Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay duleedka Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo qorsheysan oo ay maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay ka sameeyeen duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.
Howlgalladan ayaa waxaa lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen xubnaha Al-Shabaab, ayada oo ciidamadu ay ku guulaysteen inay la wareegaan deegaanadaasi.
Saraakiil ka tirsan kuwa hoggaaminayay howlgalka oo la hadlay warbaahinta...
Businessman hailing from Southwest state killed in Bosaso, Puntland
BOSASO, Somalia - Unknown gunmen killed Ibrahim A/rahman Abdi, one of the famous businessmen in Bosaso who hails from the Southwest state of Somalia, witnesses said.
Ibrahim, who was the head of the community from the Southwest areas in the Bari region, was killed shortly after he left the mosque where he prayed the morning prayer.
It is not known who...
Kenyan Police repulse two terror attacks in Garissa near Somalia border
GARISSA, Kenya - Police in Kenya say they repulsed two separate attacks on their bases in Fafi, Garissa county near the border with Somalia.
Al Shabaab militants staged attacks on Alinjugur Administration Police camp and Borehole Five Administration Police camp and Jembele simultaneously.
The offensive happened at about 2am on Saturday, police said no injuries were reported on the side of...
Cali Xaaji oo ka qeyb-galay kulan looga hadlayay hanaanka tamarta caafimaadka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xumuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeybgalay kulan duceed gaar ah oo looga hadlayey Hanaanka tamarta Caafimaadka kaasoo ay soo qabanqaabisay Hey’adda Caafimaadka Adduunka islamarkaana ay kasoo qeybgaleen Wasiiro , Deeq bixiyaal iyo Agaasimaha Guud ee Hey’adda Caafimaadka Adduunka.
Wasiir ka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda xukuumadda Federaalka...
Booliska Somaliland oo soo qabtay rag dilal ka gaystay magaalada Hargeysa
HARGEYSA (SMN) - Ciidamada Booliska Somaliland oo howlgallo baaritaano ah ka sameeyay magaalada Hargeysa ayaa kusoo qabtay rag loo haysto inay dil iyo dhaawac ka gaysteen magaaladaasi.
Falalkaas ayaa waxaa lagu beegsaday darawallada ka shaqeeya gaadiidka Takaasida ee ka howlgala caasimada Somaliland.
Ciidamada ayaa gacanta kusoo dhigay laba eedeysane oo lagu kala magacaabo Xamse Cabdi Saleebaan oo 23 sano jir ah...
Faahfaahino kasoo baxaya qarax ka dhacay degmada Ceelwaaq
CEELWAAQ (SMN) - Faahfaahinada iyo macluumaadka laga helayo ayaa isa soo taraya qarax saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kaas oo gaystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Kornayl Aadan Rufle oo ku sugan aagga Ceelwaaq ayaa Idaacadda Shabelle uga warbixiyay weerarkaas oo ay ka dambeeyeen Al-Shabaab.
Waxa uu sheegay in qaraxa lala bartilmaameedsaday dad shacab ah,...
Ganacsade kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo lagu dilay magaalada Boosaaso
BOOSAASO (SMN) - Ibraahim Cabdiraxmaan Cabdi oo kamid ahaa ganacsatada caanka ka ah Puntland isla-markaana kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ayaa saaka aroortii isagoo Masaajidka kasoo baxay lagu dilay Magaalada Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari.
Dabley hubeysan oo goobta ka baxsaday ayaa rasaas la dhacay Marxuumka oo sidoo kale madax iyo hogaan dhaqanba u ahaa bulshadda reer Koonfur Galbeed ee...
Several killed in blasts in Somali capital, shattering relative calm
MOGADISHU, Somalia - Remote-controlled IED explosions have been reported in Mogadishu, targeting businesses that installed government-mandated security cameras.
Two of the businesses that were hit by blasts are located on Street 30, specifically around the Labo-Dhagah junction, where the police manned a security checkpoint to check cars.
A third similar explosion was reported to have taken place in a commercial area...
World Bank revises Somalia’s economic growth forecast to 2.8%
NAIROBI, Kenya - The World Bank has revised downwards the economic growth forecast for Somalia in 2023 to 2.8 percent, from an earlier prediction of 3.6 percent.
The Bank says in its latest (eighth) edition of Somalia Economic Update that the country is still vulnerable to shocks from over-reliance on external trade and financing, limited economic diversification, and susceptibility to...
Somali, foreign forces kill dozens of Al-Shabaab militants in joint operation
MOGADISHU, Somalia - The Somali army in collaboration with their allied foreign forces carried out a joint operation in the village of Helo Baad in the central Hiran region.
The army sources said more than 60 Al-Shabaab members in the area which lies between the towns of Halgan and Baledweyne, the regional capital of Hiran, which is hit by...












