Sawirro: Rooble oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee arrimaha Afrika Mss. Martha Ama Akyaa Pobee oo booqasho ku timid dalka. Rooble iyo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee Afrika, ayaa ka wada hadlay  qodobbo ay ka mid yihiin arrimaha doorashooyinka dalka, gaar ahaanna xaqiijinta qoondada haweenka 30%...

Maxay Midowga Afrika iyo QM kala hadleen hoggaamiyaha TPLF?

MEKELLE (SMN) - Ergeyga Midowga Afrika uu qaabilsan arrimaha Itoobiya ayaa la kulmay hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael si loo soo afjaro xiisadda ka taagan halkaas. Madaxa Qaramada u qaabilsan arrimaha banii’aadanimada iyo gargaarka Martin Griffiths iyo Obasanjo oo ah madaxweynihii hore ee Nigeria oo shaley gaaray caasimadda Mekelle ayaa sidoo kale kala hadlay ninkan sidii gargaar loo gaarsiin lahaa shacabka...

Aqriso: Wasaaradda waxbarashada XFS oo go’aan xasaasi ah soo saartay

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa go'aan ka soo saartay cabashooyin uga yimid hay'addaha waxbarashada gobolka Banaadir. Qoraal kasoo baxay xafiiska wasiirka waxbarashada Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa waxaa lagu sheegay in lagu baabi’iyay qarashaadka ku xusan liiska Tariifada uu soo gudbiyay agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir, uuna ansixiyay guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, taas oo ku lifaaqan...

Somali forces arrest 12 al-Shabab militants in Southwest

BAIDOA - Somali security forces on Sunday arrested 12 al-Shabab militants during an operation in Baidoa town, the administrative capital of Southwest State in Somalia, an official said. Commander of Intelligence and Security Agency for Southwest State Mohamud Mohamed Hassan told Somalia's official news agency, SONNA, that their forces managed to destroy the terrorist network during the operation. "We arrested 12...

Somali FM meets with top UN official in the capital

MOGADISHU - The Minister of Foreign Affairs Mohamed Abdirizak Mohamud, received on Sunday in Mogadishu the Assistant Secretary-General of the UN for Africa in the Departments of Political and Peacebuilding Affairs and Peace Operations (DPPA-DPO). Ms. Martha Ama Akyaa Pobee, and Mohamud discussed with her the political developments taking place in the country, the mechanisms of elections, the operations...

Somali FM meets with AU envoy after the expulsion of Mulongo

MOGADISHU - The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Mohamed Abdirizak Mohamud, received on Sunday in Mogadishu the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Caetano Madeira, and discussed with him security issues, the ongoing elections, the mandate of AMISOM and the Somalia transition plan (STP), which...

DF iyo AMISOM oo ka wada-hadlay qorshaha kala guurka ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa xafiiskiisa Muqdisho ku qaabilay, Ergeyga gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira. Wasiir Maxamed Cabdirisaaq ayaa kala hadlay Francisco Caetano Madeira arrimaha ammaanka iyo doorashooyinka dalka ka socda, gaar ahaan mida Golaha Shacabka Sidoo kale waxa ay labada dhinac diiradda ku saareen...

Faah faahino ka soo baxaya qarax ka dhacay Baardheere + khasaaraha

BAARDHEERE (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xero ciidan oo ku taalla degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray qaar ka mid ah askartii ku sugneyd xerada ADC oo uu weerarku ka dhacay. Inta la xaqiijiyey illaa 2 askari...

Madaxweyne Deni oo isbedal ku sameeyey taliska booliska Puntland

GAROOWE(SMN) – Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 33 ee 7-da November 2021 kuna saabsan magacaabid iyo isku bedel Ciidan. Madaxweynaha Puntland Markuu arkay:  Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Baahida loo qabo dar-dar gelinta Amniga. Markuu Tixgeliyey: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo-aragnimadooda Ciidannimo. Wuxuu xeeriyey: Waxaa S/Guuto Cumar Cabdi Cilmi loo magacaabay Hogaanka Dembi Baarista (C.I.D) ee Ciidanka...

WARAR KALE

Somali President Opens Parliament Session, Pushes for Security Gains and Direct Elections

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud opened the sixth session of the 11th Federal Parliament on Saturday, Feb. 22, 2025, praising lawmakers...

Somali Forces and Local Militias Defeat Al-Shabaab in Battle, says Govt

MOGADISHU – Government forces, along with local militias from the Shabelle region, have successfully destroyed and seized all military vehicles used by Al-Shabaab...