Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Warfaafinta oo Qaabilay Sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Raisedon Zenenga.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarka ay Soomaaliya ka sameyneyso dhinacyada kala duwan, oo ay ka mid yihiin amniga, siyaasadda, dib-u-heshiisiinta, dhaqaalaha, iyo adeegyada arrimaha bulshada. Wasiirka Warfaafinta ayaa uga...

Tababar Aqoon Is-Weydaarsi ah oo ku Saabsan Baarista U Hoggaansanaanta Sharciga oo ka Furmay Ankara

Ankara – Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Maxkamadda Xisaabaadka Turkiga ayaa si wadajir ah magaalada Ankara uga furay tababar aqoon is-weydaarsi ah oo ku saabsan baarista u hoggaansanaanta sharciga.   Tababarkan ayaa waxaa ka qaybgalaya hawl-wadeeno ka socda Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS iyo sidoo kale xafiisyada hantidhowrka guud ee dowlad goboleedyada dalka, iyadoo diiradda la saarayo kor...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hoygiisa ku qaabilay Isimada Puntland

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoygiisa ku qaabilay, kulan casho ahna kula qaatay qaar ka mid ah isimada Puntland oo booqasho ku joogay caasimadda dalka.   Isimada la kulmay Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka mid ahaa Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin, Suldaan Mursal, iyo Suldaan Maxamuud Xaaji Cabdullaahi, kuwaas oo...

Soomaaliya oo si Rasmi ah u Gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Addis Ababa - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta kaasi oo ay Soomaaliya horey u meel marisay.   Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa waxaa si rasmi ah nuqulka loogu wareejiyey Mudane Moussa Mohamed Omar...

Xisbiga Himilo Qaran oo Ka Digay Dhammaadka Muddo-xileedka Hay’adaha Dastuuriga ah

Muqdisho – Xisbiga Himilo Qaran ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu si adag ugu sheegay in uu dhammaaday muddo-xileedkii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BJFS), taasoo uu ku tilmaamay xaalad halis gelin karta hannaanka dowladnimada dalka.   War-saxaafadeedka ayaa lagu xusay in sida ku cad Dastuurka Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan Qodobka 60-aad, muddada Baarlamaanka ay tahay afar sano oo ka bilaabata maalinta...

UN Delegation Visits Baidoa for Talks with SouthWest State Leader

BAIDOA, Somalia — A senior delegation from the United Nations visited Baidoa on Tuesday and held talks with leaders of Somalia’s South West state on political developments, cooperation and state-building efforts.   The delegation was received at the presidential palace by the interim leader of South West State, Jibril Abdirashid Haji Abdi, according to local officials. The UN team was led by...

Wafdi ka socda QM oo gaarey magaaladda Baydhabo

Baydhabo, Abriil,14,2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay.   Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay Madaxa Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Mudane Vikram Parekh iyo Madaxa Siyaasadda Qaramada Midoobay ee u qaabilsan Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Morgan Dube. Kulanka oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Arimaha Gudaha,...

Former President Warns Somalia Entering “Dangerous Phase” Amid Electoral Uncertainty

MOGADISHU — Former Somali president Mohamed Abdullahi Farmaajo warned Tuesday that Somalia has entered a “dangerous phase” that could affect national security, unity and state institutions, citing uncertainty surrounding elections and the democratic process.   In a statement, Farmaajo said ambiguity over electoral arrangements was the main driver of the current situation, stressing that the mandate of the Federal Parliament expired...

Somalia Enters Political Uncertainty as Parliament Term Expires

MOGADISHU — The four-year term of Somalia’s 11th parliament expired on Tuesday, pushing the Horn of Africa nation into a sensitive political phase amid mounting tensions over elections and constitutional changes.   Despite the parliamentary mandate ending, President Hassan Sheikh Mohamud still has about one month remaining in his term, a situation the officials say could further complicate the political landscape. The...

Somali Army, Jubaland Forces Launch Major Operations in Jubba Regions

MOGADISHU — Somalia’s national army and Jubbaland security forces have launched a large-scale military operation across parts of the Lower and Middle Jubba regions, targeting suspected Al-Shabaab positions, officials said Tuesday.   The joint offensive is focused on areas under the districts of Jilib, Xagar and Afmadow, where troops reportedly advanced through several localities including Waraha Qalley, Farshabeel, Jigees, Qaawiley and...

WARAR KALE

Safiirka Soomaaliya Ee Pakistan Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Afrika 2026

ISLAMABAD – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Pakistan, Mudane Sheekh Nuur Maxamed Xasan, iyo diblomaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska Maalinta Afrika...

Soomaaliya Oo Saxiixday Baaqa Wadajirka ah Ee Afrika Ee Horumarinta Sayniska Badaha

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa ka qaybgalay shir doceed lagu qabtay intii...

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...