanayeen.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi uu...
Uganda Oo Hakisay Isu Socodkii Ay Laheyd Congo Cabsi Laga Qabo Ebola
Kampala – Dowladda Uganda ayaa hakisay dhammaan isu socodkii u dhexeeyay iyada iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC), kadib cabsi laga qabo faafitaanka cudurka Ebola ee ka dillaacay bariga Congo.
Cudurka qandhada dhiigbaxa ee Ebola ayaa todobaadkii hore laga xaqiijiyay gobolka Ituri ee bariga DRC, oo ku dhow xadka Uganda. Dowladda Uganda ayaa sheegtay in tallaabadan loo qaaday si...
Nabadoonno Soomaaliyeed Oo Cambaareeyay Xariga Dadkii Ka Qeyb Galay Banaanbaxyadii Muqdisho
Muqdisho – Qaar ka mid ah nabadoonnada Soomaaliyeed ayaa si kulul u cambaareeyay xariga loo geystay dhalinyaro ka qeyb gashay banaanbaxyo looga soo horjeeday dowladda oo ka dhacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho.
Banaanbaxyada ayaa ka dhacay xaafado kala duwan oo caasimadda ah, waxaana la sheegay in ciidamada ammaanka ay xireen ku dhawaad 20 dhalinyaro ah oo kamid ahaa shacabka...
Banaanbax looga soo horjeedo dowladda oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho - Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa banaanbaxyo ka dhigay xaafado ka tirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, iyagoo ka cabanayay barakicin ay dowladda ay ka waddo xaafado ka mid ah degmadaasi.
Dibadbaxayaasha ayaa watay sawirro uu ku yaallay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas oo qaarkood ay gubeen, halka kuwo kalena ay ku dhawaaqayeen ereyo ay...
Dowladdaha Soomaliya taageera Oo Looga Digay In Ay Ku Milanmaan Muranka Siyaasadeed Ee dalka
Muqdisho, Soomaaliya – Xilli Soomaaliya ay ku jirto marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, isla markaana dood xooggan ay ka taagan tahay muddo xileedka dowladda federaalka iyo hannaanka doorasho ee dalka loo wajahayo, ayaa dowladda Turkiga looga digay in ay si toos ah ugu milanto khilaafaadka siyaasadeed ee gudaha dalka ka taagan.
Qoraal uu ku daabacay baraha bulshada, Dr. Maxamed Aadan...
OIC condemns reported Somaliland plan to open Jerusalem office
JEDDAH, Saudi Arabia, May 22, 2026 — The Organisation of Islamic Cooperation (OIC) has strongly condemned reports that Somaliland plans to open what it called a diplomatic office in occupied East Jerusalem, warning the move would violate international law and United Nations resolutions.
In a statement, the OIC General Secretariat said such a step would run counter to international consensus,...








