AFRICOM iyo Militariga Nigeria oo Sheegay inay Dileen in Ka Badan 200 oo Boko Haram iyo Daacish ka Tirsan
Abuja – Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo militariga Nigeria ayaa sheegay inay si wadajir ah u fuliyeen howlgallo lagu beegsaday kooxaha Boko Haram iyo Daacish ee ka dagaallama waqooyi-bari Nigeria, kuwaas oo lagu dilay in ka badan 200 xubnood oo ka tirsan kooxahaasi.
AFRICOM ayaa qoraal ay ku baahisay barta X ku sheegtay in howlgaladaasi ay qayb ka yihiin...
Somalia Regrets U.S. Entry Denial for CAF Referee Omar Artan
MOGADISHU – Somalia's foreign ministry on Thursday expressed "deep regret" over the United States' decision to deny entry to internationally acclaimed Somali referee Omar Abdulkadir Artan, saying diplomatic efforts to facilitate his travel had failed.
In a statement, the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation said Artan, named the 2025 Confederation of African Football (CAF) Referee of the Year,...
Ciidamada Danab oo Howlgallo Amni iyo Dib-u-Heshiisiin ka Fuliyay Yaaqbariwayne
Yaaqbariwayne, Shabeellaha Hoose – Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad Komaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah iyo dadaallo dib-u-heshiisiin bulsho ka fuliyay deegaanka Yaaqbariwayne ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Howlgalladan ayaa lagu sheegay kuwo lagu xoojinayo amniga shacabka, laguna wiiqayo dhaq-dhaqaaqyada kooxda Al-Shabaab ee ka jira deegaannada gobolka. Ciidamada ayaa sidoo kale diiradda saaray kor u qaadista nabadda, wada noolaanshaha bulshada...
Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Diidmada Gelitaanka Garsoore Cumar Cartan ee Mareykanka
Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aanka dowladda Mareykanka ay ugu diidday gelitaanka garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, iyadoo muujisay sida ay uga xun tahay arrintaasi.
War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in Garsoore Cumar Cartan, oo loo aqoonsaday Garsooraha Sanadka ee Xiriirka Kubadda Cagta...
Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute
MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from a preliminary agreement and demanded additional ransom payments, officials said.
El-Sayed El-Shazly, head of Egypt's Maritime Officers Association, told local media that talks had stalled after the pirates sought more money than had been agreed during...
Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed
BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi.
Sida ay shaacisay Guddiga Doorashooyinka, Aadan Madoobe ayaa helay 88 cod, halka musharraxii la tartamayay, Cabdicasiis Maxamed Jawaari, uu helay hal cod oo keliya.
Natiijada doorashada ayaa ka dhigan guul siyaasadeed oo weyn oo...
Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election
BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a landslide parliamentary vote, according to the regional election commission.
Madobe secured 88 votes in the presidential election, while his sole challenger, former Speaker Abdiaziz Mohamed Jawari, received one vote, the Federal Elections Commission said.
The vote marks...
Somali PM Hails Referee Omar Artan as Symbol of Hope After World Cup Setback
MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday paid tribute to internationally recognized referee Omar Artan, saying the official's dream of officiating at the FIFA World Cup may have been delayed but not diminished, as he praised his contribution to football and his inspirational legacy.
Speaking after hosting Artan in Mogadishu, Barre described the veteran referee as...
Garsoore Cumar Cartan oo Muqdisho Dib ugu Soo Laabtay, Looguna Sameeyay Soo Dhaweyn Heer Sare ah
Muqdisho – Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inuu galo dalka Mareykanka halkaas oo lagu waday inuu ka qeyb galo garsooridda tartanka Koobka Adduunka.
Garsoore Cartan oo ka mid ah garsoorayaasha ugu magaca dheer qaaradda Afrika isla markaana ay aqoonsan tahay FIFA, ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan...
Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo Ka Qayb Gashay Xuska Maalinta Afrika ee Dooxa
DOOXA – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Dooxa ayaa ka qayb gashay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, taas oo ay soo qabanqaabiyeen Kooxda Safiirrada Afrika ee dalka Qatar, iyadoo ay kasoo qeybgaleen wakiillo diblomaasiyadeed oo ka socday dalalka Afrika ee laga aqoonsan yahay Qatar.
Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay dhaqamada kala duwan iyo hodantinimada hiddaha iyo dhaqanka dalalka Afrika, iyadoo...












