Two Somali civilians killed in their shops in South Africa
CAPE TOWN, South Africa - Two Somali nationals were killed in South Africa in the latest in series of xenophobic attacks against foreigners in the country.
The two shop owners were attacked and killed in their businesses by local gangs, who are furious of the foreigners working in their county, according to witnesses.
The victims were identified as Ibrahim Warsame and Abdirahin...
Egypt applauds UNSC’s decision to lift arms embargo on Somalia
CAIRO, Egypt - Egypt expressed on Tuesday its approval of the United Nations Security Council’s Resolution 2714, enacted on 1 December 2023, which revokes the arms embargo on Somalia that has been in place since 1992.
The Ministry of Foreign Affairs released a statement acknowledging that this resolution marks a significant step forward for the Somali government in its ongoing battle...
Xaalad dhanka nolosha ah oo ka taagan deegaanka Fiidow
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haatan xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka taagan tahay deegaanka Fiidow ee gobolkaasi.
Deegaankan oo ku yaalla xadka wadaagaan Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa ku fatahay wabiga Shabelle, waxaana wada gaaray biyaha, sida ay muujinayaan muuqaalo laga soo duubay dusha sare ee magaalada.
Farxaan Nuur Xasan...
Faahfaahino kasoo baxaya muwaadiniin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika
RUSTENBURG (SMN) - Allaha u naxariistee laba muwaadin oo Soomaaliyeed ayaa xalay lagu dilay magaalada Rustenburg ee gobolka North West ee dalka Koonfur Afrika.
Labada marxuum ayaa waxaa lagu kala magcaabi jiray Ibraahim Warsame iyo Cabdiraxiim Xasan Cali, sida uu Shabelle u xaqiijiyey guddoomiyaha Jaaliyadda gobolka waqooyi galbeed ee dalkaasi Mustafa Shirwac Cali.
Wararka ayaa sheegaya in dilka ay ka dambeeyeen kooxo...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay dalka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib shirkii caalamiga ahaa ee isbeddelka cimilada (COP28) oo uu kaga qeyb-galay dalka Isutagga Imaaraatka Carabta.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa kulammo gaar gaar ah la qaatay Madaxda iyo Hay'adaha caalamiga ah ee ka soo qeyb-galay shirkaas, kuwaas oo uu kala hadlay saameynta xooggan ee...
Axmed Madoobe oo furay kalfadhigga 5-aad ee baarlamaanka Jubbaland
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta daahfuray Kalfadhiga 5-aad ee golaha wakiilada Jubaland.
Axmed Madoobe ayaa tilmaamay muhiimada uu kalfadhigan u leeyahay Dowlada Jubaland iyo mudanayaasha golaha wakiilada oo ay horyaalan sharciyo ahmiyad weyn leh oo ay tahay in laga shaqeeyo Inta uu kalfadhigan socdo.
Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyay mudanayaasha golaha shaqada adag ee ay...
Hormuud oo $1 milyan ugu deeqday dadka ay saameeyeen fatahaadaha dalka
MUQDISHO (SMN) - Hormuud Salaam Foundation oo, $1,000,000 ( Hal milyan dollar) ugu deeqday Dadka ay saameeyeen Fatahaadaha ka dhacaya Gobollada iyo Degmooyinka Dalka.
Shir jaraa’id oo uu qabtay guddoomiyaha Hormuud Salaam Foundation Abdullhi Nur Osman ayaa sheegay isaga oo ku hadlaya magaca maamulka sare ee Hormuud Telecom iyo Salaam Somali Bank in ay la qeybsaneynayaan xanuunka iyo culeyska dadka...
Three suspected SSC and Puntland spies arrested in Sool region
HARGEISA, Somalia - Authorities in the northern breakaway region of Somaliland announced the capture of alleged spies working for SSC-Khatumo and Puntland states.
The three informants were detained in the Oog area, a frontline zone in the Sool region, where Somaliland forces are amassing to launch a counter-attack against Las Anod city.
Abdifitah Ali Abdi, Abdifitah Hassan Elmi, and Abdirashid Mohamud...
Shirka Qaran ee Waddada Soo Kabashada Soomaaliya: Dardargelinta Iskudubaridka dhismaha adkeysiga
MUQDISHO - Waxaaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay “Shirka Qaran ee Waddada Soo Kabashada Soomaaliya: Dardargelinta Iskudubaridka dhismaha adkeysiga” oo ay uu soo qaban qaabiyay mashruuca ka soo kabashada xasarada ee Soomaaliya oo ay wadajir u fuliyaan wasaaradha maaliyadda iyo qorsheynta, sila markaana uu maalgeliyo bangiga aduunka.
Wasiirrada maaliyadda iyo Qorsheynta Biixi Cige iyo Cabdiraxmaan Beenebeene...
Somalia’s planning minister meets with World Bank country manager
MOGADISHU, Somalia - The serving minister of Planning, Investment, and Economic Development of Somalia met with Kristina Svensson, World Bank country manager.
Mohamud Beenebeene and Kristina Svensson discussed the debt relief initiative and future collaboration between the Ministry and the World Bank in the planning and implementation of development projects in the country.
Somalia is continuing to make progress towards reaching the Heavily...













