Ciidamada dowladda oo deegaano horleh kala wareegay Al-Shabaab
RUUN-NIRGOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka ay howlgallo ballaaran ka sameeyeen xadka uu gobolkaasi la wadaago gobolka Galgaduud.
Howlgalladan ayaa waxaa lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen xubnaha Al-Shababa, halkaas oo ay la wareegaan ciidamada isbaheysanahaya.
Deegaanada lala wareegay oo dhaca dhulka hawdka ah ayaa waxaa...
Sawirro: Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo la kulmay safiirka Norway ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Norway ee Soomaaliya Mudane Carsten Carlesen, kaas oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka wadashaqeyneyd ee labada dhinac, iskaashi wax ku ool ah oo dhexmara iyo qodobo kale.
Ambasador Carsten Carlesen ayaa wasiirka wasaaradda uga mahadceliyey qaabilaadda...
Somalia faces a worsening flood crisis amid warning of El Niño threat
MOGADISHU, Somalia - The Deputy Prime Minister of Somalia, Salah Ahmed Jama, today visited the headquarters of the Somali National Disaster Management Agency, SODMA.
He was welcomed by the Deputy Chairman of the National Disaster Management Agency, Ahmed Abdi Adan, and held a meeting on the current flood disaster situation in Somalia.
The Deputy Prime Minister announced a state of emergency...
Somalia Seeks Non-Permanent Seat at UN Security Council
NEW YORK, USA - Somalia is competing for a non-permanent seat in the United Nations Security Council, which if it wins, will remain in the top position until 2026.
The UNSC seat that Somalia is seeking is an allocated African seat and is particularly reserved for a country located in East Africa, according to diplomatic sources in New York.
On the...
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday xaalad deg-deg ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra'isulwasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, waxaana halkaas ku soodhaweeyey Guddoomiye ku xigeenka xigeenka hay'adda Maareynta Musiibooyinka Dr Axmed Cabdi Aadan Aadan.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Salaax Axmed Jaamac ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed...
Guddoomiye waaxeedyo loo haysto Shabaabnimo oo la maxkamadeeyay
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta dhageysatay dacwad ka dhan ah 11 mas'uul oo ka tirsanaa maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kuwaas oo ahaa guddoomiye waaxeedyo ka howlgalayay degmadaasi.
Eedeysanayaasha ayaa 8 kamid ah waxa ay yihiin rag, halka saddexda kalena ay yihiin dumar, kuwaas oo loo haysto la shaqeynta Al-Shabaab.
Sidoo kale waxaa kooxdan lagu soo...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W ku xigeenka dalka?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey u diyaar garowga xukuumadda ee shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada ee COP-28, oo ka qabsoomaya dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.
Kulanka ayaa lagu soo bandhigay qorshaha Xukuumadda Dan-Qaran ee ku aaddan shirka COP28 iyo sidii ay Soomaaliya shirkaas ula tagi lahayd qorshe...
Xuska aas aaska Midowga Jamhuuriyada Talyaaniga oo lagu qabtay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay 105 sano guuradii ka soo wareegtay aas aaska Midowga Jamhuuriyadda Talyaaniga oo Muqdisho lagu qabtay.
Munaasabadda oo ay goobjoog ahaa Safiirka dowladda Talyaaniga ee Soomaliya,taliya kuxigeenka ciidanka xoogga dalka agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta iyo mas’uuliyiin kale kuwaa oo dhammaan ugu hambalyeeyay shacabka iyo dowladda...
Somalia launches probe into a shooting incident at Jowhar airport
MOGADISHU, Somalia - The Ministry of Defense said it has started an investigation into the shooting incident at the Jowhar airport that impacted a regional parliament Speaker.
In a statement, the Ministry termed the incident as unfortunate and pledged to bring to justice the soldiers who are accused of being responsible for the act that claimed lives.
"When the ongoing investigation...
At least 14 killed in flash floods in Somalia
MOGADISHU, Somalia - Flash and riverine floods caused by heavy rains have killed at least 14 people in Somalia, the United Nations humanitarian agency said Saturday.
The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said since the start of the 2023 seasonal deyr (October to December) rains, floods have affected at least 405,652 people, with deaths mostly in...











