Madaxweyne Xasan Sheekh oo faah-faahiyay safarkiisii dalka Eritrea
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu dambeyn kusoo laabtay magaalada Muqdisho kadib booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka Eritrea.
Xasan Sheekh ayaa intii uu joogay magaalada Asmara waxa uu la kulmay dhiggiisa Eritrea, Isaias Afwerki.
Madaxweyenaha Soomaaliya oo waraysi siiyey telefiishanka Eritrea ayaa sheegay in sababta uu dalkaasi ugu tagay booqashadan ugu dambaysya ay...
Faahfaahino kasoo baxaya howlgal culus oo ka dhacay gobolka Mudug
XARARDHEERE (SMN) - Ciidanka dib u xoreynta deegaanka ee ka howlgala aagga degmada Xarardheere ayaa saakay qaaday howlgallo ay dhowr deegaan uga sifeeyeen Al-Shabaab.
Deegaanka Galcad-jiimo iyo deegaano kale oo hoostaga Degamada Xarardheere ee Gobalka Mudug ayey Ciidanku Kala wareegeen Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada..
Cabduqaadir Kadiido oo ka tirsan Saraakiisha hogaamineysay Ciidanka deegaanka ee Al-Shabaan ka sifeeyay deegaanadaasi, ayaa...
Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo shir caalami ah uga qayb-galay UK
LONDON (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa dalka UK kaga qeyb galay shir ku saabsan sidii wadajir looga shaqayn lahaa dhisidda u adkeysiga cimilada ee xaaladaha jilicsan iyo kuwa colaaduhu saameeyeen oo ka dhacay Wilton Park.
Shirkaan oo la isugu keenay samafalayaasha bini’aadannimada, khubarada isbeddelka cimilada, u dhaqdhaqaaqayaasha nabadda iyo hawl-wadeennada horumarinta oo ka...
IFJ oo ka hortimid magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirada ayaa magacaabay xubnaha Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed oo ka kooban sagaal xubnood, oo uu ku jiro Senator hore, iyadoo aan lagala tashan Ururada Saxaafadda.
Tani waa arin aan hore u dhicin oo ka hor imanaysa sharciga saxaafadda dalka. Ururka saxafiyiinta caalamiga ah ee IFJ ayaa codkiisa cambaareynta magacaabistan sharci-darada ah ku biiriyay NUSOJ, oo horey...
Somalia: Unlawful appointment of Media Council threatens press freedom
On 14 March, the Council of Ministers appointed members of the new Somali Media Council, without involving consultation with media organisations and including a former senator. This has never happened before and contravenes the media law. The International Federation of Journalists (IFJ) joins its affiliate, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ), in condemning the unlawful appointments of the...
Navy to bring 35 Somali pirates to India for prosecution
NEW DELHI: After rescuing the hijacked merchant vessel Ruen and its 17-member crew in the major operation on the high seas on Saturday, which saw marine commandos also being para-dropped from a C-17 aircraft and exchange of gunfire, the Navy is now bringing the 35 Somali pirates in its custody to India.
The pirates, who had commandeered MV Ruen for...
Somalia, Eritrea leaders meet in Asmara on enhancement of bilateral ties
ASMARA, Eritrea - Somali president Hassan Sheikh Mohamud held an extensive meeting at State House yesterday evening with his Eritrean counterpart Isaias Afwerki, ministry of information said.
The two leaders discussed the enhancement of bilateral ties of partnership as well as relevant regional & international matters. Pre. Hassan briefed his host on Somalia's ongoing efforts to combat terrorism
On the invitation of...
Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya
ASMARA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay fiidkii Aqalka Madaxtooyada magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki ayaa kawada hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal iyo sidoo kale Arrimaha gobolka ka jira iyo guud ahaan caalamka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan...
Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay degmada Dharkenley + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, oo maalmihii danbe waday afurin ay u sameenayso dadka dantayar iyo kuwa barakacyaasha ah ayaa maanta waxa ay 500 oo Qoys gargaar ugu qaybisay degmada Dharkinleey ee Gobolka Banaadir.
Gargarakaan oo loogu tala galay in la gaarsiiyo 3,000 oo qoys ayaa maanta qaybtiisa kobaad waxaa laga daahfuray degmadaan, waxaana hay’adda...
Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay saraakiisha laamaha amniga
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga guud ee dalka, ciribtirka Khawaarijta iyo sidii loo sii adkeyn lahaa ammaanka caasimadda.
Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Gaashaandhigga, Ku-simaha Wasiirka Amniga Gudaha, Talisyada Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska iyo Nabad Sugidda, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Guddoomiyaha Gobolka...











