Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Kiisaska Ebola ee Uganda oo gaadhay 5 qof Xayiraado cusub oo laga bilaabay xadka DR Congo

Kampala, Uganda — Xaaladda faafitaanka cudurka dilaaga ah ee Ebola ee Bariga iyo Bartamaha Afrika ayaa gashay weji xasaasi ah, ka dib markii Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Uganda ay si rasmi ah u shaacisay inay xaqiijisay saddex kiis oo cusub oo cudurka ah. Tallaabadan ayaa wadarta guud ee kiisaska rasmiga ah ee laga helay Uganda ka dhigaysa shan qof,...

Rabshadaha ka dhanka ah ajaanibta Afrikaanka ah oo ku sii fidayá magaalooyinka waaweyn ee Koonfur Afrika

Pretoria - Waxaa dib u soo cusboonaaday, isla markaana si xowli ah magaalooyinka waaweyn ee dalka Koonfur Afrika uga sii fidayá dibadbaxyo iyo rabshado loogu soo horjeedo dadka ajaanibta ah ee qaaradda Afrika ka soo jeeda. Kacdoonkan oo ay horkacayaan kooxaha u ololeeya ka-hortagga soo-galootiga ayaa saameeyay amniga iyo ganacsiga magaalooyinka halbawlaha u ah dalkaas sida Johannesburg, Pretoria, Durban,...

Mas’uuliyiin uu horkacayo Hoggaamiyaha KMG Koonfur Galbeed oo Gargaar ka Daah-furay Diinsoor

Diinsoor -  Wafdi uu hoggaaminayay Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehlinayeen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Wasiirka Gargaarka ee Koonfur Galbeed, ayaa maanta gaaray degmada Diinsoor ee gobolka Baay.   Mas’uuliyiinta...

Wasiir Xasan Eelaay oo gaaray Qansaxdheere kana hadlay amniga Koonfur Galbeed

Bay - Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelaay, ayaa maanta gaaray degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay, halkaasi oo si diirran loogu soo dhaweeyay.   Intii uu wafdigu joogay degmada, Wasiirka iyo xubnaha la socday waxay kulamo miro dhal ah la yeesheen maamulka degmada, saraakiisha ciidamada ammaanka, odayaasha dhaqanka iyo...

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha oo ka qeyb galay gabagabada Shirkii Madrid ee La-dagaallanka Argagixisada Afrika

Madrid – Spain: Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ee Ka-hortagga iyo La-dagaallanka Fikradaha Xagjirka Rabshadaha Wata, Mudane Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar, ayaa ka qeyb galay gabagabada shirkii caalamiga ahaa ee “Madrid Dialogue on Counterterrorism Cooperation in Africa” oo maalmahan ka socday magaalada Madrid ee dalka Spain.   Shirkan oo heer caalami ah ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga ka dhexeeya dalalka...

Somali police chief, human rights commission discuss cooperation on rights protection

MOGADISHU, Somalia - Somali Police Force Commander Brigadier General Asad Osman Abdullahi on Saturday held talks in Mogadishu with the chairperson of the country’s Independent National Human Rights Commission, Maryam Qasim, on strengthening cooperation in the protection of human rights.   A statement said the meeting focused on enhancing collaboration between the police and the commission, particularly on the protection of...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo Qaabilay Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryam Qaasim iyo wafdi ay hoggaaminayso.   Wafdiga ayaa waxaa sidoo kale ka mid ahaa Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Maxamed Haaruun, Agaasimaha Guud Mustafe Axmed, iyo xubno kale oo ka tirsan komishinka guddiga. Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu...

Safiirka Cusub ee Soomaaliya u Magacawday Koonfur Afrika Oo Lagu Soo Dhaweeyay

Pretoria – Safiirka cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya u magacawday Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Adam Issak, ayaa si rasmi ah u gaaray dalka Koonfur Afrika, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay.   Soo dhaweynta safiirka waxaa ka qeyb galay Safiirka Ururka Jaamacadda Carabta, Safiirka Dowladda Suudaan u fadhiya Koonfur Afrika, Safiir Ku-xigeenka Safaaradda oo ah Kusimaha Safiirka, iyo masuul ka...

Hogaamiyaha KMG Koonfur Galbeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo degmada Diinsoor.

Diinsoor - Hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta safar shaqo ku gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.   Safarkan shaqo ayaa daaranaa u kuurgelidda xaaladaha guud ee degmada, gaar ahaan dhinacyada amniga, arrimaha bini’aadanimada, iyo mashaariicda horumarineed ee...

Somali Navy Escorting Turkish Support Vessels Off Somali Coast, Ankara Says

MOGADISHU, Somalia, May 23 — Somalia’s naval forces are continuing escort and protection operations for support vessels operating along the country’s coastline, Türkiye’s Ministry of National Defence said on Friday.   In a statement, the ministry said the Somali Navy was currently providing security and operational support to the vessel “Çağrı Bey” as well as support ships identified as “Korkut”, “Altan”...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...