Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay go’aanka uu qaatay Deni

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku aaddanaa qabsoomidda doorasho ay heshiis ku yihiin dhinacyada siyaasadda iyo go’aanka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, taas oo lagaga gudbayo hubinti la’aantii muddadan ka jirtay arrimaha doorashooyinka.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in go’aanka Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni...

Al-Shabaab oo isaga baxay deegaano ku yaalla koonfurta gobolka Mudug

GAALKACYO (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay Al-Shabaab ay faarujiyeen fariisimo ay ku lahaayeen koonfurta gobolkaasi oo hoostaga Galmudug.   Xubnaha Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay isaga baxeen deegaamada Dumaaye iyo Dabagale, halkaas oo ay ku lahaayeen saldhigyo milatari oo ay kasoo abaabuli jireen weerarada qorsheysan. Sidoo kale Al-Shabaab ayaa xabsiyada kasii daayay maxaabiis...

Saciid Deni oo ku dhawaaqay in Puntland ay ku noqoneyso doorasho dadban

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa ku dhawaaqay xalay in Puntland ay aadayso nidaamkii doorasho ee ay kusoo dhaqmaysay 25-kii sano ay jirtay.   Saciid Deni oo hadal kooban ka jeediyay Xarunta Madaxtooyada ayaa shaaciyay in doorashada lagu qabanayo 8 jannaayo 2024 laguna galayo nidaamkii hore ee 66 ee lagu doortay isaga. “Waxaan rabaa anoo u turaya Mustaqbalka Puntland...

NISA oo soo bandhigtay meydadka AS la dilay iyagoo qarxinaya xarumo ganacsi

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa fashiliyay kooxo doonayay in ay qarxiyaan goobo ganacsi oo ku yaalla Muqdisho, kuwaasi oo u hoggaansamay amarka hay'adda NISA ee la xiriira in goobohooda ay ku xiraan Camerooyinka qarsoon ee CCTV.   Ciidamada amniga ayaa ka war helay mar qura kooxdan oo doonaysa in qarax ay ku xiraan goob ganacsi oo ku taalla...

Somalia joins FAO commission for Controlling the Desert Locust

MOGADISHU, Somalia -- Somalia on Wednesday joined the Commission for Controlling the Desert Locust in the Central Region of the United Nations Food and Agriculture Organization (FAO) as its 17th member.   FAO said Somalia has made great progress since 2020 to build the national institutional and technical capacity for locust control with support from the UN food agency and partners. Shoki...

Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galay munaasabad lagu xusayay qaadista cunaqabateynta hubka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad loogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku taageeray go’aankii taariikhiga ahaa ee Golaha ammaanka Qaramada midoobay ay Cuna-qabataynta hubka uga qaadeen dalkeenna, taasi oo saarnayd muddo ka badan 32 sano.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo uga mahad celiyay dhammaan dowladihii taageeray go’aankan, garab istaagga ay u muujiyeen...

Sawirro: Xildhibaanada labada Gole oo kulan ku yeeshay Muqdisho + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 3-aad ee Labada Golle ee BJFS oo uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadn Maxamed Nuur (Madoobe) waxaana ku wehliyay ku-xigeennada Aqalka Sare ee Baarlaanka JFS.   Kulanka oo ajandihiisu ahaa akhrinta koowaad ee warbixinta iyo xisaab xirka sanad maaliyadeedka ku dhamaaday December 31-ka 2022, iyo akhrinta 1-aad ee Xeerka...

Soomaaliya oo ku biirtay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed ee Adduunka

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed oo u taagan wax ka qabashada caqabadaha maaliyadeed ee cimilada adduunka.   Go’aankan ayaa lagu dhawaaqay munaasabad ka dhacday magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta oo ay ka qeyb gashay Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada ee Soomaaliya Khadiija Maxamed Makhzoumi. Wasiir Khadiija Mohamed Makhzumi ayaa...

Fiqi oo la kulmay guddoomiyaha Jaamacadda Naayif Alcarabiyah ee Cilmiga Amniga

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa booqday Jaamacadda Naayif Alcarabiyah ee cilmiga Amniga.   Wasiirka ayaa la kulmay Guddoomiyaha Jaamacadda Dr. Abdul Majiid Al-Benyan, waxaana kulanka looga hadlay sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta jaamacadda iyo hay’adaha amniga Soomaaliya ee dhinacyada tacliinta, tababarada iyo...

Two Somali civilians killed in their shops in South Africa

CAPE TOWN, South Africa  - Two Somali nationals were killed in South Africa in the latest in series of xenophobic attacks against foreigners in the country.   The two shop owners were attacked and killed in their businesses by local gangs, who are furious of the foreigners working in their county, according to witnesses. The victims were identified as Ibrahim Warsame and Abdirahin...

WARAR KALE

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...

Somali Defence Minister Hails Djibouti’s Role in Peace Efforts at Independence Anniversary

BELEDWEYNE, Somalia — Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, on Saturday praised Djibouti's contribution to peace and stability in Somalia as he joined...