Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar kala wareegtay Bisha Cas Turkiga
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta waxa uu shixnad gargaar mucaawino ah ka guddoomay Hay'adda bisha Cas Turkiga kaas oo hay’addaas uga qaybqadanayso gurmadka loo fidinayo dadka sameenta ay ka soo gaartay daadadka El-Niño iyo fatahaadaha Wabbiyada.
Gargaarkaan ayaa ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka, waxaana...
Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Saciid Deni iyo danjiraha UK + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulkaasi Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Ambs. Michael Nithavrianakis.
Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, ayaa looga hadlay guud ahaan xaalada Soomaaliya iyo arrimaha Puntland, sida Doorashooyinka dimuqraadiga ah ee Puntland ...
Somalia’s FM hails full lift of the longstanding UN arms embargo
MOGADISHU, Somalia - The Federal Government of Somalia extends its profound gratitude to the United Nations Security Council for its momentous decision to fully lift the longstanding arms embargo on Somalia. The Council's historic vote on Friday, December 1, marks a pivotal moment in Somalia's journey towards enhanced national security and stability.
The lifting of the arms embargo is a...
NISA director Mahad Salad lauds UNSC’s vote to lift arms embargo on Somalia
MOGADISHU, Somalia - The head of the Intelligence Agency Mahad Salad, welcomed Saturday's historic UN Security Council's decision to remove an arms embargo on Somalia.
Salad said that the embargo has put a lot of weight on the rebuilding of the army and security forces, who are now dealing with Al-Qaeda's ally, the Al-Shabaab group.
NISA also said that this decision...
Madaale oo shir muhiim ah ka daah-furay magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa manta daahfuray shirka hanaanka wadashaqeynta waaxaha Dowladda Hoose ee Xamar, Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.
Furitaanka shirkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Cabdicasiis...
Taliyaha NISA oo dhoweeyay go’aankii kasoo baxay Golaha Ammaanka ee QM
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Hay'adda NISA, Mahad Maxamed Salaad oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa soo dhoweeyay go'aankii kasoo baxay Golaha Ammaanka QM ee cunaqabateynta hubka looga qaaday Soomaaliya.
Mahad Salaad ayaa qoraalkiisa ku sheegtay in tallaabadan ay tahay mkid horay loo qaaday, isla markaana muhiim u ah dadka Soomaaliyeed.
Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in go'aankan uu kusoo aaday, xilli...
European Union Naval Force rescues hijacked fishing boat, pirates surrendered
MOGADISHU, Somalia - The joint EU-sponsored force responsible for maritime security along the East African coast including Somalia reports that it has rescued a fishing boat.
The fishing boat the ALMERAJ 1 was abducted last month off the Puntland coast by armed suspected pirates, a move that raised fears of new piracy activity in the northwestern Indian Ocean off Somalia.
The...
Somali President describes lifting arms embargo as a historic success
MOGADISHU, Somalia - The government has welcomed the decision of the United Nations Security Council to lift the arms embargo on Somalia after a long and hard journey.
The president of the federal government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud said that the government of Somalia after 31 years has full access to buy sophisticated weapons.
The president said that the countries...
Muxuu Sheekh Aadan Madoobe ka yiri qaadista cunaqabateynta hubka?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan guusha taariikhiga ah ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uga qaaday Soomaaliya cunaqabteynta hubka u diray dadka Soomaaliyeed.
Guddoomiye Sheekh Madoobe oo xusay dadaalka Dowladda ay ku bixisay in la qaado cunaqabateynta hubka, iyo faa’iidada ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo diray farriin ku saabsan cunaqabateynta hubka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed u diray farriin ku saabsan cunaqabateynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa ka hadlay dadaalka ay ku bixisay dowladda in la qaado cunaqabateynta hubka, faa’iidada ay u leedahay dowladnimada iyo halganka xoreynta dalka.
“Dadka Soomaaliyeed waxa aan rabaa in aan ugu bishaareeyo sanadka 32-aad in aysan...











