Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Danab oo Howlgallo Ka Fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Muqdisho – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo bartilmaameedsaday goobo ay kooxda Al-Shabaab ku lahayd fariisimo iyo xarumo ay lacagaha baadda ah uga qaadi jirtay shacabka, sida ay sheegeen saraakiil ciidan.   Howlgallada ayaa laga fuliyay deegaannada Warmaxan, Tasxiille, Shareey, 10-Buundo, Tabeellaha iyo aagga Donka, halkaas oo...

Somali Commandos Target Al-Shabaab Sites in Lower Shabelle

MOGADISHU — Somali special forces carried out a series of planned operations in the Lower Shabelle region, targeting locations allegedly used by the Al-Shabaab to extort money from local residents, military officials said Sunday.   The operations were conducted by the elite Danab commandos of the Somali National Army in several areas, including Warmaxan, Tasxiille, Shareey, 10-Buundo, Tabeellaha and the Donka...

Clashes Erupt in Somalia Amid Tensions Linked to Former Security Minister

MOGADISHU — Heavy fighting broke out Sunday in an area between the districts of Gubadleey in Mogadishu and Warsheekh in Somalia’s Middle Shabelle region after federal government forces arrived to conduct an operation targeting what authorities described as illegally held weapons, local sources said.   According to preliminary reports, the clashes involved Somali government troops and fighters said to be aligned...

Mucaaradka oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hanjabaadihii uga Yimid Taliska Booliska Gobolka Banaadir

Muqdisho - Xildhibaan Gama'diid ayaa si adag uga falceliyay hadallo uu dhawaan jeediyay Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, Macalin Mahdi, kaas oo sheegay in tallaabooyin hub ka dhigis ah laga fulin doono kooxaha mucaaradka ee hubeysan.   Xildhibaanka ayaa ku eedeeyay taliyaha inuu ku kacayo falal iyo hadallo sii hurin kara xiisadaha siyaasadeed ee ka taagan dalka, isaga oo sheegay in...

Dagaal u Dhexeeya Ciidamada Dowladda iyo Kuwo Taabacsan Wasiirkii Hore ee Amniga oo Ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Muqdisho - Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka dhacay deegaan u dhexeeya degmooyinka Gubadleey iyo Warsheekh, kaddib markii ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ay gaareen halkaasi, iyagoo sheegay inay wadaan howlgal lagu ururinayo hubka sharci-darrada ah.   Sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah, dagaalka ayaa u dhexeeya ciidamada dowladda iyo ciidamo la sheegay...

Taliska gobolka Banaadir oo Soo Bandhigay Hub iyo Gaadiid Dagaal oo Lagu Qabtay Howlgal Ka Dhacay Cabdicasiis

Muqdisho – Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta degmada Cabdicasiis kusoo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo lagu qabtay howlgal ay sheegeen inuu qeyb ka yahay dadaallada lagu xakameynayo hubka sharci-darrada ah ee ku sugan magaalada Muqdisho.   Howlgalka ayaa ka dhacay degmada Cabdicasiis, halkaas oo ciidamada ammaanku ay ka sameeyeen baaritaanno la xiriira hubka iyo gaadiidka dagaalka...

Somali Opposition Warns Against Search of Former Army Chief’s Home

MOGADISHU, Somalia — Somalia's opposition coalition on Saturday warned against what it described as plans to search the residence of former Somali National Army commander General Odawaa Yusuf Rage, amid growing political and security tensions in the capital, Mogadishu.   In a statement, the Somali Future Council expressed concern over measures being taken by the federal government following an announcement by...

Madasha Samatabixinta oo Ka Digtay Qorshe Lagu Baarayo Guriga Gen. Odawaa Yuusuf Raage

Muqdisho – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Odawaa Yuusuf Raage, xilli ay sare u kacayaan xiisadaha amni iyo kuwa siyaasadeed ee ka taagan magaalada Muqdisho.   War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha Samatabixinta ayaa lagu sheegay in ay walaac ka qabaan tallaabooyinka ay...

Mucaaradka oo War Kasoo Saaray Howlgalka Hotel Elite iyo Xiisadda Ka Taagan Degmada Cabdicasiis

Muqdisho – Siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa war cusub kasoo saaray howlgal ay ciidamada dowladda ka fuliyeen Hotel Elite ee xeebta Liido iyo xiisadda maanta ka taagan degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir.   War kasoo baxay mucaaradka ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda ay si xoog ah ku galeen Hotel Elite oo ku yaalla xeebta Liido, isla markaana uu...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahadal la yeeshay dhigiisa Masar

Muqdisho - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ammaanay taageerada joogtada ah ee ay dowladda Masar la garab taagan tahay Soomaaliya, taas oo isugu jirta dhinacyada siyaasadda, horumarinta, iyo amniga xilli uu khadka telefoonka kula xiriiray dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty.   Sida ku cad qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar, Wasiir Badri ayaa mar kale xaqiijiyay...

WARAR KALE

Somali Referee Omar Artan Returns to Hero’s Welcome After US Entry Denial

MOGADISHU, Somalia — Somali international referee Omar Abdulkadir Artan returned to Mogadishu on Wednesday to a warm reception from supporters after being denied entry...

Madaxa AUSSOM iyo Wafdi ka Socday Safaaradda UK oo Ka Wada Hadlay Taageerada Nabadda...

Muqdisho – Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay...

Wadahadalladii Lagu Doonayay Siideynta 8 Badmaax oo Masaari ah laguna afduubtay xeebaha Soomaliya oo...

MUQDISHO - Wadahadalladii lagu doonayay in lagu sii daayo siddeed badmaax oo Masaari ah oo ay afduubteen burcad-badeed Soomaali ah ayaa fashilmay, kaddib markii...