DF Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaal beeleedyada ka jira K/Galbeed
MUQDISHO (SMN) - Madaxda Wasaaradda arrimaha gudaha XFS ayaa ku baaqday in la joojiyo dagaal beeleedyo ka socda deegaanno hoostaga maamulka Koofur Galbeed.
Wasiiru dowlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha XFS Saadaad Caliyow oo ka hadlay colaadaha ka soo cusboonaday degmooyinka Diinsoor,Burhakaba ,Baraawe,Qoryooleey ayaa baaq farriin ah oo lagu qaboojinaayo dagaaladaasi u diray maamulka K/Galbeed iyo hoggaamiyaasha bulshada ee deegaanadaasi.
Wasiiru dowlaha waxa...
Somalia: Galmudug state claims Victory in war Against Al-Shabaab
DHUSAMAREB, Somalia - In a recent announcement, Galmudug's Minister of Information, Abshir Abdi Shikow, revealed that the Al-Shabaab group is now severely depleted within the state's territories.
The Minister attributed this development to the Galmudug administration's concerted efforts to liberate its regions from the control of Al-Shabaab militias, which have been a source of turmoil for the residents of Galmudug...
Ku dhawaad 80 qof oo shuban-biyood ku dilay Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Ugu yaraan 75 qof ayaa Soomaaliya ugu dhintay cudurka shuban biyoodka tan iyo bishii Jan. ee sanadkan, iyadoo ay sare u kaceen kiisas cusub ee la dhigayo isbitaalada dalka, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dowlada Federaalka.
Waxaa illaa hadda la diiwaangeliyay 7,235 xaaladood oo cusub. Wasaaradda Caafimaadka iyo Adeegga Aadanaha ayaa sheegtay in 64 boqolkiiba ay yihiin...
Maxamuud Macallin oo Turkiga kala hadlay kordhinta gargaarka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Safiirka dalka Turkiga Ambassador Alper Aktas, ayaa wadajir u shir guddoomiyay kulan ay hoggaanka SoDMA la yeesheen madax ka socotay hay’adaha Turkiga ee dalka ku sugan, sida; Turkiye Diyanet Foundation iyo Turkish Red Crescent (Kizilay).
Kulanka oo daba socday is arag sanadkii hore ka dhacay dalka Turkiga...
EU Warns Against Ransom Payments to Somali Pirates
MOGADISHU, Somalia - The European Union (EU) has issued a stern warning against paying ransom to Somali pirates, citing concerns that such payments could fuel further hijackings in the Indian Ocean and the Gulf of Aden.
This warning comes in the wake of a recent incident in which a Bangladeshi company paid $5 million to secure the release of the...
Kenyan Chief of Defence Forces Francis Ogolla is dead
NAIROBI, Kenya - The Chief of Defence Forces Francis Ogolla is dead. Ogolla died after a chopper he was travelling in alongside other officials crashed in Kaben, Marakwet East on Thursday.
Ogolla took over as CDF on April 28, 2023.
The chopper is said to have been carrying 12 people including officers of the rank of General when it went down.
Witnesses...
Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen oo kulamo ka wada magaalada Nairobi
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Safar Shaqa ku jooga Magaalada Narobia ee Dalka kenya ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowlada Denmark ufadhiya Soomaaliya Steen Sonne.
Madaxweyne Laftagareen iyo Danjire Steen Sonne ayaa ka Wada hadlay Mashaariicda socda sidii loo kordhin lahaa, waxna looga qaban lahaa Arimaha Barakacayaasha, Isbedelka Cimilada,Taageerida Xuquuqda Aadanaha iyo Kaabiyaasha...
Ciidamada badda Soomaaliya & kuwa caalamiga ah oo dhoolatus sameeyay
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Ilaalada Xeebaha Booliiska iyo Hawlgalka Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya loona yaqaano (ATALANTA) ayaa fuliyay layli mideysan ay ku qaateen Markabka dagaalka lagu magacaabo (CANARIAS) ee Dalka Spain gudaha biyaha Soomaaliya.
Layligaan ayaa xambaarsanaa qaababka la dagaalanka burcad-badeedka, dhaca hubeysan ee badda iyo ka hortagga maagelinta sharci darrada ah ee dembiilayaasha iyo shabakadaha Argagixisada.
Layligaan wuxuu...
Faah-faahino kasoo baxaya dagaal mar kale ka dhacay degmada Qoryooley
QORYOOLEY (SMN) - Wararka laga helayo degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhexeeyay labo maleeshiyo beeleed oo wada daga halkaasi.
Dhinacyada ayaa isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, kuwaasi oo laga maqlayay deegaanada ku dhow dhow Qoryooley.
Sidoo kale waxaa jira khasaare leh dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac...
Midowga Yurub oo ansixiyay malaayiin loogu talagalay ciidanka Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Midowga Yurub ayaa sheegay in ay ansixiyeen lacag dhan 116.9 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah oo loogu talagalay dadaallada lagu wiiqayo awoodda Al-Shabaab, isla markaana lagu xasilinayo Soomaaliya.
Lacagahan oo ay ansixiyeen Guddiga Siyaasadda iyo Amniga ee Golaha Midowga Yurub Talaadadii, ayaa lagu taageerayaa hannaanka kala guurka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay mas'uuliyada amniga ugala...













