Mucaaradka oo Bannaanbax ku Qabanaya Koonis
Muqdisho – Madaxweynaha hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa shaaciyay in mucaaradku go’aansadeen in bannaanbaxa la qorsheeyay lagu qabto garoonka ciyaaraha Koonis ee magaalada Muqdisho.
Sheekh Shariif ayaa sheegay in go’aankaasi uu yimid kadib markii ay qiimeeyeen xaalado kala duwan oo la xiriira amniga, isu socodka iyo goobta ugu habboon ee lagu qaban karo mudaharaadka.
https://youtu.be/bJItrPi_JA0?si=BIbpHRohOduK819r
Ugu yaraan lix qof oo lagu dilay weerar ka dhacay xadka Soomaaliya iyo Kenya
MANDHEERA - Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay, halka 10 kale ay ku dhaawacmeen weerar ay fulisay Al-Shabaab, kaasoo lala eegtay gaari rakaab ah duleedka magaaladda Mandheera ee gobolka waqooyi-bari Kenya, oo ah meel u dhow xadka Soomaaliya, sida ay booliisku xaqiijiyeen.
Weerarka ayaa ka dhacay duhurnimadii shalay deegaanka Beer-Awayon oo qiyaastii 8 kiiloomitir u jira magaalada Mandheera, kadib...
At least 6 killed in road ambush in Kenya’s border region
MANDERA, Kenya (Xinhua) -- At least six people were killed and 10 others injured on Saturday after suspected al-Shabaab militants ambushed a 14-seater passenger vehicle in Kenya's Mandera County near the border with Somalia, police confirmed.
Police said the attack occurred around midday at Beer-Awayon village, approximately 8 km from Mandera town, after gunmen intercepted the passenger vehicle and opened...
NUSOJ Raises Alarm Over Arrests and Harassment of Journalists Amid Rising Political Tensions in Mogadishu
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) expresses deep concern over a troubling pattern of arrests, intimidation and attacks against journalists operating in Mogadishu during a period marked by heightened political tensions. The incidents, all involving officers of the Somali Police Force, reflect a worsening environment for media professionals, particularly those covering sensitive developments including evolving political dynamics in...
Somali president attends Djibouti leader Guelleh’s inauguration
DJIBOUTI – Somali President Hassan Sheikh Mohamud attended the inauguration ceremony of re-elected Djiboutian President Ismail Omar Guelleh in Djibouti City on Saturday, alongside regional leaders and international delegations.
The Somali presidency said Hassan Sheikh congratulated Guelleh and the people of Djibouti, stressing the importance of strengthening the longstanding ties between the two neighbouring Horn of Africa nations.
In a statement,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qayb Galay Caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti
Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, taasi oo ka dhacday magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.
Madaxweynaha oo ka mid ahaa madaxda dalalka gobolka, hoggaamiyeyaal caalami ah iyo wufuud heer sare ah oo lagu casuumay munaasabadda ayaa hambalyo...
Somali PM, Qatari envoy discuss strengthening bilateral ties
MOGADISHU, May 9, 2026 — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday received Qatar’s ambassador to Somalia, Abdullah bin Salem Al-Nuaimi, in Mogadishu, where the two sides discussed strengthening relations between the two countries.
During the meeting at his office, Barre briefed the envoy on Somalia’s efforts in security, political reforms and national reconstruction, as well as the government’s...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Dr. Abdullah bin Salem Al-Nuaimi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa Safiirka la-wadaagay dadaallada dowladda Soomaaliya ee dhinacyada amniga, siyaasadda iyo dib-u-dhiska dalka iyo qorshaha Xukuumadda DanQaran ee...
Taliyaha Ciidanka Xooga Soomaaliya oo Guddoomiyey Shir Amniga Muqdisho looga hadlayey
Muqdisho - Ibraahim Maxamed Maxamuud, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa guddoomiyey shir amni oo ka qabsoomay Taliska Guud ee Ciidanka XDS ee magaalada Muqdisho.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee amniga dalka iyo dardargelinta howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, iyadoo si gaar ah loo falanqeeyey heerka diyaar garowga ciidamada iyo xoojinta amniga guud ee dalka.
Intii uu...
Ex-President denounces detention of anti-government youths in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Sharif Sheikh Ahmed strongly criticized the arrest of young people said to oppose the policies of Somalia’s federal government, following a series of detentions in Mogadishu in recent days.
Sharif described the arrests as “injustice and provocation,” accusing President Hassan Sheikh Mohamud of ordering measures targeting prominent youth figures in the capital.
“I want to...









