Faah-faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goordhow ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo jugtiisa si xoogan looga maqlay inta badan caasimadda ayaa lagu soo warramayaa inuu si gaar ah uga dhacay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa oo beegsaday...
US Navy SEALs still missing after a night ops near Somalia
MOGADISHU - Two Navy SEALs are missing off the coast of Somalia after one fell into the water during a nighttime boarding mission on Thursday, US officials told the Associated Press.
The pair were climbing aboard a vessel while on a mission in the Gulf of Aden when high waves knocked one into the sea.
The second SEAL jumped in after...
Kenya Police detain Tanzanian national allegedly en route to join al-Shabaab
NAIROBI, Kenya - Police at the Kenya-Somalia border intercepted a Tanzanian national who was allegedly headed to join the terror group al Shabaab.
The 22-year-old was nabbed at the Liboi border as he walked towards Somalia direction on January 13.
He said he was headed for Dhobley in Somalia, which is under the control command of the terror group.
Preliminary interrogation indicated...
Farmaajo oo si adag uga hadlay weerarka lagu qaaday xarumaha Shirkada Hormuud
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo war qoraal ah soo saaray ayaa hadlay khilaafka soo kala dhex-galay Hay'adda NISA iyo Shirkadda Hormuud.
Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in xanibaadda la saaray xarumaha Shirkadda Hormuud iyo Bangiga Salaam Soomaali ay dhaawaceyso dhaqaalaha dalka.
Halkan hoose ka akhriso:-
Xanibaadda xarumaha iyo joojinta shaqada Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud iyo Bangiga...
Guddoomiye Madaale oo qaabilay wafdi ka socday dalka Cumaan + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, casho sharaf ugu sameeyay Wafdi ka socda Dowladda Cumaan oo marti qaad rasmi ah ka heysta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.
Munaasabaddan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xoghayaha Guud, Wasiiro ka...
Wasiir Cali Balcad oo hortegay guddiga arrimaha dibadda ee Golaha Aqalka Sare
MUQDISHO (SMN) - Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Aqalka Sare isaga oo gudanaya Waajibkiisa shaqo, wuxuu xafiiskooda kulan kula qaateen Wasiir dowlaha ahna kusimaha Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda XFS Mudane Cali Cumar (Balcad) iyo xubno kale oo la socday.
Guddiga ayaa Wasiirka wax ka waydiiyay heshiisyadii dowladda Soomaaliya ay la gashay Dowladda Itoobiya iyo halka ay marayaan miradhalka go’aannadii...
Police Detain Tanzanian Headed for Somalia to Join Al-Shabaab
NAIROBI, Kenya - Ally Himili Hussein, 22 was nabbed at the Liboi border as he walked towards Somalia direction on January 13.
He said he was headed for Dhobley in Somalia, which is under the command of the terror group.
Preliminary interrogation indicated he entered Kenya through Lungalunga border crossing point on January 10, 2024.
He was to stay in Kenya for...
Somalia’s spy agency detains Hormuud Telecom employees
MOGADISHU, Somalia - The Hormuud telecom company said on Monday that NISA arrested 3 of its staff at the Trepiano center, terming the move as "wrong and unlawful".
A statement issued by the private company said that the NISA abused its power to attack its center and terrorize staff and customers in broad daylight during the operation.
This happened after Hormuud...
NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay war dhawaan ka soo baxay shirkadda Hormuud, kaas oo daba socday codsi shirkadda u dirsatay laamaha aammaanka ka dib markii weerar lagu qaaday shirkadda.
Halka hoose ka akhriso Warsaxaafadeedka ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka oo ka koobnaa hol bogga:-
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad...
Ugaas Maxamed Samatar: C/rashiid Janan anigaa ah Ugaaskiisa waa la dilay
NAIROBI (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxay xaaladda wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Cabdirshdiid Janan oo markii ugu dambeysay ku sugnaa dalka Kenya.
Ugaas Maxamed Samatar oo kamid ah ehellada Janan ayaa Shabelle la hadlay, wuxuuna xaqiijiyay in lagu dhex dilay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.
"Allaha u naxariisto wasiir Janan waa dhintay, la arki maayo Janan dambe...













