Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: NUSOJ oo tabbabar ku soo gebo-gabeysay magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) - Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ, ayaa magaalada Garoowe kusoo gabagabeeyey. Tababar saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay u socdey 35 Wariye oo ka hawlgala xarumaha Warbaahinta ee Puntland iyo Suxufiyiin madax banaan.   Tababarka oo lagu baranayey kor u qaadista Tayada Warbaahinta iyo samaynta warbixinaha soo bandhiga waxyaabaha qarsoon, waxaa soo xiray Xoghayaha Guud ee Ururka NUSOJ Cumar...

Xildhibaano ka tirsan BF oo ka hadlay xaaladda Cabdirashiid Janan + Video

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa si adag uga hadlay xaaladda wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan oo nolol iyo geeri lagu waayay, isaga oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimadda dalka.   Senator Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag oo kamid ah xildhibaanadaas ayaa faahfaahin ka bixiyay arrinta wasiir Janan, wuxuuna farriin...

White House ‘Troubled’ by Deal Between Ethiopia and Breakaway Somaliland Region

WASHINGTON — The White House sees national security concerns in a recent agreement giving Ethiopia leasing rights to the Red Sea coastline in Somalia's breakaway Somaliland region, administration officials said Tuesday. But experts questioned Washington's commitment and ability to quell tensions in the volatile region.   The two parties inked the deal on January 1. At the time, Ethiopian government spokesman Redwan...

Somalia turns back Ethiopian airlines Hargeisa-bound flight amid row

HARGEISA, Somalia - The Somali aviation authority turned back an Ethiopian Airlines plane en route to Hargeisa city, the capital of Somaliland breakaway region on Wednesday.   The flight was denied access to Somalia's airspace amid worsening diplomatic relations between the two neighboring countries which are at loggerheads over the Red Sea deal. The plane was carrying top Ethiopian government officials who were...

Somali president Hassan Sheikh heads to Uganda for IGAD summit

MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh is heading to Kampala, Uganda on Wednesday to attend a planned IGAD summit on the current crisis in the Horn.   The heads of state of an African bloc will meet on Jan. 18 to discuss the worsening diplomatic relations between Ethiopia and Somalia over a disputed sea access deal, and the ongoing...

Dowladda Soomaaliya oo hawada ka celisay Diyaaradda Ethiopia Airline

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maanta hawada dalkeenna ka celisay Diyaaradda Ethiopia Airlines oo kusii jeeday magaalada Hargeysa.   Diyaaradda oo sidday wafdi Itoobiyan ah ayaa ugu dambeyntii dib ugu laabtay magaalada Addis Ababa oo ay markii kasoo duushay. Maareeyaha Hay'adda Duulista, Axmed Macallin oo la hadlay Shabelle ayaa faahfaahin guud ka bixiyay sababaha ay dib ugu celiyeen diyaaraddaasi. Halkan hoose...

Arab League to convene emergency meeting to discuss tensions between Somalia, Ethiopia

CAIRO - The Arab League announced that it will convene an emergency virtual ministerial meeting to discuss tensions between Somalia and Ethiopia.   Arab League Deputy Secretary-General Hossam Zaki announced that the regional organization will hold the meeting on Jan. 17, Egypt's official news agency MENA reported. Zaki said the meeting will address the consequences of an "unlawfully" signed agreement between Ethiopia...

Turkish court fines Somalia president’s son over fatal crash

ISTANBUL - On Tuesday, a Turkish court found the son of Somalia's president guilty in connection with the death of a motorcycle courier, handing down a 2 1/2-year prison sentence. Nevertheless, the sentence was later reduced to a fine.   Mohammed Hassan Sheikh Mohamud was charged with "causing death by negligence" after a car he was driving hit Yunus Emre Göçer on...

Aqalka Cad ee Mareykanka oo war kasoo saaray heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

WASHINGTON (SMN) -  Aqalka Cad ayaa u arka walaac amni qaran ah is-afgaradkii dhawaan dhex maray Somaliland iyo Itoobiya, sidaas waxaa sheegay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Mareykanka Talaadadii. Laakiin khubaradu waxay su'aal galiyeen sida ay uga go'an tahay Washington iyo awoodda ay u leedahay inay dejiso xiisadda gobolka ee kacsan.   Labada dhinac ayaa heshiiskan saxiixday 1-dii Janaayo. Waqtigaas, afhayeenka dawladda...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan dalka Uganda + Ujeedkaa

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay beri u duulaan magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.   Ujeedka safarka madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la xiriira ka qayb-galka shir ay leeyihiin dalalka IGAD, kaas oo looga hadli doono xiisadda dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya. Shirkan...

WARAR KALE

Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xiisadda Ka Taagan El-Obeid ee Suudaan

New York / Khartoum – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan, Pekka Haavisto, ayaa ugu baaqay ciidamada gurmadka degdegga ah ee...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Soomaaliya Oo Ka Qaybgalay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

NAIROBI – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika ee Xallinta...

Xiisad Dagaal Oo Weli Ka Taagan Degmada Jalalaqsi Ee Gobolka Hiiraan

JALALAQSI – Xiisad dagaal ayaa weli ka taagan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaallamayeen laba beelood...