Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Saraakiisha Ammaanka oo Shir Amni ku Yeeshay magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb – Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Cusmaan Cabdullaahi Maxamed Kaniif, ayaa shir guddoomiyay kulan amni oo ay yeesheen ciidamada qalabka sida, kaas oo ka qabsoomay magaalada Dhuusamareeb.   Kulanka waxaa ka qeyb galay saraakiil ka socotay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), iyadoo diiradda lagu saaray xaaladda guud ee amniga deegaannada...

Somalia launches first direct local elections in South West state

BAIDOA, Somalia, May 10 - Somalia on Sunday launched “one person, one vote” local elections across the South West state, marking a major shift away from the country’s long-standing indirect voting system.   Polling stations opened across several districts after the chairman of the National Independent Electoral and Boundaries Commission (NIEBC), Abdikariin Ahmed Hassan, officially announced the start of the vote. Citizens...

Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgashay Shirweynaha ITF ee Jarmalka

Leipzig – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qeybgashay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Madasha Caalamiga ah ee Arrimaha Gaadiidka, International Transport Forum (ITF), oo lagu qabtay magaalada Leipzig intii u dhaxeysay 6–8 May.   Soomaaliya waxaa shirkan ku matalayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Cumar Afrax, kaas oo ka qeyb galay doodaha iyo kulamada looga hadlayay horumarinta...

Somalia attends global transport forum for first time

Leipzig, Germany, May 10 - Somalia has for the first time participated in the Annual Summit of the International Transport Forum (ITF), held in Leipzig, Germany, from May 6 to 8, Somali officials said.   Somalia was represented at the gathering by the Director General of the Ministry of Transport and Civil Aviation, Omar Afrah, who joined discussions on the development...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo Kormeeray Goobaha Doorashada

Baydhabo - ggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kormeer shaqo ku tagay goobaha ay ka socoto codbixinta doorashooyinka qof iyo cod ee lagu dooranayo Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada Dowladda Koonfur Galbeed.   Ujeeddada kormeerka ayaa ahayd u kuurgelidda habsami u socodka geeddi-socodka doorashooyinka, amniga goobaha codbixinta, iyo sida ay shacabka uga qeyb qaadanayaan doorashada. Mudane...

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Ka Wada Hadlay Amniga iyo Doorashooyinka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay kulan laba geesood ah oo u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirrada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya taageera.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga, dhammaystirka dastuurka dalka, doorashooyinka tooska ah ee ka socda dalka iyo horumarka dhinaca dhaqaalaha iyo dib u habeynta dowladnimada. Ra’iisul...

Somalia, EU envoys discuss security and elections as direct voting begins in regions

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday chaired a bilateral meeting between the federal government and ambassadors from European Union member states supporting Somalia, officials said.   The talks focused on security, the completion of Somalia’s constitution, ongoing direct elections, economic development and broader state-building reforms. Jama said parts of the country were holding direct elections in...

Mogadishu wakes up under curfew as security forces deploy ahead of planned opposition protest

MOGADISHU, Somalia — Residents of Somalia’s capital woke up under a de facto curfew on Saturday after federal government security forces were deployed across several districts of Mogadishu.   Heavily armed troops and military vehicles blocked major roads and sealed off key neighborhoods as authorities moved to prevent an opposition-led protest planned for the city. Reports say security forces were specifically deployed...

SouthWest State leader inspects voting as local elections underway

BAIDOA, Somalia — The interim leader of Somalia’s SouthWest State, Jibril Abdirashid Haji, on Saturday visited polling stations where “one person, one vote” elections are underway for district councils and the state’s House of Representatives.   The visit aimed to assess the progress of the electoral process, the security of polling sites, and public participation in the vote, according to officials. Jibril...

Shacabka Muqdisho oo Saakay ku Waabariistay Bandow iyo Ciidan Farabadan

Muqdisho –  Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa saakay ku waabariistay bandow, kadib markii ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya lagu arkay xaafado badan oo caasimadda ah.   Ciidamada oo wata gaadiid dagaal iyo hub culus ayaa xiray waddooyin muhiim ah iyo xaafado kamid ah magaalada, iyagoo ka hortagaya bannaanbax ay mucaaradku qorsheeyeen in maanta ay ka dhigaan Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya...

WARAR KALE

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho, isagoo ka digay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay xiisado siyaasadeed iyo mid amni oo sii...

MUQDISHU, Somalia- Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka digay in Somalia ay gasho marxalad khatar ah oo ah xasilooni-darro siyaasadeed iyo...

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...