Nin Soomaali ah oo xaaskiisa ku dhex dilay hoteel ku yaalla dalka Turkiga
ISTANBUL (SMN) - Dhacdo naxdin leh ayaa ka dhacday hoteel ku yaala magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kadib markii nin Soomaali ah uu gudaha hoteelkaas ku dilay xaaskiisa.
Lamaanahan ayaa la sheegay in u dalxiis tageen halkaas iyagoo ka yimid dalka UK.
Sababta uu ninkaas u dilay xaaskiisa ayuu ku sheegay inay siisay waxyaabo maanka dooriyada sidaasina uu ku bilowday muran...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu guddoomiyay Wasiirka Maaliyadda XFS?
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir gudoomiyay kulanka Guddiga Qaran ee Kahortaga Lacag-dhaqista iyo Maalgelinta Argagixisada oo ay xubno ka yihiin hey’adaha Dowladda ee ka shaqeeya Dhaqaalaha iyo Amniga.
Shirka waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Amniga XFS, Wasiirka Ganacsiga, Taliyaha Hey’adda NISA, Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaliya, Xeer ilaaliyaga guud...
Sawirro: Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan la yeeshay waxgaradka Mahadaay
MAHADAAY (SMN) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Maamulka, Waxgaradka iyo Odayaasha Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha amniga iyo ahmiyada ay leedahay in xooga la saaro nabadgelyada si degmada u hesho adeegyo horumarineed oo waxtar u leh bulshada.
Madaxweynaha ayaa xusay in loo baahan yahay isku tashi bulsho dowladduna...
Sawirro: Maxay ka wada-hadaleen Taliyaha Xoogga iyo Madaxa UNMAS?
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay Justin Smith, Madaxa Xafiiska UNMAS.
Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Justin Smith, ayaa ka wada hadlay sidii sare loogu qaadi lahaa Tababarada iyo qalabeynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Sidoo kale waxa ay isla soo qaadeen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo wada...
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir looga hadlay amniga & howlgallada socda
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo uu kala hadlay xaaladda amni ee dalka.
Madaxweynaha oo ka dhagaystay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka warbixin ku saabsan wajiga koowaad ee howlgalka xoreynta ayaa tilmaamay in hirgalinta qorshaha mudada dhow ay horseedayso guulaha...
Red alert issued for regions in Somalia due to expected heavy rainfall
MOGADISHU, Somalia - The Somali Disaster Management Agency has issued a strong warning about the threat of heavy rains that are set to fall in the regions of the country next week, according to the latest weather forecast.
An official press release issued by SoDMA said, "For the next seven days in the third week of November 2023, the autumn...
Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulanka guddiga joogtada + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS.
Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ajandihiisu ahaa ansixinta iyo mudeynta furitaanka kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka labadiisa...
Somali court trials officials accused of corruption and bribery
MOGADISHU, Somalia - A top court in the Somali capital started live televising corruption trials as the hearing of a case against four junior officials from the immigration department kicks off at a regional court in Mogadishu, on Thursday.
Somalia’s prosecutors recently filed charges against 18 officials accused of corruption, theft and diversion of public funds, falsification of documents, and...
Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay degmada Baardheere + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo wali wada gurmadka loo sameenaayo shacabka Soomaaliyeed ee iskugu darsoomeen daadadka El-Niño iyo fatahaadaha ay sameyeen wabbiyada Jubba iyo Shabelle ayaa maanta waxa magalaada Baardheere u dirtay Diyaarad wada shixnad mucaawino ah oo gaaraysa ilaa 6-Tan.
Baardheere waxa ay kamid tahay degmooyinka gobolka Gedo kuwooda ssameynta dag ay ka...
Somalia, Burundi sign a major deal to further boost bilateral relations
MOGADISHU, Somalia - Somalia and Burundi jointly issued a communique containing 16 agreed points, after a working trip by President Hassan Sheikh Mohamud to the country.
Mohamud discussed with his Burundian counterpart Évariste Ndayishimiye on issues including strengthening cooperation between the two countries, the fight against al-Shabaab, and Somalia's efforts for membership of the East African Community (EAC).
"The purpose of...













