Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Foreign Minister Receives New Djibouti Ambassador

Mogadishu – The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, Abdisalan Abdi Ali, today received the new Djibouti Ambassador to Somalia, Osman Dubad Suugule, at his office.   The Minister received a copy of the Ambassador’s diplomatic credentials, which officially confirms his new diplomatic mission. The two sides then held a meeting that focused on the...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaabilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya, Cismaan Dubad Suugule.   Wasiirka ayaa ka guddoomay Danjiraha nuqul kamid ah warqadaha aqoonsiga diblomaasiyadeed, taas oo si rasmi ah u xoojinaysa shaqadiisa cusub ee diblomaasiyadda. Labada dhinac ayaa kadib yeeshay kulan diiradda...

New Tensions in Tigray Region of Ethiopia

Tigray – The President of Tigray State and TPLF, Debretsion Gebremichael, has spoken out on the deteriorating situation in the region, saying that the top priority of the Tigray administration is to protect the security and safety of the people.   The statement comes as the region continues to grapple with the ongoing unrest and security challenges following the Pretoria Agreement. Debretsion...

Xiisad Cusub oo Ka Soo Cusboonaatay Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya

Tigray – Madaxweynaha maamulka Tigray iyo guddoomiyaha TPLF, Debretsion Gebremichael, ayaa ka hadlay xaaladda sii xumaaneysa ee gobolka, isagoo sheegay in mudnaanta ugu weyn ee maamulka Tigray ay tahay ilaalinta jiritaanka iyo amniga shacabka.   Hadalkan ayaa yimid xilli ay sii kordhayaan walaaca laga qabo xiisado siyaasadeed iyo amni oo ka taagan gobolka, kadib heshiiskii Heshiiskii Pretoria. Debretsion Gebremichael ayaa sheegay in...

Shirkii Mucaaradka iyo Dowladda oo markale Natiijo La’aanloogu kala tagay

Muqdisho – Shirkii u dhexeeyay mucaaradka iyo Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud garwadeena ay ka ahaayeen wakiilada beesha caalamka ee ku sugan xeen daabka Xalane  ayaa kusoo idlaaday iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin, kadib dood dheer oo dhexmartay dhinacyada.   Shirka oo ay garwadeen ka ahaayeen wakiillo ka socday beesha caalamka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka dalka, balse waxaa...

Madaxweynaha Kenya oo ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed ee Soomaaliya

Nairobi – Madaxweyne William Ruto ayaa sharraxay sababta uu u xiran yahay xuduudka Kenya iyo Soomaaliya 15 sano kaddib markii la xiray, inkastoo uu horay uga ballanqaaday in dib loo furo bisha Abriil ee sannadkan.   Ruto oo wareysi siinayay Telefishinka France 24 oo uu ka qeyb galayay shir madaxeedka Horyaalada Afrika oo ka dhacay magaalada Nairobi ayaa sheegay in qorshaha...

Nigeria oo Codsatay Ku Biirista Hay’adda Tamarta Caalamiga ah

Nigeria -Nigeria, oo ah dalka ugu badan ee soo saara saliidda Afrika, ayaa si rasmi ah u codsatay inay ku biirto Hay'adda Tamarta Caalamiga ah sida xubin buuxda.   Agaasimaha fulinta ee IEA, Fatih Birol, ayaa shaaciyay in dowladda Nigeria ay dirtay codsi rasmi ah oo ku saxiixnaa Wasiirka Tamarta ee dalkaasi, Ekperikpe Ekpo. Fatih Birol ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa...

Midowga Afrika, Xoghayaha Qaramada Midoobay iyo Madaxweynaha Faransiiska oo kawada hadlay cooladaha ka tagan afrika

Addis Ababa – Madaxweynaha Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, iyo Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa   kulan wadatashi ah ku yeeshay xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa.   Kulanka ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo quseeya Afrika iyo xaaladaha caalamiga ah, iyadoo hoggaamiyeyaashu ay is dhaafsadeen aragtiyo ku saabsan nabadda, amniga, horumar waara,...

Howlgal Lagu Dilay Xubno ka Tirsanaa Al-Shabaab oo Ka Dhacay Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Gamboole ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku badbaadiyeen dad rayid ah oo ay afduubteen kooxda Al-Shabaab.   Sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ciidamada ayaa ku guuleystay inay si nabad ah usoo furtaan ilaa 9 qof oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maalintii Labaad Wadahadallo la Yeelanaya Mucaaradka

Muqdisho – Madax ka tirsan mucaaradka Soomaaliya, dowladda federaalka, iyo wakiillada beesha caalamka ayaa maanta markale kulan siyaasadeed ku yeelanaya xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, si looga arrinsado xaaladda siyaasadeed ee dalka.   Kulankan ayaa noqonaya maalintii labaad ee ay dhinacyadu isku hor fariistaan, iyadoo shirkii shalay uu kusoo dhammaaday is-afgarad la’aan, balse lagu ballamay in dhinac kasta uu la tashiyo...

WARAR KALE

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho, isagoo ka digay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay xiisado siyaasadeed iyo mid amni oo sii...

MUQDISHU, Somalia- Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka digay in Somalia ay gasho marxalad khatar ah oo ah xasilooni-darro siyaasadeed iyo...

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...