Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciiddanka Xoogga iyo Macwiisleyda Oo Abaabul Dagaal Ka Dhanka Ah Al-Shabaab

JOWHAR - Deegaanada ku yaalla gobolka Shabeelada Dhexe ayaa laga soo warinayaa in uu ka socdo abaabul dagaal oo xoogan oo ay wadaan Ciidamada xoogga dalka, iyaga oo garab ka helaya macwiisleyda, si looga saaro Al-Shabaab goobaha ay gacanta ku hayso.   Taliyaha Guutada 23-aad, Gaashaanle Dhexe Aadan Jeelle Cali, ayaa warbaahinta la hadlay, isagoo cutubyada Ciidamada xoogga iyo macwiisleyda kula...

Al-Shabaab Executes Two Men, Detains Others in Hiiraan Over Defiance of Orders

  BELEDWEYNE, Somalia — In areas of the Hiiraan region under Al-Shabaab control, reports say the militant group has killed two men between Tardho and Moqokori towns.   One of the men was reportedly shot dead, while the other was reportedly beheaded. Several others have been detained by Al-Shabaab, accused of defying the group’s orders. The two men killed were members of the Macwisley,...

Wararkii Ugu Dambeeyay ee Xaaladda Gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE - Deegaano kamid ah gobolka Hiiraan, gaar ahaan kuwa ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab, ayaa lagu soo waramayaa in saacadihii ugu dambeeyay kooxdaasi ay dileen labo nin oo u dhexeeya Tardho iyo Moqokori.   Mid ka mid ah labada nin ayaa si toos ah loo toogtay, halka kan kalena lagu gowracay. Sidoo kale, tiro dad ah ayaa xabsiga loogu taxaabay iyada...

Somali government condemns fighting in Beled-Hawo, blames Jubaland leader

Mogadishu, Somalia, July 22 – Somalia's federal Ministry of Internal Security on Tuesday strongly condemned what it described as a “criminal assault” allegedly orchestrated by Jubaland leader Ahmed Madobe, in the town of Beled-Hawo in Gedo region.   According to the ministry, militia loyal to Madobe launched a “deliberate and direct attack” on public service centers and army installations in the...

Somalia’s internal security minister reviews security situation in Southwest State

Baidoa, Somalia, July 22 – Somalia’s Minister of Internal Security, Gen. Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), held a security briefing on Monday with police commanders in South West State to assess the security situation in the region.   During the meeting in Baidoa, regional police officials presented updates on key issues, including the general security landscape across the state, ongoing military operations...

Wasiirka Amniga oo Warbixin Amni ka Dhageystay Saraakiisha Booliska Koonfur Galbeed

Baydhabo, 22 Luulyo 2025 – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta magaalada Baydhabo kulan warbixin ah kula yeeshay Saraakiisha Booliska Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, iyagoo ka wada hadlay xaaladda amniga ee deegaannada maamulkaas.     Saraakiisha Booliska ayaa Wasiirka uga warbixiyay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin: Xaaladda guud ee amniga ee gobollada...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalka Beled-Xaawo

Muqdisho - 22-ka Luulyo 2025: Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay ka xuntahay, si adagna u cambaaraynaysaa fal dambiyeedka uu eedaysane Axmed Maxamed Islaam ka gaystay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo duhurnimadii maanta, halkaas oo maleeshiyaad isaga ka amar qaata ay weerar bareer ah ku qaadeen xarumaha loogu adeego dadweynaha iyo xeryaha ciidamada qaranka.   Falkaan oo qayb ka...

Dagaal culus oo ka dhacay Beled-Xaawo kadib markii la keenay taliyaha cusub ee NISA Gedo

Beled-Xaawo, Soomaaliya – Waxaa maanta magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ka dhacay dagaal culus, kaddib markii dowladda federaalka ay halkaas geysay Cabdiraashiid Janan, oo dhawaan loo magacaabay taliyaha hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) ee gobolkaas.   Cabdiraashiid Janan ayaa lagu soo dajiyay Beled-Xaawo diyaarad qumaatiga u kaca ah oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, taasoo sare u qaaday xiisaddii...

Heavy fighting erupts in Beled-Xaawo after arrival of new NISA commander

Beled-Xaawo, Somalia– Heavy fighting broke out Monday in the town of Beled-Xaawo, Gedo region, southern Somalia, following the deployment of Abdiraashiid Janan, recently appointed by the federal government as the new commander of the National Intelligence and Security Agency (NISA) for the area.   Janan was flown into Beled-Xaawo earlier today aboard a Somali military helicopter, an operation that significantly escalated...

Somali finance minister meets new World Bank country manager

Mogadishu, Somalia – Somalia’s Minister of Finance, Bihi Imaan Cige, held a key meeting on Monday with Hideki Matsunaga, the newly appointed Country Manager of the World Bank for Somalia.   The meeting served as an introductory and consultative session, focusing on reviewing the ongoing development projects funded by the World Bank across Somalia. The Discussions also addressed the new country manager’s...

WARAR KALE

Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tababar Ku Soo Gebagebeeyey Rwanda

KIGALI – Taliyaha Taliska Tababarada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka...

Wafdi Ganacsato Talyaani Ah Oo Soo Gaaray Muqdisho

MUQDISHO – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay...

Madaxweyne Cirro Oo Booqasho Taariikhi Ah Ku Tagaya Israel

HARGEYSA - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Ciro), ayaa booqasho rasmi ah ku tegi doona Israel 14-ka bishan June, kadib markii casuumaad ka helay...