Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Taliyaha Ciidanka Dhulka CXDS oo Kormeer iyo Dhiirrigelin u Tagay Ciidamada ku Sugan Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose - Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil sare oo ka tirsan Xoogga Dalka, ayaa kormeer shaqo iyo dhiirrigelin ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose.   Kormeerkan ayaa waxaa Taliyaha ku wehlinayay Taliyaha Guutada 16-aad Kumaandooska Danab, Col. Cabdicasiis...

Israel appoints first-ever ambassador to Somaliland following recognition

TEL AVIV – Israel has appointed its first-ever ambassador to Somaliland, officials confirmed Thursday, marking a significant diplomatic escalation following the Israeli government’s recent decision to recognize the breakaway region's independence. Michael Lotem, a veteran diplomat, becomes the first person to hold the post. Lotem previously served as Israel's ambassador to Kenya, Azerbaijan, and Kazakhstan, and most recently held the...

Turkiga oo u weecday shidaalka Soomaaliya si ay u daboosho baahida tamarta ee dalkooda ka taagan

ANKARA - Xukuumadda Ankara ayaa shaaca ka qaadday inay dardargelinayso qorshaheeda ay ku raadsanayso kheyraadka tamarta ee dibadda, iyadoo tilmaantay in baaritaannada shidaal ee ay ka kawado badda Soomaaliya ay xal u yihiin baahida weyn ee dhanka tamarta ee dalka Turkiga.   Maadaama Turkigu yahay waddan ay ku nool yihiin dad ka badan 86 milyan, wuxuu wajahayaa caqabad dhanka dhaqaalaha ah...

Turkey eyes Somali oil to shore up domestic energy security

ANKARA – Turkey is accelerating its offshore energy exploration in Somalia to secure its domestic power needs and reduce a heavy reliance on foreign imports, the government announced Thursday. Ankara has identified the oil and gas reserves off the Horn of Africa as a strategic solution to its chronic energy deficit. With a population exceeding 86 million, Turkey currently imports...

Dowladda Nigeria oo Digniin Ka Soo Saartay Weerar Ka Imaan Kara Boko Haram

Abuja  - Dowladda Nigeria ayaa soo saartay digniin amni oo culus kadib markii ay soo baxeen xog muujinaysa suurtagalnimada weerarro ay fulin karaan kooxda Boko Haram iyo kooxaha la bahoobay. Ciidamada ammaanka dalka ayaa durba galay heegan sare si ay uga hortagaan khatarahaasi.   Warbixin gudaha ah oo ay daabacday wakaaladda wararka AP, ayaa tilmaamaysa in bartilmaameedyada la qorsheeyay ay ka...

DFS oo si adag u cambaareysay tallaabadii ugu dambeysay ee Israa’iil

Muqdisho – Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay si kulul ugu cambaareysay tallaabadii ugu dambeysay ee Dowladda Israa’iil ee la xiriirta magacaabista wakiil diblomaasiyadeed oo loo diraayo gobollada waqooyi ee Soomaaliya.   War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in tallaabadan ay si toos ah u jebinayso madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ay ka...

Israa’iil oo Markii ugu Horreysay Danjire u Magacawday Somaliland

Muqdisho – Israa’iil ayaa markii ugu horreysay danjire u magacawday Somaliland, iyadoo tallaabadan ay ku timid xilli la sheegay in labada dhinac ay xoojinayaan xiriir dhinacyo badan leh.   Danjirahan oo lagu magacaabo Michael Lotem ayaa noqonaya diblomaasigii ugu horreeyay ee xilkan loo igmado. Lotem ayaa horay safiir uga soo noqday dalal ay ka mid yihiin Kenya, Azerbaijan iyo Kazakhstan, sidoo kale...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Amar Ka Soo Saaray Isticmaalka Shilin Soomaaliga

Muqdisho – Kadib xiisado labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka taagnaa suuqyada magaalada Muqdisho, gaar ahaan diidmada isticmaalka lacagta Shilin Soomaaliga ee ka dhacday qeybo ka mid ah caasimadda, ayaa Maamulka Gobolka Banaadir soo saaray amar rasmi ah oo ku saabsan adeegsiga lacagta dalka.   Xiisaddan ayaa saameyn xooggan ku yeelatay isu socodka maciishada iyo ganacsiyada yar yar, iyadoo dad badan...

Hoggaamiye Jibriil oo qaabilay siyaasiyiin ka soo jeeda Shabeellaha Hoose

Baydhabo – Hoggaamiyaha ku meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kulan wada-tashi ah la qaatay siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolka Shabeellaha Hoose.   Kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada magaalada Baydhabo ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqeynta siyaasadeed, dardargelinta nabadeynta, iyo horumarinta adeegyada bulshada ee gobolka. Sidoo kale, waxaa si qoto dheer looga wada hadlay...

Somali army, allies conduct airstrikes against al-Shabab in several regions

MOGADISHU — Somalia’s national forces, backed by international partners, carried out a series of airstrikes targeting the Islamist militant group al-Shabab in multiple regions, officials said.   The strikes targeted areas in Tardho in the Hiiraan region, Ugunji in Lower Shabelle, Daynuunaay in Bay and Qumbi in Lower Juba, according to a statement. Officials said six airstrikes were conducted, hitting what they...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...