Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Abiy Axmed oo sheegay in Nabadda Geeska Afrika ku xiran tahay Itoobiya oo hesha marin badeed

ADDIS ABABA - Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa markale ku celiyay mowqifkiisa ku aaddan muhiimadda ay leedahay in dalkiisu helo marin badeed, xili Addis Ababa isha ku hayso dekada Casab ee dalka Eritrea, taasoo xadka Itoobiya aad ugu dhaw.   Wareysi qoto dheer oo uu siiyay Telefishinka Qaranka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa xusay in Geeska Afrika uusan heli doonin nabad...

Arab, Islamic Countries Condemn Israel for Appointing Diplomatic Representative to ‘Somaliland’

RIYADH - The foreign ministers of several Arab and Islamic countries slammed Israel on Saturday for announcing the appointment of a diplomatic representative to the so-called “Somaliland” in “flagrant violation of the sovereignty, unity, and territorial integrity of Somalia.”   The ministers reiterated their “unequivocal rejection of all unilateral measures that undermine the unity of states or infringe upon their sovereignty.” They...

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka oo khudbad muhiim ah ka jeediyay shirweynaha Baarlamaanada Adduunka

Istanbul - Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirweynaha Baarlamaanada Adduunka ee ka socda magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.   Guddoomiye ku-xigeenka ayaa khudbadiisa si gaar ah ugu dul istaagay ajendaha shirka oo ahaa kobcinta rajada, sugidda nabadgelyada iyo hubinta caddaaladda jiilalka mustaqbalka. Wuxuu xusay...

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ka qayb galay Kalfadhigii 47-aad ee Xuquuqda Carruurta Afrika

Lesotho - Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS, Maryan Cali Abuukar, ayaa ka qayb gashay Kalfadhigii 47-aad ee Guddiga Khubarada Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta.   Kalfadhigan oo ka dhacay dalka Lesotho ayaa diiradda lagu saaray horumarinta iyo ilaalinta xuquuqda carruurta ee qaaradda Afrika, iyadoo la isla falanqeeyay...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Xuseen Khaasim Yuusuf iyo Agaasimihii hore Mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow.   Munaasabadda xilwareejinta oo si rasmi ah u dhacday ayaa lagu soo bandhigay wax-qabadkii ay hay’addu gaartay muddadii la soo dhaafay, iyo sidoo kale...

Musharrax Khayre iyo bulshada oo ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed iyo mustaqbalka dalka

Muqdisho - Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kulamo siyaasadeed ka wada magaalada Muqdisho, ayaa la kulmay qaybo kala duwan oo bulshada ka mid ah, gaar ahaan dhallinyarada iyo haweenka oo door muhiim ah ka ciyaara horumarka iyo mustaqbalka Soomaaliya.   Kulamadan oo ka dhacay hoyga uu ka degan yahay Muqdisho ayaa diiradda lagu saaray aragtiyaha, talooyinka iyo walaacyada ay qabaan...

Dalal badan oo Islaami ah oo cambaareeyay tallaabada Israa’iil ee Somaliland

Islamabad - Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si wadajir ah u muujiyay diidmo xooggan oo ay ka qabaan tallaabo ay Israa’iil  ay wakiil diblomaasiyadeed ugu magacawday gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ee Somaliland, iyagoo ku tilmaamay arrin si cad uga hor imaanaysa madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Dalalkan oo kala ah Jamhuuriyadda Pakistan, Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar,...

Somali president meets Serbian prime minister to boost cooperation

ANTALYA, Turkey — Somalia’s president met Serbia’s prime minister Saturday on sidelines of a diplomacy forum, discussing stronger bilateral relations and cooperation.   President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Serbian Prime Minister Đuro Macut during the Antalya Diplomacy Forum, focusing on deepening ties between countries. The leaders emphasized longstanding relations between Somalia and Serbia, dating back to 1960 and the Non-Aligned...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulamy Ra’iisul Wasaaraha Serbia+SAWIRRO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan laba-geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Serbia, Prof. Dr. Đuro Macut, intii ay soctay Madasha 5-aad ee Diblomaasiyadda Antalya (ADF2026) oo ka qabsoontay magaaladda Antalya ee dalka Turkiga, halkaas oo ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah iyo kor u qaadista iskaashiga guud ee labada dal.   Labada...

Hoggaamiye Jibriil Cabdirashiid oo kormeer shaqo ku tagay wasaaradaha Koonfur Galbeed

Baydhabo — Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tagay qaar ka mid ah wasaaradaha muhiimka ah ee maamulkaas, si uu u qiimeeyo habsami u socodka adeegyada dowladda.   Wasaaradaha uu kormeeray waxaa ka mid ahaa Amniga, Cadaaladda, Arrimaha Gudaha, Caafimaadka, Dastuurka iyo Gargaarka. Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu dardargelinayo shaqada...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...

Saddex Askari oo Ku Dhaawacmay Weerar Al-Shabaab ku Qaadday Xero Ciidamo oo ku Taalla...

MANDHEERA - Saddex askari oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa ku dhaawacmay kadib markii dagaalyahanno looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay...