Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Djibouti President Ismail Omar Guelleh wins sixth straight term

Djibouti's President Ismail Omar Guelleh on Saturday claimed a landslide victory in an election that secured his sixth straight term at the helm of the strategically placed Horn of Africa nation.   Guelleh won Friday's presidential election with 97.8 percent of the vote, according to official results. He beat his sole opponent Mohamed Farah Samatar, little known by the general public, who...

Somali Security forces seize explosives-laden tuk-tuk in Mogadishu

MOGADISHU - Somali Security forces in Mogadishu late Friday intercepted a tuk-tuk loaded with mortars and improvised explosive devices allegedly prepared by Al-Shabaab, following intelligence provided by residents, officials said.   Authorities said the operation took place at around 23:40 local time after security units tracked suspicious movements in and around the Deyniile District. During the raid, forces seized a tuk-tuk carrying...

Guddiga Doorashooyinka Jabuuti oo ku dhawaaqay natiijada doorashada

Jabuuti – Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ku dhawaaqay in doorashada madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacday uu ku guuleystay Ismaaciil Cumar Geelle, kaddib markii uu helay aqlabiyadda codadka dadweynaha.   Guddiga ayaa sheegay in doorashadu u dhacday si nabad ah, isla markaana natiijada ay muujinayso taageerada ballaaran ee shacabka reer Jabuuti ay u hayaan madaxweynaha. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti,...

Dowlada federaalka Soomaaliya oo sheegtay in dalka dhawaan uu geli kobac dhaqaale.

Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee qodista shidaalka ee Çağrı Bey, kaasi oo si rasmi ah u billaabaya howlaha qodista shidaalka Soomaaliya.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in imaanshaha markabka Çağrı Bey ay tahay tallaabo qaran oo dalkeenna u horseedaysa horumar dhaqaale, koboc maalgashi iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaabilay Wasiirka Tamarta Turkiga

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa  Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday dalka Turkiga, kaas oo uu hoggaaminayay Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ee dalkaas, Alparslan Bayraktar.   Kulanka Madaxweynaha iyo wafdiga Turkiga ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istaraatiijiga ah ee laba geesoodka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkey, iyadoo si gaar...

Somalia welcomes Turkish drillship to launch offshore oil exploration

MOGADISHU — Hassan Sheikh Mohamud on Friday attended a ceremony marking the arrival of the modern oil drilling vessel Çağrı Bey, which is set to officially begin petroleum exploration operations in Somalia, officials said.   Speaking at the event held at the Port of Mogadishu, the Somali president described the vessel’s arrival as a “national step” toward economic growth, increased investment...

Somalia, Turkey Discuss Energy Cooperation as Drilling Efforts Advance

MOGADISHU, April 10 — Hassan Sheikh Mohamud on Friday received a high-level delegation from Turkey led by Energy and Natural Resources Minister Alparslan Bayraktar at the presidential palace in the capital, officials said.   The meeting at Villa Somalia focused on strengthening strategic bilateral ties between Somalia and Turkey, with particular emphasis on cooperation in energy, natural resources and the blue...

Ra’iisul Wasaaraha oo Xiray Tartanka Orodka Toddobaadka Nabadda iyo Horumarka Muqdisho

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay isla markaana si rasmi ah u xiray tartanka orodka ee Toddobaadka Ciyaaraha Nabadda iyo Horumarka ee ka dhacay magaalada Mogadishu.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale orday qayb ka mid ah masaafada 3 kiiloomitir, iyadoo tartanka sanadkan ay ka qeyb galeen ku dhowaad 300 oo orodyahan...

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Tamarta Turkiga

Muqdisho – Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire, ayaa magaalada Mogadishu ku soo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee dalka Turkiga, Alparslan Bayraktar.   Wafdigan ka socda dowladda Turkiga ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana soo dhaweynta ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda...

Somali army land forces chief meets partners to boost joint operations

MOGADISHU – The commander of the land forces of the Somali National Army held talks in Mogadishu with officials from the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia and allied countries, focusing on strengthening security cooperation and accelerating joint operations against militant groups, officials said.   Sahal Abdullahi Omar, a major general in the Somali National Army, met senior officers...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...