Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgallada ka socda Galmudug
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ka go'an tahay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanada ay ka jogaan gobollada Galgaduud iyo Mudug.
Al-Cadaala ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan shaqsiyaad diidan in dagaalka looga adkaado Al-Shabaab, wuxuuna tilmaamey in sharciga lala tiigsan doono.
Sidoo kale, wuxuu boggaadiyay guulaha laga...
Sawirro: Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Camaara
CAMAARA (SMN) - Masuuliyiin ka tirsan JFS iyo Galmudug ayaa maanta gaaray Magaalada Camaara ee koonfurta Gobolka mudug halkaas oo lagala Wareegay Al-Shabaab.
Mas'uuliyiinta ayaa waxaa Camaara kusoo dhaweeyay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka.
Taliye ku xigeenka Ciidanka lugta Cabdulaahi Aden xuseen Ciro ayaa masuuliyiinta Oga warbixiyay Guulihii Ciidamada Xoogga Dalka Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanku kasoo...
Dowladda Soomaaliya oo maanta gargaar kala wareegtay Qatar + Sawirro
Muqdisho (Caasimada Online) - Munaasabadd Kooban oo maanta ka dhacday Dekadda weyn ee Magalaada Muqdisho ayaa Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle waxa uu dowladda Qatar kala wareegay deeq Gargaar mucaawino ah.
Goobta deeqdaan lagula kala wareegayey waxaa ku sugnaa Safiirka Dowladda Qatar u Fadhiya Soomaaliya,Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi,Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka...
Midowga Yurub oo joojiyay dhaqaalihii gargaarka Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Midowga Yurub ayaa si ku meel gaar ah u hakiyay dhaqaalihii uu siin jiray WFP qeybta Soomaaliya ka dib markii baaritaan uu sameeyay xafiiska Qaramada Midoobay lagu ogaaday xatooyo baahsan oo lagu sameeyay gargaarka loogu talagalay in lagu baajiyo macluusha Soomaaliya.
Ururka Midowga Yurub ayaa in ka badan 7 milyan oo doollar ku siyay WFP sannadkii hore,...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul wasaare Xamza iyo Ilhaan Cumar?
NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre ayaa galabta ku qaabilay magaalada New York, Xildhibaan Rep. Ilhan Omar oo ka mid ah Aqalka Wakiillada dalka Mareykanka oo salaan ugu timid Ra’iisul Wasaaraha.
Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Xildhibaan Ilhaan ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan horumarka laga sameeyay dhinacyada amniga, siyaasadda, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.
Waxaa...
US Congress woman Ilhan Omar meets with Somali PM Hamza
NEW YORK, USA - Ilhan Omar, a member of the US Congress has paid a courtesy visit to H.E. Prime Minister Hamza Abdi Barre who is currently in New York for the participation of the United Nations General Assembly .
The discussions between Barre and Omar focused on Somalia's security, political landscape, socio-economic progress, and how the US can further...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Dagaaladii ka dhacay Laasacaanood ayaa reebay raadad aan wanaagsaneyn iyada oo tan iyo markii lagu kala adkaaday dagaalka meydadka laga soo aruurinayaa goobihii lagu dagaalamay.
Shaqalaha hay'adda Laan Qayrta Cas ayaa xalay, illaa shalay galab Laascanood waxay gaarsiisay maydadka askar ka tirsan Somaliland oo lagu diley dagalkii dhacay bishii hore.
Ciidamada Somaliland ayaa laga saaray dhufeysyadii ay kaga...
Wasiirka shaqada XFS oo la kulmay Safiirka Qatar ee Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFD, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dawladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Safiir Dr. Abdolla salem alnuaimi.
Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimaha la xiriira shaqo abuurka iyo xirfad siinta bulshada, kor u qaadista wada shaqeynta, iskaashiga iyo mashariicda ay isla wadaan Wasaaradda iyo Dawladda Qatar.
Sidoo...
EU temporarily holds back food aid in Somalia after UN finds widespread theft
MOGADISHU, Somalia - The European Union executive has temporarily suspended funding for the World Food Programme (WFP) in Somalia, two senior EU officials told Reuters on Monday, after a U.N. investigation found widespread theft and misuse of aid meant to avert famine.
The European Commission gave more than $7 million in aid to the WFP's operations in Somalia last year,...
Somalia’s PM Speaks on UN’s Sustainable Development Goals (SDGs).
New York – In the 78th UN General Assembly session, Prime Minister Hamza Abdi Barre of Somalia presented on the nation’s progress with the SDGs.
He covered the nation’s ongoing security, economic, and political shifts. HE Hamza shared updates on Somalia’s SDG efforts, stressing the government’s dedication to the country’s peace, prosperity, and security. Challenges like poverty, conflict, and climate change...












