Faahfaahino kasoo baxaya qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Waxaa xalay fiidkii qaraxyo lagu weeraray xarumo shirkadda Hormuud ku leheyd Deegaanka Garasbaaley ee magaalada Muqdisho.
Weeraradan oo dhacay abaaro 8-dii fiidnimo ayaa waxaa loo adeegsaday miinooyin nooca soo booddada ah, kuwaas oo la dhigay bannaanka hore ee xarumaha BTS-yada ee xaafadaha Igadaba-gey & Safaari ee deegaanka Garas-Baaley.
Inta la xaqiijiyey ma jiraan wax khasaaro nafeed ah ka...
Golaha Ammaanka ee QM oo mudo kordhin u sameeyay howlgalka ATMIS
NEW YORK (SMN) - Gollaha Amaanka ee QM ayaa ansixiyay qaraar cusub oo mudo-kordhin 6 bilood ah loogu sameeyay Ciidamada Midowga Afrika ee jooga Soomaaliya, xili la filayay inay dalka ka baxaan 3,000 oo askari dhamaadka bishii September ee sanadkan.
Illaa 30-ka June ayaa dib loo dhigay dhimista Ciidanka ATMIS, waxaana 15-ka dowladood ee Gollaha Amaanka ogolaadeen in dalalka xubnaha ka...
HirShabelle leader visits flood-hit areas, appeals for ‘massive’ help
JOWHAR, Somalia - The President of Hirshabelle, Ali Gudlawe Hussein arrived in Mahaday District to assess the situation after flash floods resulting from heavy rains in Somalia.
Ali Guudlawe said, "We have reached the Mahaday district where the floods of the river and the rains have caused a difficult humanitarian situation,".
The president noted that thousands of families are now homeless,...
Maxkamadeynta 14 mas’uul oo maanta ka bilaabatay Muqdisho + Magacyada
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta ka bilaabatay maxkamadeynta 14 mas'uul oo hore, kuwaas oo loo haysto inay ku kaceen falal la xariira musuq-maasuq, gaar ahaan xatooyo xoolo dadweyne.
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah u gada gashay kiiskan oo ah mid xasaasi ah, maadaama ay xeer ilaalinta qaranka kusoo eedeysay mas'uuliyiintan in ay...
Madaxweynaha HirShabelle oo kormeeray deegaano uu ku fatahay wabiga Shabelle
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta gaaray degmada Mahadaay ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada oo ay saameeyeen roobab iyo fatahaadaha ku dhuftay Degmada Mahadaay.
Cali Guudlaawe oo kormeer socod ah ku maray qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada Mahadaay ayaa u kuurgalay xaalada dhabta ee ka jirta Degmada oo inta badan...
UN Security Council extends authorization for African Union mission in Somalia
NEW YORK - The Security Council on Wednesday adopted a resolution to extend the authorization for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) for six months, till June 30, 2024.
Resolution 2710, which won the unanimous support of the 15-member council, authorizes African Union member states to deploy up to 17,626 uniformed personnel to ATMIS till Dec. 31, 2023,...
Xukuumadda Soomaaliya oo baaq culus kasoo saartay xaaladda dalka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyay shirka guddiga heer Qaran ee gurmadka dadka ay saameeyeen daadadka ka dhashay roobabka deyrta ee ka da’aya qeybo kamid ah gobollada dalka.
Guddiga oo ay qeyb ka yihiin xubno ka socda Golaha Wasiirrada, Hay’adda SoDMA, bulshada rayidka ah iyo culimada, ayaa waxaa la isku raacay in la...
Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Burundi?
MUQDISHO (SMN) -
War-murtiyeed wadajir ah Soomaaliya iyo Burundi
Casuumaad uu fidiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Burundi Mudane Evariste Ndayishimiye, sidoo kalena ah Guddoomiyaha Dalladda Bulshada Bariga Afrika ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ku soo gaaray dalkan, 15ka Noofambar 2023.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoggaaminaya wafdi ka kooban wasiirro iyo mas’uuliyiin...
Hay’adda SoDMA oo digniin cusub kasoo saartay roobab kusoo wajahan Somalia
MUQDISHO (SMN) - Todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca Sedexaad ee bisha November 2023ka waxay saadaashu roobka xiliga Deryta muujinaysaa in roobab fiican ay ka di’i doonaan Dhamaan gobollada dalka waxayna ku kala duwanaan-doonaan xadiga roobabka ay helayaan sida saadaashu sheegayso roobabkaas cabirkoodu waxuu u dhaxeeyo ?? ????? ??? (??).
➤ Degmooyinka gobolada Gedo iyo Awdal waa meelaha ugu...
Somali president arrives in Burundi on an official visit [Photos]
MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud has touched down in in Bujumbura on Wednesday on an official visit to Burundi.
The president was accorded a warm welcome by his Burundian counterpart General Évariste Ndayishimiye upon arrival in Bujumbura, according to Villa Somalia statement.
The two leaders held discussions centered on enhancing security cooperation and Somalia's upcoming bid...








![Somali president arrives in Burundi on an official visit [Photos]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2023/11/FB_IMG_1700057600725-696x464.jpg)



