Wasiirka Maaliyadda XFS oo Kulankii Ugu Horeeyay la Qaatay Wakiilka Cusub ee Bangiga Adduunka
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Mudane Hideki Matsunaga, oo ah Maamulaha cusub ee Xafiiska Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, kaas oo dhawaan loo magacaabay xilkaasi.
Kulankan ayaa ahaa mid soo dhaweyn iyo kala warqaadasho ah, waxaana intii uu socday diiradda lagu saaray dib-u-eegista iyo qiimeynta mashaariicda horumarineed ee...
Somali Prime Minister Calls on Diaspora to Back Military, Elections
MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre said Monday that the Somali diaspora plays a vital role in the country’s development and is expected to strengthen its support for national armed forces and the implementation of elections that would restore citizens’ fundamental right to vote and be elected.
“The Somali diaspora is the backbone of Somalia’s Vision 2060...
Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Qurbajoogta Soomaaliyeed Waa Udub-dhexaadka Horumarka Dalka”
Muqdisho, 22 Luulyo 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Qurbajoogta Soomaaliyeed ay door muhiim ah ku leeyihiin horumarka dalka, loogana fadhiyo inay xoojiyaan taageerada ay siiyaan ciidamada qalabka sida iyo hirgelinta doorashooyinka dalka, si muwaadiniinta Soomaaliyeed u helaan xuquuqdooda aasaasiga ah ee codbixinta iyo in la doorto.
“Qurbajoogta Soomaaliyeed waa laf-dhabarta Hiigsiga 2060 ee Soomaaliya, qorshe...
UK advises against travel to Somalia, citing persistent security risks
LONDON, July 21 – The United Kingdom has officially added Somalia to a list of 31 countries under a “Do Not Travel” advisory, citing ongoing security threats, political instability, and humanitarian concerns.
The updated travel warning, published on the UK government’s website, warns British nationals of the "high risk to personal safety" in Somalia, particularly due to armed conflict, terrorism,...
UK oo Soomaaliya ku dartay liiska dalalka Muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan
LONDON – Dowladda Ingiriiska ayaa si rasmi ah u sheegtay in Soomaaliya ay ka mid tahay 31 dal oo ay muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan, iyagoo xusay khataro dhinaca amniga, siyaasadda, iyo bani’aadantinimo.
Digniintan oo lagu daabacay mareegta rasmiga ah ee dowladda UK ayaa lagu sheegay in xaaladaha dalka ay weli halis ku yihiin muwaadiniinta ajnabiga ah.
Go’aankan ayaa la...
Somalia’s Federal Interior Minister Leads Security Mission to Baidoa
BAIDOA, Somalia, July 21, 2025 — A high-level delegation led by Somalia’s Federal Minister of Interior, Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), arrived Monday in the southwestern city of Baidoa, the capital of Bay region, for a working visit focused on security assessments and intergovernmental coordination.
The minister and his delegation were officially received at Baidoa Airport by South West State’s Minister...
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaarey Baydhabo
Baydhaba, Luulyo 21, 2025 — Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, iyagoo halkaas u tagay kormeer amni iyo howlo shaqo oo muhiim ah.
Wafdigan oo si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Baydhaba, ayaa waxaa halkaas ku qaabilay Wasiirka Amniga...
Puntland oo shaacisay xog cusub oo ku saabsan qabashadda MV Sea World
GAROWE, 21 Luulyo 2025 – Maamulka Puntland ayaa sheegay in Ciidamadeeda badda PMPF ay gacanta ku dhigeen markab lagu magacaabo MV Sea World ka dib markii lagu arkay isagoo si sharci-darro ah u taagnaa xeebaha degmada Bareeda laba maalmood oo xiriir ah, isaga oo aan wargelin sameyn ama codsi gargaar ah soo gudbin, taasoo ka hor imaneysa xeerarka caalamiga...
Puntland Seizes Foreign Vessel for Illegal Entry Into Territorial Waters Near Conflict Zone
GAROWE, July 21, 2025 – Authorities in Somalia’s Puntland state said on Sunday that a foreign vessel, MV Sea World, was seized after it was found unlawfully anchored off the coast of Bareeda for two consecutive days without notifying local maritime authorities or requesting assistance, as required under international maritime law.
In a statement, the Puntland Ministry of Information, Communications,...
Somali Intelligence Probes Al-Shabaab’s Finances, Warns Public Against ‘Zakat’ Payments
MOGADISHU, July 21, 2025 – Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) said Monday it has launched an extensive investigation into the financial assets and fundraising networks of the Al-Shabaab, with a specific focus on the collection of so-called “zakat” funds.
In a statement, the agency issued a stern warning to Somali businesses and the public, particularly in Mogadishu, urging...









