ATMIS oo dib u billaabaysa ka bixitaanka Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Somalia, Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika (ATMIS) iyo UNSOS ayaa Sabtidii si wada jir ah u shaaciyey inuu dib u furmayo Wajiga labaad ee Ciiddanka ka baxayaan dalka bisha December.
Mohammed El-Amine Souef, oo ah wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna madaxa ATMIS, ayaa sheegay in hannaanka 3,000 oo askari...
Somalia, AU, and UN set to begin second phase of troops drawdown
MOGADISHU, Somalia - Somalia, the African Union Transition Mission (ATMIS), and the UN Support Office (UNSOS) on Saturday jointly announced the resumption of the second phase of the troop withdrawal from the country in December.
Mohammed El-Amine Souef, the special representative of the Chairperson of the AU Commission for Somalia and head of ATMIS, said the process to withdraw another...
Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay magaalada Kismaayo + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo mar walba u taagan caawinta iyo u gargaarida bulshada Soomaaliyed ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Maamulka Jubbaland waxa ay gargaar ugu qaybisay 1,250 qoys oo sameen adag ay ka soo gaartay daadadka El-Niño iyo fatahaadaha Wabbiyada.
Qoysaskaan mucaawinada loo qaybiyey ayaa ka soo barakacay tuuloyinka u dhaw Magaalada...
Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah aya kasoo baxaya qaraxyo maanta siyaabo kala duwan uga dhacay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Qaraxa koowaad oo ahaa miino ayaa ka dhacay suuqa Bakaaraha, waxaana lasoo wariyay in lala beegsaday xarun ganacsi oo ku taalla qaybta Cirtoogte ee suuqaasi.
Sidoo kale waxaa qaraxan ku dhaawacmay laba haween ah oo ka agdhowaa goobta, ayada...
Turkey delivers 2,000 aid packages to flood-hit Somalia
MOGADISHU, Somalia - The Turkish Red Crescent on Saturday handed over 2,000 food packages to the Somali Disaster Management Agency (SODMA) for the people affected by the flood.
Ahmed Abdi Adan, Vice President of SODMA, expressed gratitude to Türkiye and said they would ensure that the aid reaches those in need.
Taner Kurt, Deputy Head of the Turkish Red Crescent Somalia...
Turkey hails UN decision to lift Somalia arms embargo
ISTANBUL, Turkey - Türkiye on Saturday welcomed a decision by the UN Security Council to lift an arms embargo on Somalia.
"We wish this historic decision will usher a new era which will sow the seeds of peace, prosperity, and strong hopes for the future of Somalia," the Foreign Ministry said in a statement.
It added that Ankara "as always, will...
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu laayay howlgal ka dhacay gobolka Hiiraan
HALGAN (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada dowladda Soomaaliya iyo saaxibada caalamiga ah ay ka sameeyeen qaybo kamid ah gobolka Hiiraan.
Howlgalkan oo ahaa mid culus ayaa waxaa lagu beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ku suganaa tuulada Hilow Bacaad oo hoostagta deegaanka Halgan ee gobolkaaasi, waxaana la gaarsiiyay jab xoogan, sida...
Deni iyo Xisbiyada siyaasadda Puntland oo go’aan kasoo saaray doorashooyinka
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday shalay laa iyo xalay ayaa looga hadlay dardargelinta dhameystirka Doorashooyinka hal qof iyo hal cod ee Golaha Wakiilada, Madaxtooyada iyo saddexdii degmo ee ka harsanaa Doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka ee Gobolka Nugaal ee kala ah Garoowe, Dangoroyo iyo Godobjiraan.
Madaxweynaha iyo Xisbiyada...
Taliyaha C.X.D oo balllan qaad sameeyay kadib go’aankii Golaha Ammaanka ee QM
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyidiin Cadow oo la hadlay warbaahinta ayaa si weyn usoo dhaweeyay cunaqabateynta hubka ee haatan laga qaaday Soomaaliya, kadib muddo 31 sano ah.
Taliyaha ayaa sheegay in tallaabadan ay tahay mid muhiim ah, isaga oo si gaar ah ugu mahadceliyay madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Sidoo kale waxa uu...
UK ambassador to Somalia visits Puntland amid election crisis
GAROWE, Puntland - The President of Puntland Said Abdullahi Deni held talks with the British Ambassador to Somalia today in Garowe after arriving in the city on a working visit.
A statement from the Presidency said that President Deni together with the Vice President discussed with the UK Ambassador to Somalia Michael Nithavrianakis on the current electoral crisis.
The meeting was...











