Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay dalka Burundi

BUJUMBURA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Safar shaqo oo Maalin ah ku tagay dalka Burundi, halkaas oo uu kulammo kula qaadanayo Madaxweynaha dalkaas Mudane Évariste Ndayishimiye.   Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey qasriga Madaxtooyada dalkaas ayaa safarkiisu waxa uu ku qotomaa sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo abaabulka dagaalka ka dhanka Khawaarijta, maadaama dalka...

Death toll rises to up to 8 after catastrophic flooding in Beledweyne

MOGADISHU, Somalia - The death toll from the floods caused by the Shabelle River in Baledweyne, the capital of the Hiraan region, is rising by the hour, according to reports.   About 8 people have been confirmed to have died in the flooding of the Shabelle River in Baladweyne town in the last 24 hours, according to the Baledweyne district administration. The...

Guddoomiyaha SoDMA oo shir muhiim ah ka furay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay shir wadatashi ah  kaas oo looga hadlaayo Mideynta lagunana casriyeenaayo digniinaha hore iyo jawaab bixin degdega ah kaas oo ay si wadajir ah u soo  qaban-qaabiyeen hay’adda yareeynta qataraha masiiboyinka ee Qaramada midoobay iyo hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka...

Sawirro: Xubno ka socda Golaha Aqalka Sare oo gaaray magaalada Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka Sare Sanatar Deeqo Xasan Xuseen ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka KGS.   Wafdiga gudoomiyaha waxaa garoonka diyaaradaha shaati gaduud kusoo dhaweeyay gudoomiyaha Guddiga  Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada dowlad gobaleedka  KGS Xildhibaan...

Ethiopian forces fire mortars at Al-Shabaab bases in Somalia

BARDALE, Somalia – Ethiopian troops serving under the flag of the AU transition mission in Somalia reportedly fired mortar rounds at residential areas in the Bay region.   As many as four shells landed in eastern Bardale town, with reports that the shelling was targeting Al-Shabaab-held areas. The bombardment sent a wave of shock among locals. After the mortar bombing, Al-Shabaab did...

Hit by floods and drought, quarter of Somali people at risk of ‘crisis-level’ hunger, WFP says

MOGADISHU, Somalia - A quarter of Somalia's population is forecast to face "crisis-level hunger or worse" this year due to drought and floods caused by climate change, the World Food Programme (WFP) said on Tuesday.   Floods that have uprooted hundreds of thousands of people in Somalia and neighbouring countries in East Africa following a historic drought earlier this year have...

UN Security Council to vote on Somalia request to delay ATMIS drawdown

NEW YORK - The Security Council is expected to vote on a draft resolution regarding a request by the African Union (AU) to revise the operational timelines for the drawdown of the AU Transition Mission in Somalia (ATMIS).   The draft text in blue also extends the authorization for AU member states to deploy uniformed personnel in the country to carry out ATMIS’...

Faahfaahino kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya jugta qarax xoogan oo laga maqlay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, kaas oo si gaar ah uga dhacay guri ku yaalla degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir.   Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa la sheegay in la dhigay darbiga guri ku yaalla degmadaasi, kaas oo markii dambe la qarxiyay, sida ay innoo...

Ciidamada ATMIS oo madaafiic ku garaacay duleedka degmada Bardaale

BARDAALE (SMN) – Ciidamada howlgalka ATMIS, gaar ahaan kuwa  Itoobiya ayaa lagu soo warramayaa in ay saaka madaafiic xoogan ku garaaceen duleedka bari ee degmada Bardaale oo ka tirsan gobolka Baay.   Wararka ayaa sheegaya in illaa 4 madfac laga maqlay bannaanka magaalada, kuwaas oo lala bartilmaameedsaday deegaano ay ku sugan yihiin xubnaha Al-Shabaab. Lama oga khasaaraha ka dhashay madaafiicdaasi oo sidoo...

Barakac xoogan oo ka billowday Wanlaweyn iyo Wararkii ugu dambeeyay

WANLAWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Shabeelaha Hoose ayaaa sheegaya in haatan barakac xoogan uu ka socdo degmada Wanlaweyn ee gobolkaasi, kadib markii ay ku rogmadeen daadad xoogan.   Dadka shacabka ah ayaa bilaabay inay isaga barakacaan xaafado ka mid ah degmada, kadib roobab xoogleh oo saameyn dhaliyay oo ka da'ay halkaasi. Sidoo kale waxaa laga barakacay tuulooyin hoosyimaada magaalada, ayada...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...