Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Nigeria oo Codsatay Ku Biirista Hay’adda Tamarta Caalamiga ah

Nigeria -Nigeria, oo ah dalka ugu badan ee soo saara saliidda Afrika, ayaa si rasmi ah u codsatay inay ku biirto Hay'adda Tamarta Caalamiga ah sida xubin buuxda.   Agaasimaha fulinta ee IEA, Fatih Birol, ayaa shaaciyay in dowladda Nigeria ay dirtay codsi rasmi ah oo ku saxiixnaa Wasiirka Tamarta ee dalkaasi, Ekperikpe Ekpo. Fatih Birol ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa...

Midowga Afrika, Xoghayaha Qaramada Midoobay iyo Madaxweynaha Faransiiska oo kawada hadlay cooladaha ka tagan afrika

Addis Ababa – Madaxweynaha Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, iyo Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa   kulan wadatashi ah ku yeeshay xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa.   Kulanka ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo quseeya Afrika iyo xaaladaha caalamiga ah, iyadoo hoggaamiyeyaashu ay is dhaafsadeen aragtiyo ku saabsan nabadda, amniga, horumar waara,...

Howlgal Lagu Dilay Xubno ka Tirsanaa Al-Shabaab oo Ka Dhacay Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Gamboole ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku badbaadiyeen dad rayid ah oo ay afduubteen kooxda Al-Shabaab.   Sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ciidamada ayaa ku guuleystay inay si nabad ah usoo furtaan ilaa 9 qof oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maalintii Labaad Wadahadallo la Yeelanaya Mucaaradka

Muqdisho – Madax ka tirsan mucaaradka Soomaaliya, dowladda federaalka, iyo wakiillada beesha caalamka ayaa maanta markale kulan siyaasadeed ku yeelanaya xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, si looga arrinsado xaaladda siyaasadeed ee dalka.   Kulankan ayaa noqonaya maalintii labaad ee ay dhinacyadu isku hor fariistaan, iyadoo shirkii shalay uu kusoo dhammaaday is-afgarad la’aan, balse lagu ballamay in dhinac kasta uu la tashiyo...

Taliyaha Ciidanka XDS iyo Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo kawada hadlay Aminiga Baydhabo

Baydhabo – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa shir muhiim ah oo amniga looga hadlayay ku guddoomiyay magaalada Baydhabo, oo ah caasimadda kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.   Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ee ka howlgala magaalada Baydhabo, iyadoo...

Wadahadallada Siyaasadeed ee Soomaaliya oo ku Fashilmay

MUQDISHO, Soomaaliya — Wadahadallo heer sare ah oo u dhexeeyay Golaha Mustaqbalka ee mucaaradka iyo Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa Arbacadii ku soo dhammaaday natiijo la’aan, kadib markii dhinacyadu ku heshiin waayeen qodobbo muhiim ah oo la xiriira nidaamka doorashooyinka dalka, sida ay sheegeen ilo xog ogaal ah.   Shirkan oo ka dhacay gudaha aagga ammaankiisu aadka u adag yahay...

Somalia Election Talks Stall in Mogadishu as Dispute Deepens

MOGADISHU, Somalia — High-level talks between opposition leaders and President Hassan Sheikh Mohamud ended without agreement on Wednesday, with negotiators reportedly failing to bridge key differences over the country’s disputed electoral framework, sources familiar with the discussions said.   The meeting, held inside the heavily secured Halane compound, focused on contentious issues surrounding the electoral commission and broader election management structures,...

Somali Army Chief Meets South West State Leader in Baidoa Over Security Drive

BAIDOA, Somalia — The commander of the Somali National Army, Lt. Gen. Ibrahim Mohamed Mursal, held talks on Wednesday with the interim leader of South West State, Jabriil Abdirashid Haji, focusing on strengthening security in the regional capital, officials said.   The meeting in Baidoa centered on accelerating operations against militant groups and improving overall security in the city and surrounding...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kulan Amni La Yeeshay Hoggaanka KMG ee Koonfur Galbeed

Baydhabo — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Kumeel Gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, kaas oo looga hadlay adkeynta iyo xaqiijinta amniga magaalada Baydhabo.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgalada ka dhanka ah kooxaha nabadiidka ah, iyo sidii loo xoojin lahaa amniga guud ee magaalada...

All Eyes on Mogadishu as Somali Leaders, Opposition Meet Over Electoral Crisis

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh, accompanied by Senior Somali government officials and opposition leaders, are set to meet in Mogadishu today for talks aimed at resolving a growing dispute over elections and constitutional changes.   The meeting is mediated by international partners, and it comes amid rising tensions between the federal government and the opposition coalition known as the Somali...

WARAR KALE

Milateriga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo Beeniyay Isku Day Afgambi oo Ka Dhan ah Dowladda

BANGUI – Milateriga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa si rasmi ah u beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay inuu jiro qorshe lagu afgambinayo...

Ciidamada Kenya ee AUSSOM oo Xoojiyey Dhaqdhaqaaqyada Ay Ka Wadaan Jubaland

KISMAAYO – Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee ka tirsan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa lagu guddoonsiiyay billado sharaf ay...

Taliyaha AUSSOM iyo Madaxa UNMAS oo Ka Wada Hadlay La-dagaallanka Khatarta Walxaha Qarxa ee...

MUQDISHO – Taliyaha Ciidamada Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Sarreeye Guud Sam Kavuma, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay...