Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

C/rashiid Yuusuf Jibriil oo Casilay iyo Puntland oo Dalbatay In Lasoo xiro

Laascaanood – Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Abwaan, oo kasoo jeeda gobolka Sanaag kana tirsanaa Golaha Wakiilada Puntland, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii xildhibaanimo.   Isagoo ka hadlayay shir ka dhacay magaalada Laascaanood oo lagu dhameystirayo maamulka SSC-Khaatumo, ayuu sheegay inuu go’aankaas u qaatay si uu uga qeyb qaato dhismaha iyo mideynta maamulkaasi. Xildhibaanka ayaa sheegay in deegaanada...

Al-Shabaab Seizes Key Areas in Hiiraan Region Amid Growing Conflict

BELEDWEYNE, Somalia — Al-Shabaab militants have taken control of strategic areas in Somalia’s Hiiraan region, including the districts of Moqokori and Tardo, both crucial battlegrounds in the ongoing fight against the insurgents. The recent offensives have raised many questions as local clan militias express frustration over insufficient support to hold their territories. Community fighters claim they were left isolated in...

Al-Shabaab oo La Wareegtay Deegaano Muhiim Ah oo Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

TARDO — Al-Shabaab ayaa dhowaan si buuxda ula wareegay deegaano muhiim ah oo ka tirsan gobolka Hiiraan, kuwaasoo horay loogu bixiyay magacyada Naf iyo Maal. Labadan deegaan, oo kala ah Degmada Moqokori iyo deegaanka Tardo, ayaa ahayd meel muhiim u ah dagaalka lagula jiro Al-Shabaab. Su’aalo badan ayaa haatan ka taagan dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ku saabsan qabsashada deegaanadan, iyadoo...

Waxgaradka Gobolka Hiiraan oo ka Hadlay Qabsashada Deegaanka Tardo ee Al-Shabaab

BELEDWEYNE — Mid kamid ah waxgaradka deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan ayaa waraysi gaar ah siiyey idaacadda Shabelle, isagoo si qoto dheer uga hadlay qabsashada deegaankaasi ee ay Al-Shabaab la wareegeen saacadihii ugu dambeyay.   Waxgaradkan oo codsaday in aan magaciisa la shaacin, ayaa ugu horeyn ku eedeeyay Al-Shabaab inay si toos ah lacago ugu bixiyaan barakicinta shacabka iyo cabsi-gelinta bulshada...

Laascaanood: Shirka dhameystirka Maamulka SSC-Khaatumo oo si Rasmi ah u Furmay

  LAASCAANOOD — Maanta si rasmi ah ayaa looga furay magaalada Las’anod shirkii muhiimka ahaa ee loogu talagalay in lagu soo afjaro aasaaska iyo dhismaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, kaas oo la filayo inuu noqdo qayb ka mid ah nidaamka Federaalka Soomaaliya.   Furitaanka shirka waxaa ka qeyb galay madax iyo masuuliyiin heer qaran iyo goboleed, oo ay ku jiraan Senator Cabdullaahi Timacadde...

Major Conference Opens in Las’anod to Finalize SSC-Khaatumo State [Pictures]

LAS’ANOD, Somalia, July 13, 2025 – A landmark conference aimed at finalizing the formation of the SSC-Khaatumo Federal Member State officially opened Today in Las’anod, the administrative capital of the Sool region. The opening session was attended by prominent national and regional figures, including Senator Abdullahi Timacadde, Second Deputy Speaker of the Upper House of the Federal Parliament; Federal Minister...

Puntland president denies anti-state agenda amid tensions with federal government

GAROWE, Somalia, July 13, 2025 – Puntland President Said Abdullahi Deni on Saturday dismissed allegations that his administration is pursuing an agenda against the Somali federal state, amid heightened tensions between Garowe and Mogadishu.   Speaking during a public address in Garowe, Deni emphasized Puntland’s commitment to the unity and sovereignty of Somalia, saying the state remains a key pillar in...

Madaxwayne Deni oo war kasoo saaray Khilaafka Puntland kala dhaxeeya DFS

GAROWE - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyay kulan ka dhacayay Garoowe, ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan khilaafka Maamulkiisa kala dhaxeeya Dawladda Fedraalka iyo dagaalka Daacish.   Deni ayaa shaaca ka qaaday in Puntland aysan wadin mashruuc kasoo horjeeda Dawladnimada iyo Soomaalinimada, isagoo qiray inay qayb wayn ka yihiin dhismaha Dawladnimada Soomaaliya. Madaxweyne Deni ayaa...

NISA oo 7 ka tirsan Al-Shabaab ku dishay howlgal ka dhacay gobolka Hiiraan

MUQDISHO, 13 Luulyo, 2025 – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay fulisay howlgal qorshaysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay deegaanka Buulo-Xoog oo hoos taga Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan.   Intii lagu guda jiray howlgalka, waxaa la dilay 7 ka tirsan Al-Shabaab, halka sidoo kalena la burburiyay labo gaari oo siday hub. War kasoo baxay NISA...

Somali intelligence kills seven Al-Shabaab militants in Hiiraan operation

MOGADISHU, July 13, 2025 – Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) conducted a targeted operation against Al-Shabaab militants in the village of Buulo-Xoog near Buq-Aqable in the Hiiraan region late Friday night, killing seven insurgents and destroying two trucks loaded with weapons.   The agency, having closely monitored the movement of the vehicles and fighters, launched the strike after confirming credible...

WARAR KALE

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Ku Sugan Wargaadhi

Wargaadhi – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Puntland oo ku baaqday doorashooyin qaran oo hufan, kana hadashay khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka...

Garowe – Dowladda Puntland ayaa ku baaqday in Soomaaliya loo maro geeddi-socod doorasho oo ay ku tilmaantay mid sharci ah, hufan, isla markaana ay...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Ku Sugan Mesagaway

Galgaduud – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed...