Somalia intelligence operations destroy Al-Shabaab bomb sites, kill fighters
Mogadishu — Somalia’s intelligence agency said Wednesday its forces, working with international partners, carried out coordinated operations that destroyed facilities used by Islamist militants for bomb-making, weapons repair and fighter mobilisation.
The National Intelligence and Security Agency (NISA) said the first operation targeted hidden sites in Kuunyo Barrow, in the Lower Shabelle region, where the Al-Shabaab group allegedly manufactured explosives and...
Somalia parliamentary speaker meets commanders in Baidoa after road-clearing operation
Mogadishu, Somalia — Somalia’s parliamentary speaker held a high-level security meeting in the interim South West regional capital of Baidoa on Wednesday with senior army commanders following operations to secure a key road linking the city to the capital, officials said.
Sheikh Adan Mohamed Nur, commonly known as Madoobe, met officers of the Somali National Army, including commanders from the...
Somali Youth Awarded for Promoting Positive Content as ‘Daaci2026’ Program Concludes
MOGADISHU, Somalia. In a glitzy ceremony marking a milestone for Somali digital creativity, the “Daaci 2026” program concluded its inaugural season in Mogadishu on Monday, March 30, rewarding young content creators for spreading positive social and religious messages during the holy month of Ramadan.
The initiative, launched by Nasiye, a startup founded by young entrepreneurs providing IPTV services, was supported...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xariga ka Jaray Waddada Sheekh Cali Suufi
Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xarigga ka jaray waddada Sheekh Cali Suufi ee degmada Hodan, ka dib markii dib-u-dhis ballaaran lagu sameeyay waddadaas, oo muddo dheer saameyn ku haysay isu-socodka shacabka.
Duqa Muqdisho ayaa sheegay in dhismaha waddadaan uu qeyb ka yahay iskaashiga ka dhaxeeya bulshada iyo Maamulka...
Midowga Yurub oo Taageero Ku Muujiyay Xalinta Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya
Muqdisho – Xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Midowga Yurub uu mudnaan weyn siinayo taageerada Soomaaliya, gaar ahaan xalinta arrimaha siyaasadda iyo xoojinta xasilloonida dalka.
Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa wareysi la yeeshay Isgaarsiinta UNDP, taasoo ka tarjumaysa muhiimadda ay Midowga Yurub siiso iskaashiga ay la leeyihiin UNDP iyo horumarinta dowladnimada Soomaaliya.
Safiir...
Putin iyo Al-Sisi oo Ka Wadahadlay Xiisadda Bariga Dhexe
Moscow – Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa khadka taleefoonka kaga wadahadlay xaaladda cakiran ee ka taagan Bariga Dhexe, sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay Kremlin.
Bayaanka ayaa lagu sheegay in labada hoggaamiye ay si qoto dheer uga wada hadleen colaadda sii xoogeysaneysa ee gobolka, taasoo lagu tilmaamay mid aan horay loo...
NISA oo howlgallo ka fulisay Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe
Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay maleeshiyaadka Al-Shabaab u adeegsan jireen farsameynta qaraxyada, dayactirka hubka iyo abaabulka dagaalyahannada.
Sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay hay’adda, howlgalka koowaad ayaa ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo lagu beegsaday xarumo qarsoodi ah...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan Baydhabo kula qaatay saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka
Baydhabo – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan xasaasi ah xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed kula yeeshay saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Baydhabo.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiishii hoggaaminaysay howlgalka lagu sifeeyay maleeshiyaadka Al-Shabaab ee wadada muhiimka ah ee isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo,...
Somalia’s Hormuud Telecom signs digital economy MoU with Germany’s GIZ
MOGADISHU, Somalia, March 31 - Somalia’s largest telecommunications provider, Hormuud Telecom, and the German Agency for International Cooperation (GIZ) signed an agreement on Tuesday to develop an inclusive digital economy in Somalia and the wider East African region.
The Memorandum of Understanding (MoU), signed in Mogadishu, aims to accelerate the East African Community (EAC) digital transformation agenda. The partnership focuses...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Magaalada Baydhabo
Baydhabo – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro iyo xildhibaano uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo.
Wafdiga Guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Shaatiguduud kusoo dhoweeyay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo hore ugu sugnaa magaalada Baydhabo, saraakiil kala duwan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada...










