Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Australian-Backed Program Elevates Somali Journalists in Investigative Journalism Excellence

MOGADISHU, Somalia -- In strategic partnership with the Australian High Commission, Kenya, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) wraps up a three-day training program in Mogadishu from 13 to 15 March 2024, focusing on enhancing the craft of investigative journalism and empowering Somali journalists with essential skills and knowledge.   Under the theme "Empowering Somali Journalists through Investigative Excellence," this...

Cholera death toll in Somalia rises to 54 since January: WHO

MOGADISHU - An outbreak of cholera in Somalia has killed some 54 people since January, indicating the severity of the outbreak, the World Health Organization (WHO) said Thursday.   The WHO said 4,388 cumulative cholera cases have been reported, with all six states and 30 districts reporting cases. "High-risk districts are located in the river basin," the WHO said in its latest...

Hormuud Salaam Foundation Hosts Annual Ramadan Quran Competition at Ali Jimale Mosque in Mogadishu

Mogadishu, Somalia, March 14, 2024 – Hormuud Salaam Foundation proudly hosted its annual Ramadan Quran competition at Ali Jimale Mosque, bringing together talented competitors.   This prestigious event drew candidates from the Foundation's university scholarship program and the Al-Nur School for the Blind, sponsored by the Hormuud Salaam Foundation. The competition was intense and uplifting, with 10 contestants competing in the 30...

SAWIRO: NUSOJ oo tabbabar ku soo gebo-gebeysay Muqdisho

Muqdisho :- Ururka Saxafiiyinta Qaranka Soomaaliyeed National Union of Somali Journalists (NUSOJ) oo Muqdisho kusoo gaba-gabeeyay Tababar. Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa Magaalada Muqdisho kusoo gaba-gabeeyay tababar la xariira Baarista Saxaafadda (Invistigitive Journalism) kaas oo ay iska kaashadeen qabashadiisa Ururka Nusoj iyo Australian High Commission, Kenya . 15 Wariye oo ka kala socdey Muqdisho iyo maamulada dalka ayaa ka...

Madaxweyne Xasan oo tallaabo deg deg ah qaaday kadib weerarkii hoteel SYL

MUQISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho oo lagu dabiibayo qaar ka mid ah dhaawacyada, mas’uuliyiin iyo muwaadiniin Soomaaliyeed ee ku wax yeeloobay weerarkii argagixisada Khawaarijta ee ka dhacay hotelka SYL.   Madaxweynaha oo mid mid u dul istaagay dhaawacyadan ayaa Alle u weydiiyay caafimaad degdeg ah Sidoo kale Madaxweyne...

Somalia: Death toll climbs in overnight SYL hotel siege

MOGADISHU, Somalia  -  The siege at SYL hotel by Al-Shabaab has ended with three soldiers killed and 27 people wounded, police said.   During a press conference at the hotel, Qasim Ahmed told reporters that all attackers were shot and killed in operation. Nine soldiers and 18 civilians have been wounded in the attack which began at around 10:00pm past night with...

Ciidamada ammaanka oo soo afjaray Weerarkii hoteel SYL + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Weerarkii Al-Shabaab ee hoteel SYL oo u dhow madaxtooyada Soomaaliya ayaa lasoo afjaray Jimcaha maanta ah, kadib 13 saac, ayada oo la dilay dhammaan dableydii kooxda, waxaa sidaas xaqiijiyey sarkaal ka tirsan booliska.   Dagaalamayaal hubeysan ayaa weerar rasaas ah xalay ku galay Hotelka SYL, ayada oo Al-Shabaab ay mas’uuliaydda ku sheegatay bayaan ay soo saartay. Afhayeenka Ciidanka Booliska...

Somali troops end siege at SYL hotel, all attckers neutralised

MOGADISHU, Somalia  - Somali security forces had ended the Mogadishu hotel siege by the al-Qaida-affiliated militant group al-Shabab after nearly 12 hours of operations.   Police said that casualties include civilians and security personnel who were killed in the al-Shabab complex attack on the SYL hotel in the center of the city, near the presidential Palace. The main focus of the security...

Wasiir Biixi oo khudbad ka jeediyay shirka dayn cafinta ee Paris + Sawirro

PARIS (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska ayaa waxa uu khudbad ku saabsan hannaankii Deyn Cafinta Soomaaliya ka jeediyay ?????????? ???????? ??, gaar ahaan ardayda dhigata qeybta ????? ?????? ?? ????????????? ???????.   Wasiirka ayaa hadal jeedintiisii ku saleeyay sida tan… A)- Habka Soomaaliya loogu yeeshay deymaha? B)-Deymihii markii...

Wasiirka caafimaadka oo booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii SYL + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa Isbitaalka Ordgan ku booqday Muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay xalay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadey Hotelka SYL.   Wasiirka ayaa Maamulka iyo Dhaqaatiirta Isbitaalka Recep Tayyip Erdoğan (Ex Digfeer ka dhageystey warbixin ku saabsan xaaladda dhaawacyada lasoo gaarsiiyey Caawa. Wasiirka ayaa dhaawacyada u dul istaagey mid mid isagoona...

WARAR KALE

Madaxweyne Al-Sisi Oo Trump Uga Mahadceliyay Taageerada Masar Ee Arrinta Biyo-Xireenka Itoobiya

PARIS – Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah Al-Sisi, ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump mowqifka uu ka qaatay muranka la xiriira Biyo-xireenka Weyn ee...

Midowga Afrika Oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Nabadeed Ee Maraykanka Iyo Iran

ADDIS ABABA – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa soo dhaweeyay heshiiska nabadeed ee ay wada gaareen Mareykanka iyo Jamhuuriyadda...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Qaabilay Danjiraha Sacuudiga, Kana Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

MUQDISHO  — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed...