UK announced a further £5 million in support for Somalia’s security forces
MOGADISHU, Somalia - The UK Government has announced a further £5 million in funding for the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) Trust Fund to support Somalia's Security Forces.
The new funding was announced during a meeting between Somalia's National Security Advisor, Hussein Sheikh Ali, and the UK's Deputy National Security Adviser for International Affairs, Dame Sarah MacIntosh during...
Dowladda Ingiriiska oo 5 milyan ugu deeqday ciidamada Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Dowladda UK ayaa Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 5 milyan oo Gini, taas oo loogu talagalay xoojinta ciidamada ammaanka Soomaaliya oo haatan dagaal adag ku jiro Shabaab, maadaama ay dalka ka wadaan howlgallo xoreyn ah.
Lacagtan ayaa waxa ay UK soo marsiisay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOS) oo ku wareejinaya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.
Deeqadan...
Al-Cadaala oo farriin u diray shacabka ku sugan deegaanada la xoreeyay
Camaara (SMN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ku sugan jiidda hore ee dagaalka ayaa ka hadlay howlgallada xoreynta ee ka socda Galmudug.
Al-Cadaala ayaa farriin u diray dadka shacabka ah ee ku dhaqan deegaanada la xoreeyay, isaga oo sheegay in looga baahayan inay qaataan doorkooda ku aadan xasilinta amniga.
Sidoo kale waxa...
Somalia reiterates it commitment to eliminate Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia - The Somali government has pledged to complement the fight against the Al-Qaeda-affiliated group Al-Shabaab as the army is making territorial gains.
The announcement comes days after the SNA along with tribal fighters seized control of several villages in the southern Mudug region, including Ba'adweyne, Amara and Qodo-qod.
The pledge was made by the deputy minister of information Abdirahman...
Ganacsato Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika + Magacyada
CAPE TOWN (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ay xalay kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah dalkaasi ugu geysteen laba muwaadin oo Soomaaliyeed, kuwaas oo ka mid ahaa ganacsatada ku dhaqa dalkaasi.
Marxuuminta ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray abdiqaadir Macalin Maareeye iyo Xasan Xamuud Jaras waxaana lagu toogtay goob ganacsi oo ku taalla deegaanka Happy Valley oo...
Somali PM Attends the Opening Ceremony of the UN General Assembly
NEW YORK, USA - The 78th Session of the United Nations General Assembly officially commenced this morning at the UN headquarters in New York. Among the prominent leaders in attendance was Prime Minister HE. Hamza Abdi Barre led a distinguished delegation.
The annual gathering of world leaders at the United Nations General Assembly serves as an important platform for countries to...
Jaamci “Eedaha loo jeedinayo wasiirka difaaca ma qabtaan, isagoo joogo furinta”
DHUUSAMAREEB (SMN) - Taliyihii hore ee qeybta 21-aad ee ciidanka Xoogga dalka Xasan Jaamici, isla-markaana haatan kamid ah saraakiisha hoggaamineysa howlgallada ka socda Galmudug ayaa ka hadlay eedda culus ee loo jeediyay wasiirka gaashaandhigga, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).
Xasan Jaamici oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle Media Network (SMN) ayaa sheegay in aysan jirin eeda loo jeedinayo wasiirka, balse uu...
R/W Xamza oo ka qaybgalay furitaanka fadhiga 78-aad ee golaha guud ee QM
NEW YORK (SMN) -.Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay furitaanka Kalfadhifga 78-aad ee golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay o si rasmi ah uga furmay xarunta Q.M. ee New York.
Ra’iisal wasaaraha ayaa inta uu ku sugan yahay New York fadhiga loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ka jeedin...
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgallada ka socda Galmudug
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ka go'an tahay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanada ay ka jogaan gobollada Galgaduud iyo Mudug.
Al-Cadaala ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan shaqsiyaad diidan in dagaalka looga adkaado Al-Shabaab, wuxuuna tilmaamey in sharciga lala tiigsan doono.
Sidoo kale, wuxuu boggaadiyay guulaha laga...
Sawirro: Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Camaara
CAMAARA (SMN) - Masuuliyiin ka tirsan JFS iyo Galmudug ayaa maanta gaaray Magaalada Camaara ee koonfurta Gobolka mudug halkaas oo lagala Wareegay Al-Shabaab.
Mas'uuliyiinta ayaa waxaa Camaara kusoo dhaweeyay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka.
Taliye ku xigeenka Ciidanka lugta Cabdulaahi Aden xuseen Ciro ayaa masuuliyiinta Oga warbixiyay Guulihii Ciidamada Xoogga Dalka Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanku kasoo...










