Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali military officers discuss security in Bay region ahead of elections

BAIDOA, Somalia, May 20, 2026 — Senior officers of the Somali National Army held a security meeting in the southwestern city of Baidoa on Tuesday to discuss the security situation in Bay region and wider South West State, military officials said.   The meeting was chaired by Abdullahi Hussein Cirro, deputy commander of the army’s ground forces, and attended by Colonel...

Somali Danab Commandos Conduct Security Operation in Bay Region

Bay region, Somalia — Somali special forces conducted a planned security operation in areas under Buurhakaba district in the Bay region, targeting suspected Al-Shabaab hideouts, military officials said Wednesday.   The operation was carried out by the Danab commandos of the Somali National Army, specifically the 165th Unit of the 16th Brigade, as part of ongoing efforts to strengthen security and...

Arab League warns of danger of Israeli intervention in Somalia and the Horn of Africa

Cairo, Egypt — The Arab League has strongly warned against the dangers of Israeli military intervention in the Horn of Africa region, especially in the northern regions of Somalia.   Ahmed Abu Al-Ghayt said in a press release that any military attacks and interventions against an independent state of Somalia pose a threat to the security and stability of the region,...

Hay’ada Caafimaadka Aduunka Oo Ka Digtay Faafitaanka cudurka Ebola

Geneva, Switzerland — Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa si weyn uga digtay xawaaraha iyo baaxadda uu ku faafayo cudurka Ebola ee ka dillaacay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, gaar ahaan meelaha u dhow xuduudaha Uganda iyo dalka Sudaanta Koonfureed .   Sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka, ugu yaraan 131 qof ayaa u geeriyooday cudurka, halka in ka badan 500 oo...

Jaamacadda Carabta oo ka digtay khatarta faragelinta Israa’iil ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika

Qaahira, Masar — Jaamacadda Dalalka Carabta ayaa si adag uga digtay  khatar ka dhalan karta faragelin milatari oo ay sameyso Isra’iil oo ku wajahan gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan gobollada Waqooyi ee Soomaaliya.   Axmed Abuu Al-Ghayt ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in weerarro iyo faragelin kasta oo milatari oo ka dhan ah dal madax-bannaan Soomaaliya ay halis ku...

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga Buurhakaba

Bay, Soomaaliya — Kumaandooska Danab Xooga Dalka Soomaaliya gaar ahaan Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga Degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay.   Howlgalladan oo qeyb ka ahaa dadaallada lagu xaqiijinayo amniga iyo ciribtirka kooxaha nabad-diidka ah ayaa ciidamada ka sameeyeen fariisimo iyo goobo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab. Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ayaa sheegay in ujeedka howlgalka...

Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo ka shiray amniga Gobolka Baay

Baydhaba — Cabdullaahi Xuseen Cirro, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa shir guddoomiyay kulan amni oo saraakiisha ciidamada ay ku yeesheen magaalada Baydhaba, kaas oo looga hadlay xaaladda amniga ee Gobolka Baay iyo guud ahaan deegaannada Koonfur Galbeed.   Kulanka waxaa ka qeyb galay Korneyl Isaaq, Korneyl Xuseen Moolif iyo saraakiil kale oo ka socotay hoggaannada kala...

Wasiirka Hawlaha Guud oo kulan muhiim ah la yeeshay Xoghayaha Guud ee GCC

Baku, Azerbaijan — Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaciil Yuusuf, oo uu wehliyo Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Danjire Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa kulan-doceed muhiim ah oo ka tirsan Shirka Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka, kana socda magaalada Baku ee dalka Azerbaijan, la yeeshay Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga...

Xadka Rwanda iyo Congo oo la xiray iyadoo laga cabsi qabo Ebola

Goma — Xadka u dhexeeya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo iyo Rwanda, gaar ahaan meelaha ku xeeran magaalooyinka Goma iyo Gisenyi, ayaa la xiray tan iyo subaxnimadii Axadda, sida ay sheegeen ilo kala duwan oo goobta ku sugan.   Ilaa hadda ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda Rwanda ama jabhadda M23, oo gacanta ku haysa Goma tan iyo...

Mucaaradka oo markale iclaamiyay bannaanbax ka dhan ah dowladda

Muqdisho — Xasan Cali Khayre ayaa shacabka ku nool magaalada Muqdisho ugu baaqay inay ka qeyb galaan bannaanbax looga soo horjeedo dowladda Federaalka Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaarihii hore ayaa shacabka ugu baaqay inay isugu soo baxaan fagaarayaasha magaalada, isagoo sheegay in loo baahan yahay “in dalka la badbaadiyo,” isla markaana dadka looga baahan yahay inay kasoo baxaan degmo kasta iyo deegaan...

WARAR KALE

Dalalka Afrika oo Soo Jiidanaya Maalgashi Caalami ah Kadib Dib u habayn Dhaqaale

London – Dalal badan oo Afrika ah, oo ay ku jiraan Nigeria, Uganda, Ghana, Zambia iyo Masar, ayaa bilaabay inay soo jiitaan maalgashi shisheeye...

AFRICOM iyo Militariga Nigeria oo Sheegay inay Dileen in Ka Badan 200 oo Boko...

Abuja – Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo militariga Nigeria ayaa sheegay inay si wadajir ah u fuliyeen howlgallo lagu beegsaday kooxaha Boko Haram...

Somalia Regrets U.S. Entry Denial for CAF Referee Omar Artan

MOGADISHU – Somalia's foreign ministry on Thursday expressed "deep regret" over the United States' decision to deny entry to internationally acclaimed Somali referee Omar...