Somalia president visits central town ahead of military offensive
ADAN YABAL, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, arrived in the Adan-Yabaal district of the Middle Shabelle region of Hirshabelle State on Wednesday.
The President along with the leader of Hirshabelle State, Ali Gudlawe Hussein, the Commander of the Somali Armed Forces, Brigadier General Ibrahim Sheikh Muhyidin arrived in the central town by helicopter.
The head of the...
Somalia, Qatar discuss cooperation in security and war on Al-Shabaab
DOHA, Qatar - Somalia's Prime Minister Hamza Abdi Barre met Qatari army chief Salem bin Hamad Al Nabit in Doha on Tuesday as he is on an official visit to the tiny Gulf nation.
According to a statement from the Somali PM's office, the two sides discussed security cooperation and the fight against Al-Shabaab as well as other areas of...
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray degmada Aadan Yabaal + Sawirro
AADAN YABAAL (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada ciidamada qaranka iyo kuwa halyeeyada shacabka ee ku howlan dib u xoreynta dalka ayaa soo gaaray degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu joogo Aadan-yabaal kala hadlaya saraakiisha ciidamada qaranka, kuwa difaaca shacabka, mas’uuliyiinta iyo bulshada deegaanka, sidii...
Sawirro: Muxuu Ra’iisul wasaare Xamza kala hadlay taliyaha ciidanka Qatar?
DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay Taliyaha ciidanka qalabka sida ee Qatar, Salem bin Hamad Al Nabit, oo ay ka wada hadleen iskaashiga dhinaca amniga iyo dagaalka Al-Shabaab.
Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay guullo waaweyn ka gaartay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, isagoo uga mahadceliyay dowladda...
Villa Somalia oo shaacisay in xal laga gaaray xiisadda Hiiraan + Sawirro
MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo degmada Maxaas kulamo kula qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka reer Hiiraan ayaa isku afgartay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah Shabaab.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale bulshada gobolka Hiiraan ku bogaadiyay doorkooda wanaagsan ee la dagaalanka Al-Shabaab, isaga oo tilmaamay in Soomaaliya leedahay hal cadow oo caqabad...
Sawirro: R/W Xamza oo la kulmay Hoggaanka Rugta Ganacsiga Qatar
DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka duulaya ahmiyadda uu dalka u leeyahay maalgashiga shisheeye, ayaa saaka kulan miro dhal ah la qaatay hoggaanka iyo xubnaha sare ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha dalka Qatar.
Kulanka ayaa looga wada hadlay sidii ganacsatada dalka Qatar ay maalgashi ugu sameyn lahaayeen dalkeena Soomaaliya, gaar ahaan...
Somali president says he gets death threats for waging war against Al-Shabaab
MAHAS, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh, said that he was threatened with death while he was on the front line of the Al-Shabaab war for more than a month.
While speaking to soldiers at a base in Mahaas district, eastern Hiran region yesterday, the president said that the intelligence shared information about threats to his life, including...
Qatari PM reiterates his country’s support for Somalia
DOHA, Qatar - The Prime Minister and Minister of Foreign Affairs Sheikh Mohamed bin Abdulrahman bin Jassim al-Thani met, at the Amiri Diwan Tuesday, with Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre.
The meeting discussed cooperation relations between the two countries, in addition to discussing the latest developments in Somalia.
HE Sheikh Mohamed reiterated Qatar's permanent support for Somalia as well as its...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in dil loogu hanjabo maalin kasta
MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer ku tagay xerada ciidanka Guutada Cali binu Abiidaalib ee degmada Maxaas ayaa ku bogaadiyey guullaha waaweyn ee ay ka soo hoyeen dagaalka Al-Shabaab, wuxuuna kula dardaarmay in aysan marnaba is-dhigan oo ay isha ku hayaan dhagarta iyo weerarada uga imaanaya kooxdaasi.
Xasan Sheekh ayaa Ciidankaasi ku ammaanay diyaar-garawga ay ugu...
Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay farageliso dagaalka Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Maxamed Xaadir Nuur oo ah falanqeeye siyaasadeed ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka magaalada Laascaanood, isaga oo baaq u diray dowladda federaalka Soomaaliya.
Xaadir oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa marka hore wax laga xumaado ku tilmaamay sii socoshada dagaalka u dhexeeya SSC-Khaatumo iyo Somaliland.
Dowladda federaalka ayuu ugu baaqay inay qaado tallaabo la xiriirta...










