Wasiirka Warfaafinta Jubaland: “Dowladda Soomaaliya waa in gacanta laga qabtaa” – DAAWO
KISMAAYO — Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Jubaland, Cabdifitaax Mukhtaar, ayaa sheegay in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay u baahantahay in si buuxda loo xakameeyo, isaga oo hadalkiisa ka jeediyay ka hor furitaanka shirka mucaaradka ee ka dhacaya magaalada Kismaayo saacadaha soo socda.
Shirka oo ay martigelinayso Jubaland ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan hoggaamiyeyaasha mucaaradka, oo uu...
Mucaaradka oo sheegay inaysan aqbali doonin mudo-korarsi sharci-darro ah – DAAWO
MUQDISHO - Mucaaradka ayaa sheegay inaysan ka aqbali doonin dowladda hadda jirta Madaxdeeda inay sameystaan mudo-korarsi sharci-darro ah marka uu waqtigooda dhamaado May 2026.
“Ma aqbali karo mana aqoonsani wixii ka dhasha doorasho uu Hal Xisbi wado," ayuu yiri Xasan Cali Khayre, Musharax Madaxweyne oo ka hadlayay shirka mucaaradka xalay.
Sheekh Shariif oo walaac ka muujisay Xaaladda Amni ee Soomaaliya – DAAWO
MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa sheegay in uu walaac ka qabo xaaladda amni ee dalka, oo marba marka kasoo dambaysa ay ka dhacayaan falal fool-xun.
"Dilal waxaa soo kordhay Meydadka baabuur in lagu xiro oo la jiidayo, waxaa sidaas sameynaya waa askartii dalka," ayuu yiri Sheekh Shariif,
Somalia, international partners warn of looming funding shortfall for security forces
MOGADISHU — The Somali federal government, the African Union’s AUSSOM mission, and the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) on Monday jointly warned that a shortfall in international funding could jeopardize the operations of Somali security forces.
The warning came during a Somali Security Forces (SSF) Trust Fund event in Mogadishu, attended by Somalia’s National Security Advisor, senior AUSSOM...
Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo ka digay khatar ku timaada taageerada Ciidamada
MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha caalamiga ah ee taageera amniga dalka ayaa Talaadadii ka digay in yaraanta deeqaha caalamiga ah ay halis gelin karto hawlgallada Ciidamada Ammaanka Soomaaliyeed.
Munaasabadda Sanduuqa Kalsoonida Ciidamada Ammaanka Soomaaliyeed (SSF Trust Fund) ee Muqdisho ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiinta dowladda, wakiillo ka socday Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay, iyo diblomaasiyiin, kuwaas oo ka...
Somalia promotes trade integration at Africa free trade forum in Morocco
MARRAKECH, Morocco — Somalia’s deputy minister of commerce and industry, Mahmoud Ahmed Abdullahi, took part in the second Africa Continental Free Trade Area (AfCFTA) Business Forum held in Marrakech, Moroccan and Somali officials said.
The meeting brought together African trade ministers, heads of trade institutions and business leaders to discuss coordinated and transparent implementation of the AfCFTA, the world’s largest...
Soomaaliya oo ka qeybgashay Shir Caalami ah oo ka dhacay Morocco
MOROCCO - Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Axmed Cabdullahi (Abukaate), ayaa ka qaybgalay shirkii labaad ee Madasha Ganacsiga ee Heshiiska Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA) oo ka dhacay Marrakech, Morocco.
Shirkan ayaa diiradda lagu saaray sidii si wadajir ah iyo hufnaan loogu hirgelin lahaa AfCFTA, waxaana ka qaybgalay wasiirrada ganacsiga ee Afrika, madaxda...
Hundreds of flights cancelled amid thick smog in India
NEW DELHI, Dec. 15 (Xinhua) -- Hundreds of flights were cancelled or delayed Monday as thick smog blanketed the Indian capital territory and its outskirts, officials said.
Local newspaper The New Indian Express said due to poor visibility, Indigo has announced the cancellation of 109 flights, while Air India has cancelled 37 flights. Air India Express has announced that 20...
Pakistan strongly condemns attack on Bangladeshi peacekeepers in Sudan
ISLAMABAD, Dec. 15 (Xinhua) -- Pakistan on Monday strongly condemned the heinous attack against Bangladeshi peacekeepers in Sudan on Saturday.
Six peacekeepers from the Bangladesh Army were killed and eight others were injured after attackers targeted a United Nations base in Abyei, Sudan, the Bangladesh Army confirmed on Saturday night.
"Pakistan expresses its deepest condolences to the government and people of...
Somalia’s Lower House Swears in New Minister, Advances Two Draft Bills
MOGADISHU, Dec. 15, 2025 — Somalia’s Lower House of Parliament on Monday convened its 22nd session of the 7th legislative term, swearing in a new minister and advancing two draft bills for initial reading.
The session was chaired by the Speaker of the House, Sheikh Aden Mohamed Nur (Madoobe), and attended by Second Deputy Speaker Abdullahi Omar Abshirrow.
First, the House...











