Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed
Baydhaba - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray arrimo muhiim u ah dalka, oo ay ka mid yihiin xoojinta nabadda iyo dib u heshiisiinta bulshada, adkeynta geeddi-socodka dimuqraadiyeynta, gurmadka abaaraha, iyo horumarinta dowladnimada.
Madaxweyne Xasan Sheekh...
Somalia army chief praises joint operations, promises rewards for troops
BAIDOA, Somalia — Somalia’s army chief, Gen. Ibrahim Mohamed, on Sunday praised troops for what he described as significant gains achieved during joint security operations stretching from Mogadishu to Baidoa, pledging to reward soldiers for their efforts and bravery.
Speaking to forces in Baidoa, Mohamed said the operations were critical to strengthening security and preventing attacks by militant groups, adding...
Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Ku Bogaadiyay Howlgallada Muqdisho ilaa Baydhaba
Baydhabo – Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka, Ibraahim Maxmed, ayaa ciidamada ku bogaadiyey guulaha ay ka gaareen howlgalladii wadajirka ahaa ee ka dhacay Muqdisho ilaa Baydhaba, isaga oo balanqaaday in lagu abaal marin doono dadaalkooda iyo geesinimadooda.
Taliyuhu wuxuu tilmaamay in howlgalladan ay muhiim u yihiin sugidda nabadgelyada iyo ka hortagga kooxaha argagixisada, isla markaana ay muujinayaan awooda iyo isku duubnida...
Markabka Qodista Shidaalka ee Turkiga oo Soo Gaari Doona Soomaaliya si uu u Bilaabo Howlgalka Badda
Muqdisho – Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Turkey, Alparslan Bayraktar, ayaa shaaca ka qaaday in markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey uu Jimcaha soo gaari doono Soomaaliya, halkaas oo uu ka bilaabi doono howlgalka ugu horreeya ee qodista shidaalka ee badda Soomaaliya.
“Jimcaha, markabkeena Çağrı Bey wuxuu imaan doonaa Soomaaliya. Markabkan ayaan ku bilaabi doonaa howlgalka qodista badda ee...
Somalia, Sudan sign diplomatic passport visa waiver deal
MOGADISHU — Somalia and Sudan have signed a visa exemption agreement for holders of diplomatic passports, in a move aimed at strengthening bilateral relations and facilitating diplomatic cooperation between the two countries, officials said.
The deal was concluded on April 2 during the second session of the Somalia–Sudan Political Consultation Committee, jointly chaired by Hamse Adan Haadow, Permanent Secretary at...
Somali minister meets women’s groups in Baidoa to discuss rights, challenges
MOGADISHU — Somalia’s Minister of Family and Human Rights Development, Khadiija Mohamed Al-Makhzoumi, held talks with women’s organizations in Baidoa, the interim capital of the South West state, focusing on the situation facing women in the region, officials said.
The meeting brought together representatives of women’s groups who briefed the minister on living conditions, key challenges and basic needs affecting...
Soomaaliya iyo Suudaan oo kala saxiixday heshiis is-dhaafsi fiiso diblomaasiyadeed
MUQDISHO - Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa si rasmi ah u kala saxiixday heshiis is-dhaafsi fiiso oo u gaar ah dadka sita baasaboorrada diblomaasiyadeed, tallaabadan oo loo arko mid muhiim u ah xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo fududeynta wada shaqeynta diblomaasiyadeed ee labada dal.
Heshiiskan ayaa la gaaray 2-da Abriil, intii uu socday kalfadhigii labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed...
Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka Koonfur Galbeed
MUQDISHO - Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa kulan muhiim ah kula qaadatay ururrada haweenka magaalada Baydhabo, xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Kulankan oo diiradda lagu saaray xaaladaha haweenka ku nool Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socday ururrada haweenka, kuwaasi oo wasiirka uga warbixiyay...
Xubno katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose – NISA
MUQDISHO - NISA ayaa fulisay howlgal gaar ah oo qorsheysan, kaasoo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay hay'adda ku sheegtay war-saxafadeed ay soo saartay Maanta.
Waxaa howlgalka oo ciidan ajnabi ah ka qeyb-qaatay lagu bartilmaameedsaday xarumo iyo Dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Madaxtooyadda Koonfur Galbeed oo loo magacaabey agaasime cusub
BAYDHABO - Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.









