Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qayb Galay Caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti
Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, taasi oo ka dhacday magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.
Madaxweynaha oo ka mid ahaa madaxda dalalka gobolka, hoggaamiyeyaal caalami ah iyo wufuud heer sare ah oo lagu casuumay munaasabadda ayaa hambalyo...
Somali PM, Qatari envoy discuss strengthening bilateral ties
MOGADISHU, May 9, 2026 — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday received Qatar’s ambassador to Somalia, Abdullah bin Salem Al-Nuaimi, in Mogadishu, where the two sides discussed strengthening relations between the two countries.
During the meeting at his office, Barre briefed the envoy on Somalia’s efforts in security, political reforms and national reconstruction, as well as the government’s...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Dr. Abdullah bin Salem Al-Nuaimi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa Safiirka la-wadaagay dadaallada dowladda Soomaaliya ee dhinacyada amniga, siyaasadda iyo dib-u-dhiska dalka iyo qorshaha Xukuumadda DanQaran ee...
Taliyaha Ciidanka Xooga Soomaaliya oo Guddoomiyey Shir Amniga Muqdisho looga hadlayey
Muqdisho - Ibraahim Maxamed Maxamuud, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa guddoomiyey shir amni oo ka qabsoomay Taliska Guud ee Ciidanka XDS ee magaalada Muqdisho.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee amniga dalka iyo dardargelinta howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, iyadoo si gaar ah loo falanqeeyey heerka diyaar garowga ciidamada iyo xoojinta amniga guud ee dalka.
Intii uu...
Ex-President denounces detention of anti-government youths in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Sharif Sheikh Ahmed strongly criticized the arrest of young people said to oppose the policies of Somalia’s federal government, following a series of detentions in Mogadishu in recent days.
Sharif described the arrests as “injustice and provocation,” accusing President Hassan Sheikh Mohamud of ordering measures targeting prominent youth figures in the capital.
“I want to...
Former Somali PM condemns arrest of youth activists in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — Former Somali prime minister Hassan Ali Khaire has strongly condemned the arrest of young people said to be members of a group calling itself “Isbedeldoon,” who were detained in Mogadishu.
In a statement, Khaire described the arrests as an “abduction” and an abuse of civil liberties, accusing the administration of President Hassan Sheikh Mohamud of carrying out...
Somali president visits Djibouti amid rising political tensions at home
MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud traveled to Djibouti City on Friday to attend the inauguration ceremony of Djibouti President Ismail Omar Guelleh, as political tensions and opposition-led protest preparations intensified inside Somalia.
Mohamud and his delegation were received at Djibouti’s airport by Djiboutian Prime Minister Abdoulkader Kamil Mohamed and other senior officials, Somali state media reported.
The visit...
Shariif Sheekh Axmed oo Dowladda ku Eedeeyey Xarig ka Dhan ah Dhalinyarada Caasimadda
Muqdisho - Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay xarigga dhalinyaro la sheegay inay kasoo horjeedaan siyaasadda dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo maalmihii lasoo dhaafay lagu xiray magaalada Muqdisho.
Madaxweynihii hore ayaa sheegay in xarigga dhalinyaradaasi uu yahay “dulmi iyo daan-daansi”, isaga oo ku eedeeyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu amar ku bixiyay tallaabooyinka lagu bartilmaameedsanayo dhalinyarada haldoorka ah...
Muungaab oo Shir Amni ku Guddoomiyey Magaalada Muqdisho
Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda oo diiradda lagu saaray dardargelinta hawlaha lagu xaqiijinayo amniga caasimadda, xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha amniga iyo maamullada degmooyinka, ka hortagga falalka amni-darrada iyo burcadda abaabulan ee dhibaateeya xasilloonida shacabka.
Kulanka ayaa sidoo kale loogu hadlay adkeynta iyo hogaansamidda amarkii kasoo...
Mucaaradka oo U Diyaar Garoobaya Dibad-bax, Xilli Madaxweyne Xasan Sheekh uu Gaaray Jabuuti
Muqdisho – Xilli Xasan Sheekh Maxamuud uu safar ku gaaray magaalada Jabuuti si uu uga qeyb galo munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa waxaa gudaha Soomaaliya ka socda dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo abaabullo dibad-baxyo ay wadaan qaar kamid ah mucaaradka dowladda Federaalka Soomaaliya.
kooxaha mucaaradka ay wadaan qorsheyaal la xiriira bannaanbaxyo lagu muujinayo aragtidooda ku aaddan xaaladda siyaasadeed iyo...










