Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u dhoofay dalka Eritrea
ASMARA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar gaar ah ku qaadanayaan qaar ka mid ah qeybaha kala duwan ee Ciidamada Qalabka Sida.
Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku qotoma adkaynta xiriirka labada dal, Kor u qaadidda iskaashiga difaaca iyo amniga si loo ilaaliyo nabadda, xasilloonida iyo amniga...
Ethiopian security forces arrest Boko Haram, al-Shabab linked suspects
ADDIS ABABA, Ethiopia - Ethiopian security forces have arrested a number of Boko Haram and al-Shabab terror groups linked suspects, local officials said Saturday.
The Sidama Region Peace and Security Bureau said in a press statement that the suspects were caught red-handed while planning to carry out terror attacks in various parts of Ethiopia in coordination with transnational terror groups...
Sawirro: DF oo dalka ku soo celisay muwaadiniin ku go’doonsanaa Sudan
MUQDISHO (SMN) - Muwaadiniintaan oo ka kooban caruur iyo waalidiintooda oo ku noolaa dalka Sudan ayaa ka gudbay xadka dalkaasi uu la leeyahay dalka Ethiopia markii dagaaladu ka qarxeen Sudan.
Xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Soogalootiga iyo Xuquuqda Caruurta ugu qaabilsan Madaxweynaha JFS, Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Hay'adda IOM ayaa iska kaashaday soo celinta muwaadiniintaan oo si nabad ah...
Sawirro: Madaxweyne Qoor Qoor oo guddoomiyay shir aan caadi aheyn
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo ahaa kulan aan caadi aheyn oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid.
Ugu horreyn shirka ayaa waxaa warbixin ku saabsan dagaalka ka dhanka ah argagaxisada deegaannada Galmudug looga dhageystay Wasiirka Wasaaradda amniga.
Sidoo kale ; kulanka waxaa...
C/casiis Laftagareen oo ku dhawaaqay wajiga labaad dagaalka Al-Shabaab
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlay u diyaar garowga wajiga 2-aad ee dagaalka Al-Shabaab looga xoreynayo dalka.
Shirka oo ay ka qeybgaleen Taliyaha Ciidanka Asluubta, Taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga Dalka, Gudoomiyaasha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Saraakiisha Ciidanka Qeybahooda kala duwan ee ka Howlgala Guud ahaan Deegnada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo markale ku wajahan dalka Eritrea + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saacadaha soo socda ku wajahan magaalada Asmara ee caasimadda waddanka Eritrea, halkaas oo ay weli ku sugan yihiin dhalinyaro Soomaaliyeed oo tababar ciidan ku qaadanaya gudaha dalkaasi.
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa innoo xaqiijiyay safarka uu madaxweynaha ku aadayo Eritrea, kaas oo qaadan doono...
NUSOJ Shines Spotlight on Exploitation of Journalists on World Day for Decent Work
On the occasion of World Day for Decent Work, October 7, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) urgently highlights the dire working conditions and continual exploitation plaguing journalists. Such conditions compromise the very foundation of quality journalism, impede the free dissemination of information, facilitate media rights suppression, and threaten the very core of journalism which serves the public’s...
Urgent Measures Required to Curb Soaring Decent Work Deficit in Somalia for Lasting Stability
On 7 October, the Federation of Somali Trade Unions (FESTU) observes the World Day for Decent Work, expressing deep concern over the continuous and alarming inflation affecting all regions of Somalia. This rise in prices significantly impacts working people and their families, exacerbating their already challenging living conditions and socio-economic struggles.
Workers in almost every region in the country have...
Ra’iisul Wasaare Xamza oo qaabiley Hoggaamiyaha maamulka SSC + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye)
Ra'iisul Wasaaraha ayaa ka dhageystay Hoggaamiye Firdhiye warbixin ku saabsan xaaladda bulsho iyo nololeed ee ka jirta deegaanada SSC.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa tilmaamay in Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay u taagan tahay ilaalinta midnimada iyo...
Ammaanka xerada Xalane oo si weyn loo adkeeyay kadib digniin soo baxday
MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in haatan ay ka taagan tahay xaalad kacsanaan ah oo u aadan dhanka amniga, waxaana deggan xeradan ciidanka ATMIS, safaarado iyo hay’ado calami ah.
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in cabsi weyn oo dhinaca amniga ah ay ka taagan tahay gudaha...












