Somali Finance Minister Highlights Significant Domestic Revenue Growth in 2024
MOGADISHU, Somalia - Somali Finance Minister Bihi Egeh has recently announced a notable increase in the country's domestic revenue, demonstrating a positive trend in the first quarter of 2024.
The growth in domestic revenue is primarily attributed to the sectors of housing and transport, showcasing a significant development in the nation's economic landscape.
In his quarterly report, Minister Egeh announced a...
Somali President Commemorates Europe Day, Reinforces Commitment to Strengthen EU Ties
MOGADISHU, Somalia - On May 8, 2024, Somali President Hassan Sheikh Mohamud attended an event to commemorate Europe Day, where he expressed his gratitude for the European Union's (EU) support to Somalia and reaffirmed Somalia's commitment to strengthening ties with the EU.
The President's participation in the event highlights the importance of the relationship between Somalia and the EU in...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inuu kordhay dakhliga gudaha + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bixi Imaan Cige oo maanta shir jaar'id ku qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka warbixiyay hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda dalka iyo horumarka laga sameeyay arrimaha dhaqaalaha iyo sare uqaadidda dakhliga gudaha dalka.
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa sheegay in affartii bilood oo ugu la soo dhaafay Wasaaradda...
Wasiirka arrimaha gudaha oo booqday xarunta gurmadka deg-dega ah ee SoDMA
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Md. Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta tagay xarunta Qaran ee howlgalada gurmadka deg-deg ah ee SoDMA , waxaana xaruntaan ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallim Cabdulle iyo ku xigeenkiisa.
Wasiirka ayaa hay’adda waxa ay ugu warbixisay xaladihii ugu danbeeyey ee cabsida roobka gu'ga, Dedaallada hay’adda ay wado,...
Somalia Takes First Step Towards National ID System with Consultation Workshop
MOGADISHU, Somalia - Somalia's Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, Ali Yusuf Ali Hosh, opened the National Identification and Registration Authority's (NIRA) consultation workshop today, marking a significant milestone in the country's journey towards establishing a comprehensive National ID system.
The event, held in the capital city, brought together key figures from the Federal Member States and the Benadir...
Sawirro: Shir u dhexeeyo DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf Cali ayaa furay Kulanka wadatashiga Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir ee Dib-u-eegista Qorshaha Hawlgelinta Nidaamka Aqoonsiga Qaran (SNID) oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA.
Maareeyaha Hay’adda NIRA Mudane Abdiweli Timacade oo sharaxay ujeedada kulanka ayaa sheegay in muhiimadda Shirkaan uu...
Daawo: Sarkaalkii lagu dilay degmada Boondheere oo lagu aasay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa maanta qabuuro ku yaalla magaalada Muqdisho lagu aasay sarkaalkii dhawaan lagu dilay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.
Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Sayid-Cali Cabdu Cadde ayaa ku dhintay is rasaaseyn ka dhacday degmada Boondheere, wuxuuna kamid ahaa saraakiisha ciidamada Xoogga dalka ee lagu soo tababaray dalka Eritrea.
Dilka sarkaalkan ayaa waxaa ka dhashay xiisad...
Amnesty International Accuses Somali Military of Civilian Killings in Drone Strikes
MOGADISHU, Somalia - Amnesty International has released a new report accusing the Somali military of killing 23 civilians, including 14 children and five women, during drone strikes conducted with support from Turkish drones on March 18, 2024.
The strikes, which targeted Islamist insurgents in the southern Somali region of Lower Shabelle, also resulted in injuries to 17 other civilians, including...
Amnesty International oo eedeyn culus u jeedisay Milatariga Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International ayaa sheegtay in duqeymo mataano ah oo ay fuliyeen militariga Soomaaliya, oo adeegsanaya diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga, lagu dilay 23 qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan 14 carruur ah, bishii Maarso, iyadoo ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo “dambiyo dagaal.”
Sida ay sheegtay Amnesty, duqeymahan...
SoDMA oo qabatay shir ku saabsan dardar-gelinta howlaha gurmadka
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Muqdisho ku qabatay shir Seddexdii biloodba mar dhaca, kaas oo looga hadlaayay dardar gelinta howlaha la xariira gurmadka deg-degga ah.
Shirkan waxaa si gaar ah loogu lafa guray sidii la iskaga kaashan lahaa gurmadka deg degga ah iyo isku-duwidda dhammaan howlaha la xariira gurmadka deg degga ah.
Shirkan ayaa loogu tala...










