Somali PM Says Government Focused on Security, Democratic Transition
MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre said the federal government is prioritizing security, institutional rebuilding and the implementation of an inclusive democratic system, as the country pushes ahead with political and economic reforms.
Speaking during celebrations marking Europe Day in Mogadishu, Barre praised the continued support provided by the European Union and its member states to Somalia,...
Dowladda Soomaaliya oo Xoogga Saaraysa Xoojinta Amniga iyo Dimuqraadiyadda
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si weyn diiradda u saartay xoojinta amniga, dib-u-dhiska hay’adaha dowladda iyo hirgelinta hannaan dimuqraadiyadeed loo dhan yahay.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay munaasabad lagu xusayay Maalinta Yurub (Europe Day) ayaa bogaadiyey taageerada joogtada ah ee Midowga Yurub iyo dowladaha xubnaha ka ah...
President Hassan Sheikh Mohamud Speaks on the Situation in Mogadishu and the Platform Provided by the Government to the Opposition
Mugadisho The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, spoke on the situation in Mogadishu and the discussions that emerged from today's protests and demonstrations.
The President said that the war is ready for dialogue and a peaceful platform to be provided for the space, to discuss the issues of dialogue and change.
He pointed out that it...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Xaaladda Muqdisho iyo Gogosha Dowladda u Fidisay Mucaaradka
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Muqdisho iyo doodaha ka dhashay is hortaagii maanta lagu sameeyay mucaaradka iyo bannaanbaxii baaqday.
Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda ay diyaar u tahay wada hadal iyo gogol nabadeed oo loo fidiyo mucaaradka, si looga wada hadlo arrimaha siyaasadeed iyo cabashooyinka jira.
Waxa uu tilmaamay in ay tahay...
Saraakiisha Ammaanka oo Shir Amni ku Yeeshay magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb – Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Cusmaan Cabdullaahi Maxamed Kaniif, ayaa shir guddoomiyay kulan amni oo ay yeesheen ciidamada qalabka sida, kaas oo ka qabsoomay magaalada Dhuusamareeb.
Kulanka waxaa ka qeyb galay saraakiil ka socotay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), iyadoo diiradda lagu saaray xaaladda guud ee amniga deegaannada...
Somalia launches first direct local elections in South West state
BAIDOA, Somalia, May 10 - Somalia on Sunday launched “one person, one vote” local elections across the South West state, marking a major shift away from the country’s long-standing indirect voting system.
Polling stations opened across several districts after the chairman of the National Independent Electoral and Boundaries Commission (NIEBC), Abdikariin Ahmed Hassan, officially announced the start of the vote.
Citizens...
Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgashay Shirweynaha ITF ee Jarmalka
Leipzig – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qeybgashay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Madasha Caalamiga ah ee Arrimaha Gaadiidka, International Transport Forum (ITF), oo lagu qabtay magaalada Leipzig intii u dhaxeysay 6–8 May.
Soomaaliya waxaa shirkan ku matalayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Cumar Afrax, kaas oo ka qeyb galay doodaha iyo kulamada looga hadlayay horumarinta...
Somalia attends global transport forum for first time
Leipzig, Germany, May 10 - Somalia has for the first time participated in the Annual Summit of the International Transport Forum (ITF), held in Leipzig, Germany, from May 6 to 8, Somali officials said.
Somalia was represented at the gathering by the Director General of the Ministry of Transport and Civil Aviation, Omar Afrah, who joined discussions on the development...
Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo Kormeeray Goobaha Doorashada
Baydhabo - ggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kormeer shaqo ku tagay goobaha ay ka socoto codbixinta doorashooyinka qof iyo cod ee lagu dooranayo Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada Dowladda Koonfur Galbeed.
Ujeeddada kormeerka ayaa ahayd u kuurgelidda habsami u socodka geeddi-socodka doorashooyinka, amniga goobaha codbixinta, iyo sida ay shacabka uga qeyb qaadanayaan doorashada.
Mudane...
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Ka Wada Hadlay Amniga iyo Doorashooyinka
Muqdisho - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay kulan laba geesood ah oo u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirrada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya taageera.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga, dhammaystirka dastuurka dalka, doorashooyinka tooska ah ee ka socda dalka iyo horumarka dhinaca dhaqaalaha iyo dib u habeynta dowladnimada.
Ra’iisul...










